Faah Faahin:-Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

0
Monday April 22, 2019 - 20:37:18 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

    Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo geystay Khasaaro. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegeen in qarax uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari,waxaana uu qarxay xiliga uu mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo geystay Khasaaro. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegeen in qarax uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari,waxaana uu qarxay xiliga uu marayay Isgoyska Tarabuunka.

 
Warar aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhaawacmeen laba ruux oo shacab ah,kuwaasi oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaana loola cararay mid kamid ah goobaha Caafimaad ee Muqdisho.

Sidoo kale Darawalkii waday gaariga qarxay ayaa ka badbaay,isla markaana waxaa halkaasi gaaray Ciidamo Boolis ah oo xiligaas ku sugnaa meel aan si uga fogeyn Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip