HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA JUUN 2019-KA

0
Tuesday June 25, 2019 - 10:51:01 in Wararka by
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA JUUN 2019-KA

    HOGGAAMIYIHII KA DAMBEEYAY AFGEM BIGII DHICISOOB AY EE ISMAAMULKA AMXA ARADA OO LA JOOGTAY Warar soo baxaya ayaa waxaa ay she egayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HOGGAAMIYIHII KA DAMBEEYAY AFGEM BIGII DHICISOOB AY EE ISMAAMULKA AMXA ARADA OO LA JOOGTAY Warar soo baxaya ayaa waxaa ay she egayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoob iya. Janaraal Asamnew Tsige ayaa la she egay inay toogasho ku dileen ciid amada DF.Itoobiya,waxaana afgembiga u hor bo odayay lagu dilay madaxweynihii maamu lka Amxaarada iyo madaxii ciidammada Itoobiya.


Hoggamiyihii

Janaraal Asaminew Tsige ayaa kamid ahaa saraakiishi militariga ahe yd ee xabs iga laga sii daayay sannadkii lasoo dhaaf ay kaddib markii do wladdii hore ay cafis u fidisay maxaabiis arrimo siyaasadeed u xirnaa.

Sidoo kale Janaraal Asaminew Tsige ayaa muddo 9 sanno ah xirnaa xilliggaas lagu eedeeyay inuu qorsheynayay afgem bi ka dhan ah dowladda,sida ay shaacisay Warbaahinta dalkaas.

ITOOBIYA OO U BAROORDIIQEYSA SARAAK IISHII LAGA DILAY

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Maalin baroordiiq ah loo sameynayo mad axdii Maalin ka hor lagu dilay isku daygii afgembi ee ka dhacay gobolka Amxaara da ee dalkaasi Itoobiya. Madaxda Afgebi ga dhicisoobay lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Ciidamada Federaalka Ito obiya Gen Seare Mekonnen & Madaxwe ynihii Gobolka Amxaarada Ambachew Me konnen iyo saraakiil kale,kuwaas oo ay toogteen ilaaladooda xilli ay doonayeen inay ka hortagaan afgembiga.

Qaramada Midoobey waxay ugu baa qday shacabka Itoobiya inay nabadda ku dadaalaan isla mar kaasna ay ka hortagg aan qalalaase kasta oo dhici kara.

Ra’I isul wasaaraha Itoobiya Abiy Ax med ayaa sheegay in taliyaha ciidamada ay soo weerareen qolo uu ku tilmaamay calooshood u shaqaysteyaal,isaga oo ugu baaqay Ciidamada Federaalka Itoobiya in ay dalkooda ilaashadaan.

MADAXWAYNAHA SOOMAALILAND OO XIL KA QAADIS IYO MAGACAABIS SAMEEYEY

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bii xi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu ta hay JSL/XM/XKQ/222/ 1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd War eegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareeg to Madax weyne UJEEDDO: XIL KA-QAA DIS Ku: Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case)

biixi-2 Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Sha qo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska.

Og: Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulsha da iyo Qoyska

Mudane,

Sida aad la socoto, xilka Qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo dhiibo hadba ciddii hannan karta. Sidaa dart eed, waxaan gartay in laga bila abo taariikhda Shalay aan kaa qaado xil kii aad haysay ee Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bul shada iyo Qoyska.

Waxaan kaaga mahad-celinayaa mud dadii aad haysay xilka Qaranka ee kor ku xusan.

UJEEDDO: MAGACAABID

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaa simayaasha Guud u leeyihiin Dhismaha Qaranka;

Markaan Ka Fiirsaday: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan Ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In Agaasimihii Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cab diraxmaan, laga bila abo taariikhda Shalay uu ahaado Agaa simaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gal inta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska.

2) In Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin, laga bilaabo taariikhda Shalay uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qor shaynta iyo Horumarinta Qaranka.

MAREYKANKA OO XULUFO U SAMEYSANAYA DAGAALKA IIRAAN

taliyaha itoobiya Xoghayaha arrimaha dibedda Marey kanka, Mike Pompeo ayaa Shalay gaaray dalka Sacuudiga, halkaas oo uu ku yeelan doono wada-hadallo iskaashi oo ka dhan ah Iran. Pompeo ayaa la filayaa inuu magaalada Jeddah kula kulmo boqor Salman iyo dhaxal-suge Maxamed Bin Salmaan, ka hor inta uu san u duulin dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa u ololeeya in Mareykan ka uu si adag u waj aho dalka ay xifaaltamaan ee Iran, kaasi oo toddobaadkii tagay soo riday diyaarad aan duuliye lahayn oo Mareykanka uu leeyahay.

Isaga oo la hadlayey weriyayaasha ka hor inta uusna ka tagin Washington, ay aa Pompeo waxa uu Sacuudiga iyo Ima araadka Carabta ugu yeeray "laba xulufo oo muhiim u ah caqabadaha ka imanaya Iran.”

"Waxaan kala hadli doonnaa sidii aan ku xaqiijin lahayn inaan u midowno sida aan ku dhisi karno xu lufo caalami ah” ay uu yiri Pompeo.

Mareykanka ayaa la filayaa in Shalay uu cunaqabteyn dheeraad ah saaro Iran, si looga jawaabo diy aaradii ay soo ridday.

NISA OO SOO BANDHIGTAY RAG HUBEYSAN OO LA SOO QABTAY

alshabaab Ciidamada Nabadsugida iyo sirdo onka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan degmada Baardheere ee Gobol ka Gedo,howlgalkaas oo ahaa mid amn iga lagu xaqiijinayay.

Saraakiisha howlgalka hoggaaminey say ayaa waxaa ay soo bandhigeen rag hubeysan oo laga soo qabtay Xaafadaha degmada Baardheere,kuwaas oo saraakii shu sheegeen inay ka tirsanaayeen Uru rka Al-Shabaab.

Raggaan oo gaaraya ilaa laba ayaa la gu soo bandhigay Taliska Hay’adda Nab adsugida ee degmada Baardheere, iyaga oo wata Bambooyin iyo Bustoolado,isla markaana lagu soo qabtay intii uu howl galka socday.

Saraakiisha Ciidamada Nabadsugida ee degmada Baar dheere ee Gobolka Ge do ayaa Risaala waxaa ay u sheege en in raggaan ahaayeen kuwa Shabaab u qaab ilsan dilalka qorsheysan iyo bamba tuuri sta,isla mark aana ay ku raadjoogeen.

Saraakiisha faah faahin intaasi ka dheer kama bixin howlgalka ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsanm degmada Baardheere

ee Gobolka Gedo.

WADAHADALLADA SOOMAALIYA IYO SOOM AALILAND OO DIB U BILAABANAYA

Farmaajo-iyo-biixi-696x398 Magalada Nayrobi ee Caasimadda dal ka Kenya ayaa la filayaa in Maalinta berito ay ka furmaan shir ar horudhac u ah bila awga wadahadallada Soomaaliya iyo So omaaliland oo dhowr sano aan qabsoom in. Kulamada ayaa waxaa soo qaban-qa abisay xarunta xallinta khilaafaadka ee Ce ntre for Humanitar ian Dialogue (HD), iya da oo lagu doonayo in la wadahadal siiyo Madaxda DF iyo Soomaaliland oo aamin san Soomaaliya inteeda kale inay ka go' day.

Ilo xog-ogaal ay Risaala waxaa ay u sheegeen in Dowladda Soomaaliya ay wadahadalladaas ku meteli doonaan wa fdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Madax tooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye( Fursade) & Kaaliyaha Agaasimaha Madax tooyada Cabdi Sataar Geelle.

Dhinaca Soomaliland ayaa waxaa kulamadaas ka qeyb geli doona Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Maxamu ud Faratoon, Maareeyaha Hay ’adda Duulista Hawada Maxamed Cabdi Rodol & Wakiilka Soomaaliland ee dalka Kenya Baashe Cawil Cumar .

Sidoo kale kulanka ama wadahadall ada ayaa waxaa goobj oog ka noqon doo na Xubno ka socda Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Danjiraha Turkiga u qaabil san wada-hadallada Somaliland Soomaa liya Olgan Bekar, Wakiilka ururka IGAD u qaabilsan Soomaa liya iyo Waddamada Badda Cas Dr. Maxamed Guyo iyo Mas’u uliyiin kale. Wadahadallada Sooma aliya iyo Soomaaliland ayaa hakad ku jiray tan iyo sanadkii 2015kii,waxaana dhowr jeer fashilmay wad ahadallo la doonayay in ay u bilaawdaan, iyada oo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi uu Mada xda DF ku eedeeyay inay kasoo horjeedaan wadahadalka.

DAGAAL DHEXMARAY CIIDAMADA JUBBAL AND & AL-SHABAAB

dagaal Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxa ya dagaal Ciidamo ka tirsan Jubaland & Xubno ka tirsan urur ka Al-Shabaab ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose kaas oo geystay khasa aro kala duwan. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaa deen Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Wirkoy oo ku yaalla inta u dhaxeysa Baar-sanguuni iyo deegaanka Buula gaduud.

Dagaal mudo socday ayaa dadka deega anka waxaa ay sheeg een in uu halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Jubbaland iyo Uru rka Al-Shabaab balse aysan cadeyn Karin khasaaraha ka dhashay dagaal kaas.

Al-Shabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha Internet-ka waxaa ay ku sheegeen in mudo kooban ay la wareegeen bartaasi koontorool,kadibna ay dib uga baxe en,ha yeeshee ma shaacin khasaaraha ka dha shay dagaalkaas.

Dhinaca kale Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee aaga deegaanada Baar-san guuni iyo Buula gaduud ee gobolka Jub bada Hoose weli dhankooda kama hadlin dagaalka ka dhacay deegaanka Wirkoy ee Gobolkaasi Jubbada Hoose.

WAXGARADKA M/ CADAADO OO GO'AAN KA QAATAY IMAANSHAHA MADAXWEYNE XAAF

Kulan ay Shalay ku yeesheen Magal ada Cadaado ee gobolka Galgaduud Wax garadka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Ma galada Cadaado ayaa waxaa ay kaga had leen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la hel ayo ay sheegayaan in Odayaasha iyo wa xgaradka Cadaado ay isku raaceen in Ma galada lagu soo dhaweeyo Madaxweyne Xaaf oo haatan ku sugan deegaanka Godinlabe.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_005243-59ED7C-322ED5-504760-41D4D3-F51DD1.jpgWaxaa ay qaarkood sheegeen in Madax weyne Xaaf uu la soo xiriiray si uu dib ugu soo laabto Magalada Cadaado oo in ka ba dan sanad uu ka maqnaa,isla markaana fariisin u aheydMaga lada Dhuusamareeb ee isla gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maga lada Cadaado uga maqnaa khilaaf kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka,hayee shee ugu dambeyn markale uu dib ugu soo laabtay, kadib markii ay is khilaafeen Maamulkii Gobolada Dhexe ee Ahlusunna balse ku biiray Maamulka Galmudug.



MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO KULAN ALBAABADA U XIRAN YIHIIN LA YEESHAY SARAAKIISHA HOWLGALKA AMISOM

hirshabelle Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo maalmihii ugu danbee yayba ku sugnaa mag aaladsa Beledwe yne ayaa Shalay albaabada u xiran yihiin la yeeshay saraakiisha howlgalka midow ga Africa AMISOM.Kulanka oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa guddoomiyaha cu sub ee maamulka gob olka Hiiraan ayaa intiisa badan sidii loo afjari lahaa xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay xil ka qaadi stii lagu sameeyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo wali ka biyo diidan uu xilka wareejiyo.

Waxaa burburay oo meesha ka baxay waanwaan iyo isku day ay doonayeen oda yaasha dhaqanka iyo waxgaradka maga alada in ay ku qanciyaan guddoomiyihii ho re in uu bee nneeyo xafiiska, hasse ahaa tee waxaa muuqata hadda in ay jiri karto fara-galin ka imaneysa dhinaca saraaki isha AMISOM oo doonaya in ay soo afjar aan xiisada, iyadoo kulanka Sha lay intiisa badan looga wada hadlay arintaa iyada ah.

Kulanka markii uu soo dhaamaaday waxaa warbaahinta la hadlay guddoomiya ha ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Max amed Caraale oo sheegay in mada xweynaha iyo saraakiisha AMISOM ka wada hadleen sugida amniga guud ahaan gobol ka, gaar ahaan magaalada iyo sidii wada shaqeyn buuxda u yeelan lahaayeen ma amulka, saraakiisha ciidamada AMIS OM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ,iyadoo dhinaca kale ayuu yiri loo diyaar-garoob ayo xuska maal maha xoriyada oo nagu soo fool leh.

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo maalmihii ugu danbeeya yba ku sugnaa mag aalada Beledweyne ay aa kulamo kala duwan lahaa odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha ciidamada, waxaana kulamadaa intooda badan ay salka ku hayeen xalinta khilaafka ka dhashay xil ka qaadista iyo waliba dilkii taliyihii qeybta Booliiska gobolka Hiiraan.

BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO ANSIXI YAY SHARCIGA DHISMAHA GUDDIGA LA DAG AALLANKA MUSUQ-MAASUQA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_E1F04C-B65E37-C666EA-DA2306-C336B6-9ACE5B.png&h=210&w=210 Xldhibaannada Baarlamaanka federa al ka ah ee Soomaaliya oo Shalay yeesh ay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixi yay sharciga dhisma ha guddiga la dagaall an ka musuq-maasu qa oo ka mid ah hawl aha horyaallay gola ha.

Kulanka waxaa yimid 151 Mudane, wa xaana sharciga ansixiyay 149 Xil dhibaan . Hal Mudane ayaa ka aamusay midna kal ena wuu diiday kalsooni siinta xeerkan.

Intaan sharciga la ansixin dhowr xildhi baan ayaa aragtiyo ka dhiibtay xeer ka, qa arkood waxay sheegeen in aqalka sare ay san wax badan ka bedelin qodobada bal se ay xoogga saareen siiqada xeerka.

Waxaa ay qaarkood sheegeen xildhiba an nada in xeerkan uu u baahan yahay in wakhti la siiyo isla markaasna aan lagu deg degin ansixintiisa. "Dhamaan qodob bada waxbaa laga badalay marka yayna an ku fududaan” ayuu yiri Xildhibaan Cis maan Xaaji Cali.

Xeerkan dhismaha guddiga la dagaall anka musuq-maasuqa ayaa ah xeer hore u meel-maray oo ay goluhu dib u eegis ku samaynayeen.

MADXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY QALINJABINTA DUFCADA 20-AAD EE JAAMA CADDA UMMADDA

FARMAAJO9 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shalay ka qeyb galay mu naasabad ballaaran oo ay ku qalin jabinay een dufcada 20-aad ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda wa xaa lagu marti qaaday goob joogna ka ah aa wasiirro, xildhibaanno, safiirro, khubaro wax ka dhigta jaamacadaha dunida, iyo Bahda waxbarashadda dalka.

Intii ay socotay xafladda masuuliyiinta jaamacadda ayaa soo bandhigay guulaha ay jaamacaddu gaartay oo ay ugu horre yso dadaalka ay u gashay in ay soo saar to arday Soomaaliyeed oo leh aqoon ku fil an oo ay dalkooda wax ugu qabtaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa gabaga badii xafladda dardaaran u mariyay arday da qalinjabisay wux uuna kula taliyay in ay yeeshaan qorshe iyo hadaf ay wax ugu qabtaan naftooda, iyo dalkooda isagoona faray in looga baahanyahay in ay gudaan deynta lagu leeyahay maadaama ay si lac ag la’aan ah dowl adoodu wax u bartay.

Ardayda Shalay qalinjabisay ayay tir ado odu gaareysaa 131 arday oo ka qalin ja biyay kulliyado kala duwan. Jaamacad da Ummadda Soomaaliyeed oo ka mid ah eyd Hay’adihii dalkeena ee ku burburay dagaaladii sokeeye ayaa dib loo howl galiyay sanadkii 2014-kii

Dhinaca kale Madaxweynaha somaal iya ayaa sheegay "Waxaan rab naa dowl ad dhexe oo xoog leh”

Way inaga go’an tahay sidii lagu gaari lahaa dowlad dhexe oo awood leh, isagoo marka sheegay taasi inay tahay federaal ka saxda ah,in khilaafka taagan uu yahay dood socota oo la xiriira nooca federaal ee dalku ku shaqeynayo.

"Annagu waxaan niraahnaa federaalka ah saxda ah annagaa ah, maxaa yeelay waxaan rabnaa dowlad dhexe oo xoog leh” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo inta ku daray "Waxaan rabnaa dowlad-dhexe oo leh ciidan dalka difaaci kara, do wlad-dhexe oo arrimo dibedeed oo adag leh, waxaan rabnaa dowlad-dhexe oo soc daalka iyo xuduudaha ilaalisa. Waxaan rabnaa dowlad ciidan adag leh oo dhaqa aleheeda iyadu maamusha, dowladda dhexe ee aan rabno waa noocaas” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa she egay in wixii ka soo hara hannaanka feder aalka ee noocaas uu yahay Federaal fashi llan (Lose Federalism), isla markaana ay san taasi dooneyn sida uu hadalka u dhigay.

"Anigana waxaan u arkaa inaan feder aalka taageersannahay, Wixii ka soo horj eeda taas waa federaal-diid” ayuu yiri is agoo inta raaciyay dowlad gobolleedyadu ay leeyihiin shaqo waajib ah oo ah inay adeegyada bixiyaan.

Md.Farmaajo, ayaa u jeediyay dhalli nyarada qalin-jebinaysay iyo kuwa kale ee Soomaaliyeedba inay doodda arrintaas ku aaddan qayb ka noqdaan oo ay saxaan DFS iyo dowlad-goboleedyada hadba kii ku khaldan doodda socota. "Dowlad-gobo lleedyada qaarkood ay nagu dacaayadee yaan dowladda dhexe oo (Centralist) ah, waa dowlad awoodda rabta in ay qaad ato.” ayuu yiri Md. Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa marna qarsan dama ciisa ah in la helo dowlad dhexe oo awood leh, taasoo horay dad badan oo siyaasiyi in u badnaa ay su’aalo ka keeneen.

DFS OO SHAACISAY WAQTIGA IYO HALKA LAGU QABANAYO DOORASHADA GALMUDUG

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_44F801-676B7A-09F74A-83E44A-0BD94D-70B448.jpg War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiin ta ee XFS ayaa la gu she egay inay dhama atay waqti ga xilheynta ee Ma dax da Galmud ug,isla mar kaa na dhaw aan la qab anayo door ashada Gal mu dug.

War-Saxaaf adeed ka ayaa lgu sheegay in doorashada Galmudug la qabanayo 4-da Bisha soo socota ee July ee sanad kaan 2019 iyo in doorashadaas lagu qaba nayo Magalada Madaxda Ma amulka Galm udug ee Magalada Dhu usa mareeb. War qada ka soo baxday Wasa aradda Arrima ha Gudaha Somaaliya ee lagu sheegay in doorashada lagu qaban ayo Magalada Dhuusamareeb iyo tan Madaxweyne Xaaf oo ah inay ka dhaceyso Magalada Cada ado ayaa waxaa ay weli u muuqataa in uu jiro khilaaf Siyaasadeed oo aan Isfa han la ga gaarin. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafa deedka Wasaaradda Arrim aha Gudaha Xukuumadda Soomaal iya.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/Wasaaradda-Arrimaha-Gudaha.jpg

 

 

 

 

 


 

 

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA HADASHAY AFGEMBIGII DHICISOOBAY EE ITOOBIYA

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaare ysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Go bolka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaara dda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas'uuliyiinti lagu dilay isku daygii fal dambiyeedkii afgambiga ahaa.

WASIIR CAWAD OO WADAHADALLO LABA GEE SOOD AH LA YEESHAY DHIGGIISA SHIINAHA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_A7C152-B70880-E90437-158EC1-01B0AC-4E2177.jpg Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashi ga Caalamiga, Md.Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah Shalay kula yee shay dhiggiisa Chi na,Md.Wang Yi,C aa simadda Beij ing. W/Arrimaha Dibadda Soomaal iya,Axmed Cawad, waxa uu ammaanay kaa linta China ee difaaca Arrimaha Afrika ee fagaarayaasha caalamiga iyo xal u helid da dhibaatooyinka walwalka leh ee dadka qaaradda haysta, si gaar ah kuwa la xiriira nabadgelyada, ammaanka iyo horumarka. Waxa uu tilmaamay xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer ee Soo maaliya iyo China ka dhexeeya iyo sida la ga maarmaanka ay u tahay in laga shaq eeyo horumarinta iskaashigaasi wax wada agga dhinacyada kala duwan leh, si gaar ah dhaqaallaha, ganacsiga, ka faa'ideysi ga waayo-aragni mada China ee dhinacy ada horumarinta kaabayaasha, waddooyi nka, tamarta, tikn oolajiyadda, dalxiiska, beeraha, caafimaa dka, sayniska, dhaqan ka, shidaalka iyo ga aska, taas oo gacan ka geysan karta xoo jinta iyo ka guul kee nidda "Qorshaha Horu marinta Qaranka. "

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda China Wang Yi waxa uu carabka ku dhu ftay sida dalkiisu ugu faanayo xiriirka taar iikhiga ah ee kala dhexeeya Soomaaliya ee dhinacyo kala gedisan leh, si gaar ah siyaasadda iyo ganacsiga, iyo sidoo kale isku dhowaanshaha aragtiyada iyo mowq ifyada labada dal ay ka kala qaataan arr imaha caalamiga iyo kuwa gobolka.

Dhammaadka wadahadalka diblom aasiyadeed ee salka ballaaran, Soomaal iya iyo China waxa ay kala saxiixdeen he shiis ku qotoma iskaashiga dhaqaalaha iyo farsamada.

DILAL KA DHACAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA HIIRAAN

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in la ba ruux oo la sheegay inay Shacab ahaa yeen lagu dilay deegano hoostaga degm ada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ma almahaan xiisado dagaal ay ka jireen. Mal eeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in 2da ruux oo ahaa xoolo Dhaqato inay ku dileen deegaanka Warar-dheere oo ku ya alla duleedka degmada Matabaan, iyaga oo intaasi kadib goobta ay ka baxsadeen.Dad ku sugan deegaanka uu dilka ka dhacay ayaa waxaa ay sheegeen in weli ay dareemayaan cabsi xoogan oo ku aadan in dilalka la xiriira aanooyinka qa biil ay kusii bataan degaano horleh oo hoo staga degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Habeeno ka hor sidaan oo kale Male eshiyaad hubeysan ayaa laba Ruux ku dil ay meel u dhow deegaanka Habeen hore uu dilka ka dhacay,waxana dilkaan uu kusoo aada yaa, iyada oo weli deegaankaas ay xiisad ka taagan tahay.

Warar Dorraad soo baxayay ayaa wax aa ay sheegayeen in Wafdiga Dhuusamar eeb ee wasiirka Arrimaha Gudaha Soom aaliya ay tageen deegaanada ay xiisada ka taagan si xal looga gaaro dagaal beel eedka deegaanadaas ka jira.

Sanadihii ugu dambeeyay ayaa deega ano hoostaga degmada Matabaan waxaa ka jiray dagaal beeloodyo iyo dilal aano oyin qabiil ah,waxaana guul dareysay wad ahadallo dhowr jeer la doonayay in xal looga gaaro dagaaladaas.

