Ciidanka Amniga Oo Xalay Howlgal Ka Sameeyay Muqdisho

0
Monday April 22, 2019 - 09:12:32 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Amniga Oo Xalay Howlgal Ka Sameeyay Muqdisho

    Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgalo ka sameeyeen qeybo kamid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka inta badan ka sameeyay xaafada Taleex ee Degmada Hodan,isla markaana waxaa ay kusoo qabtee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgalo ka sameeyeen qeybo kamid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka inta badan ka sameeyay xaafada Taleex ee Degmada Hodan,isla markaana waxaa ay kusoo qabteen boqolaal dhalinyaro ah,kuwaasi oo la isugu geeyay meel barxad ah.

 
Dadka lagu qabtya howgalka ayaa u badan dhalinyaro,kuwaasi oo Ciidamada ay ka soo ka soo qabteen meelo kala duwan sida Maqaayo laga cunteeyo oo ay fadhiyeen iyo Guryahooda,iyadoo markii dambe qaar kamid ah la sii daayay,halka kuwo kalena la sheegay in horey loo watay.

Ujeedka howlgalka xalay Ciidamada amniga ay ka sameeyeen degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda ee Magaalada Muqdisho,iyadoona uu daba socdo howlgalo dhowr ah oo la sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip