Wararka

SAWIRO:-Mareykanka oo taageero u balan qaaday Maamulka K/Galbeed

0 Visits: 307 | Tuesday June 25, 2019 - 20:57:18
Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynhaa Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo uu qeyb ka yahay Gudoomiyaha Baarlamanka koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,ayaa Maanta Dib ugu laabtey Magaalaada Baydhabo,waxana Garoonka Diyaradaha Magaalada Baydhabo Ku soo dhaweyay…

Read More »

Agaasime ka tirsan Wasaaraddaha dowladda oo Shaqo joojin lagu sameeyay

0 Visits: 244 | Tuesday June 25, 2019 - 20:50:34
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Karar Shukri Domey, waxaana xilkaasi si kumeel gaar ah loogu dhiibay Xuseen Cali Axmed.

Read More »

Ahlusunna oo Shuruudo hor dhigtay Ra'iisul Wasaare Kheyre

0 Visits: 230 | Tuesday June 25, 2019 - 20:44:33
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan…

Read More »

Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho yimid

0 Visits: 234 | Tuesday June 25, 2019 - 19:26:24
Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid James Swan oo ah ergayga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa xafiiska howlgalka kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Diblomaasigan oo ah rugcaddaa ku xeel dheer arrimaha Afrika gaar ahaan dalalka ka hooseya saxaraha…

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo xalay ku hoyday Cadaado kulamana ka wada

0 Visits: 246 | Tuesday June 25, 2019 - 11:44:10
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo saacadihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanka Godinlabe ayaa Sanad iyo bilooyin kadib xalay lagu soo dhaweeyay Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweyne oo Xaaf oo fariisin u aheyd Magalada Dhuusamareeb ayaa isaga soo guuray kadib markii…

Read More »

Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay

0 Visits: 242 | Tuesday June 25, 2019 - 11:42:37
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray cunaqabateynno cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah, isagoo si gaar ah ula beegsaday hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei. Trump ayaa saxiixay wareegto madaxweyne oo uu ku sheegay inuu ku hor istaagayo…

Read More »

Wafdi Maanta ku wajahan Cadaado iyo diyaar garoow ka jira

0 Visits: 247 | Tuesday June 25, 2019 - 11:40:55
Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Talaado ah inay gaaraan Wafdi isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka, iyada oo diyaar garoow haatan uu ka socdo Magalada Cadaado. Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa qeyb ka noqon doona xalinta xaaladaha…

Read More »

SAWIRO:- Wafdi xal raadin ah oo gaaray Baladweyne

0 Visits: 252 | Tuesday June 25, 2019 - 11:38:10
Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Xubnaha uu hogaaminayo mudane Cabdullaahi goodax Barre waxaa kamid ah xildhibaano ka tirsan…

Read More »

Dowladda oo beenisay in shir Nairobi kula yeelaneyso Wakiilo ka socda Somaliland

0 Visits: 239 | Tuesday June 25, 2019 - 11:35:50
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxa jiray warar sheegayay in Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Soomaaliland ay shir ku yeelanayaan Magalada Nairobi,hayeeshee waxaa warkasi beenisay Madaxtooyada Soomaaliya. Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 353 | Tuesday June 25, 2019 - 10:51:01
HOGGAAMIYIHII KA DAMBEEYAY AFGEM BIGII DHICISOOB AY EE ISMAAMULKA AMXA ARADA OO LA JOOGTAY Warar soo baxaya ayaa waxaa ay she egayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoob iya. Janaraal Asamnew…

Read More »

Yuusuf Dabageed oo sheegay in markii saddexaad la soo weeraray

0 Visits: 391 | Monday June 24, 2019 - 22:54:31
Guddoomiyihii xilka laga qaaday Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wali ku adkeysanaya xafiiska ayaa shir jaraa'id ku sheegay in markii saddexaad lagu soo weeraray xarunta maamulka gobolka Hiiraan. Yuusuf Dabageed ayaa weerarkaasi ku tilmaamay sida uu hadalka u dhigay mid la doonayay in xarunta looga…

Read More »

Somaliland oo diiday shuruudo cusub oo uu ku soo kordhiyey Sucuudigu dhoofka xoolaha Soomaalida

0 Visits: 334 | Monday June 24, 2019 - 22:51:17
Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Xasan Maxamed Gaafaadhi, ayaa sheegay in shuruudo cusub ay ku soo kordhisay dawlada Sucuudigu, taas oo ay ku soo kordhiyeen in waraaqda caafimaadka xoolaha laga qaadanayo dawlada Soomaaliya. Wasiir Gaafaadhi ayaa sheegay in hadii sidii hore ku…

Read More »

Madaxweyne Xaaf iyo Xildhibaano Caawa Shir u socdo

0 Visits: 293 | Monday June 24, 2019 - 22:47:00
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi uu shir uga socdo Xildhibaanadii Maanta tegay Magalada Cadaado iyo Madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya deegaanka godinlabe,waxaana kulanka labada dhinac ay uga…

Read More »

Aabo Yuusuf Abiikar oo 30 Sano kadib u rumoowday riyadiisii (Warbixin)

0 Visits: 359 | Monday June 24, 2019 - 22:44:51
Maanta Magalada Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalain jebinayeen Arday wax ka baratay Jaamacadda Ummadda tan iyo markii dib loo howlgeliyay Sanadkii 2014-tii waana dufacadii 20aad tan iyo markii Jaamacadda la'aas aasay. Yuusuf Abiikar Shadoor wuxuu bilaabay Jaamacadda Ummadda sanadkii…

Read More »

Sidee Ra'iisul Wasaare Kheyre loogu soo dhaweeyey Dhuusamareeb?

0 Visits: 269 | Monday June 24, 2019 - 20:27:55
Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Read More »

Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Ismaamulka Amxaarada oo la toogtay

0 Visits: 250 | Monday June 24, 2019 - 19:09:55
Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Janaraal Asamnew Tsige ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya,waxaana…

Read More »

Itoobiya oo u baroordiiqeysa saraakiishii laga dilay

0 Visits: 287 | Monday June 24, 2019 - 19:07:49
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Maalin baroordiiq ah loo sameynayo madaxdii Maalin ka hor lagu dilay isku daygii afgembi ee ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalkaasi Itoobiya. Madaxda Afgebiga dhicisoobay lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Ciidamada Federaalka Itoobiya Gen Seare Mekonnen &…

Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliland oo xil ka qaadis iyo Magacaabis Sameeyey

0 Visits: 247 | Monday June 24, 2019 - 19:05:27
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Maxamed…

Read More »

Mareykanka oo xulufo u sameysanaya dagaalka Iiraan

0 Visits: 230 | Monday June 24, 2019 - 19:00:51
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa maanta gaaray dalka Sacuudiga, halkaas oo uu ku yeelan doono wada-hadallo iskaashi oo ka dhan ah Iran. Pompeo ayaa la filayaa inuu magaalada Jeddah kula kulmo boqor Salman iyo dhaxal-suge Maxamed Bin Salmaan, ka hor inta uusan u duulin dalka Isu-tagga…

Read More »

SAWIRO:-NISA oo soo bandhigtay Rag hubeysan oo la soo qabtay

0 Visits: 282 | Monday June 24, 2019 - 18:56:53
Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,howlgalkaas oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay.

Read More »