WEJIGA 2AAD EE DIB-U-HABAYNTA CIIDAM MADA OO BILLOWDAY

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaal iyeed ayaa billaaabay wejiga 2aad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo dhammaaday. Ra'iisul Wasaaraha JFS, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa goobjo og ka ahaa muna asabadda lagu shaacin ayay bila abshada weji ga koowaad ee dib-u- wejigii2aad ee xoojinta ciidmada qarankahabaynta ciid amada oo ka dhacday tali ska ururka lixd anaad ee ilaalada madaxt ooyada.

Wejiga 2aad ayaa ka koobnaan ku hu binta ciidamada goobihii lagu diiwaangeliy ay ee dhammaan gobollada dalka Soo maaliya iyo qiimeyn guud oo lagu sameyn ayo tayada ciidamada, si loogu saleeyo dhameystirka baahida ciidanka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Janar aal Daahir Aadan Cilmi "Indho qarshe” ay aa xukuumadda iyo taliskaba ku ammaa nay guusha ay ka soo hooyeen dib-u-hab aynta ciidamada wejigii koowaad oo lagu hergeliyay diiwaangelinta, tirakoobka iyo dejinta nidaamka mushaar bixinta CXDS oo ciidamda lagu siiyo xisaabaadkooda bangiyada.Taliyaha ayaa saraakiisha Ciid anka Xoog ga ku amray inay la shaqeeyaan saraaki isha ku howlan qor shaha dib-u-habaynta ciidamada ee booq anaya goobaha ay ciid mada ku suga yihiin.Tali ska ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ka go’an inuu ku guulaysto dib-u-habaynta ciidamada qalab ka Sida oo qa yb ka ah halbeegyada ugu muhiimta tubta amniga iyo caddaaladda.

RA’IISUL WASAARE KHEYRE LOOGU SOO DHAWEEYEY DHUUSAMAREEB?

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaa raha XFS Md. Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray M/ Dhuusam areeb ee xarunta Do wlad Gob oleedka Gal mudug.

Gaaray-696x464Md. Kheyre iyo wafdi giisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka diy aarada ha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, Madaxa Xukuu madda Galmudug, Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad Gob oleedka Galmud ug iyo dad weyne aad u fara badan.

Md. Xasan Cali Kheyre iyo wafdiga la socda ayaa waxa ay kulamo la qaadan do onaan Madaxda Galmudug ee ku sugan M/Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal gaduud, isla markaan ah Caasimadda do wlad Goboleedka Galmudug, kaasi oo loo ga hadi doono arrimo ay ka midyihiin Doo rashada Galmudug oo la qorsheyn ayo in ay ku qabsoonto waqtigii loogu tal agalay.

Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa dhawaan soo soo saartay Warsaxaafad eed lagu caddeeyay in doorashada Galm udug ay ka dhici doonto magaalada Dhuu samareeb 4-ta bisha July ee sanadkan.

AABBE YUUSUF AYBAKAR OO 30 SANO KADIB U RUMOOWDAY RIYADIISII (WARBIXIN)

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/Aabaha-696x522.jpgShalay Magalada Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalain jebinayeen Ard ay wax ka baratay Jaa macadda Ummadda tan iyo markii dib loo howlgeliyay Sanadkii 2014-tii waana dufacadii 20aad tan iyo markii Jaamacadda la’aas aasay.

Yuusuf Aybakar Shadoor wuxuu bilaab ay Jaamacadda Ummadda sanadkii 1982-dii. 2Sanna ka dib wuxuu hakiyay waxba rashada, wuxuuna u shaqo tagay Talyaan iga laakiin dabayaaqadii 1990kii ayuu dal ka dib ugu soo laabtay si uu Jaa macadda dib ugu laabto, balse dowladdii ayaa ku dhacay sida uu ii xaqiijiyay.

Haddaba Aabbe Yuusuf Aybakar Shad oor waxaa uu ka mid ahaa ardaydii Maan ta qalin jebisay,isla markaana markii uu burburka ama dagaalada sokeeye ay dha cayeen ay ku xiran tahay Jaamacad da, waxaana 30 Sano ka dib u rumoowday riyadiisii aheyd inuu mar ka baxo Jaamac adda Ummadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxa med Cabdullaahi Farmaajo iyo mas’uuli yiin kale oo ka tirsan Dowladda ayaa ka qeyb galay munaasabadda uu Shalay ku qalin jebiyay Aabbe Yuusuf Aybakar Shadoor,waxaana Shalay siweyn looga hadal hayaa Baraha Bulshada.

YUUSUF DABAGEED OO SHEEGAY IN UU ISKUDAY DIL KA BADBAADAY

dabageed--696x392 Waa Gudoomiyihii xilka laga qaaday Yuusuf Dabageed Guddoomiyihii Maa mul ka gobolka Hiiraan ee uu dhawaan xilka ka qaaday Madaxweyne Waare xilkaasi diiday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ay aa sheegay in markii saddexaad uu ka ba dbaaday dil qorsheysan.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Baladweyn he ayuu sheegay in Shalay la soo weer ar,isla markaana Ciidamo Soomaali iyo Ajnabi ah ay soo weerareen si ay u dilaan balse uu dilkaasi ka badbaaday.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray yuusuf Dabageed in dulmi cad lagu haayo Shacabka reer Hiiraan,isla markaana mas ’uul uu ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo xulufo uu wato sida uu hadalka u dhigay. Madaxda Dowladda Fe deraalka iyo Beesha Caalamka ayuu ugu baaqay in talada hiiraan las oo farag eliyo,isla markaana laba sano iyo bar dhib aato lagu haayao Shacabka Reer Hiiraan.

Hadalka Yuusuf Axmed Hagar (Dabage ed) ayaa kusoo aadaya xilli Shalay la she egay in Hoyga uu degan yahay ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM,walow markii dambe xiisad ka dhalatay ay oda yaasha Dhaqanka xaliyeen.

Xigasho.risaala.com

SOMALILAND OO DIIDAY SHURUUDO CUSUB OO UU KU SOO KORDHIYEY SUCUUDIGU DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIDA

Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo hor umarinta Kalluumaysiga Xasan Maxamed Gaafaadhi, ayaa sheegay in shuruudo cu sub ay ku soo kordhisay dawlada Suc uud igu, taas oo ay ku soo kordhiyeen in war aaqda caafimaadka xoolaha laga qaada nayo dawlada Soomaaliya.

Wasiir Gaafaadhi ayaa sheegay in haddii sidii hore ku dhoofi waayaan xo olaha Somaliland inay gabi ahaanba joojin doonaan inay xoollo u dhoofiyaan Sucuud iga, taas oo uu sheegay inay isla qaateen ganacstadda xoolaha dhoofiya iyo xuku umaddu.

Sidoo kale, waxa uu xusay inay jiraan dad baryahanba waday inay lacag ku qa ataan waraaqda caafimaadka oo dhabar ka galinayey Soomaaliya si ay xafiisyo u ga furtaan Somaliland iyo Soomaaliya.

"Sucuudigu Wuxuu keenay waraaq mu ujinaysa inay xoolihii xajku fasax yihiin, wa rqadaasi waxay wadataa shuruudo cusub intooda badan tahay shuruudo caafimaad, shuruudahaasi waa qaar jiri jirey iyo qaar lagu soo kordiyey, si kastaba ha ahaaa tee, waxa waajib ah in shruudah caafi maad wasaaradu dhamaystirto oo ay buu xiso si xoolahaasi ugu gudbaan wadanka Sucuudiga.”ayuu yidhi wasiir Gaafaadhi.

Isagoo ka hadlaya shruuda cusub waxa uu yidhi "Hal shuruudda ah oo cus ub ayaa sanadkan ku jira, waxa jiray rag baryahanba wareegayey oo qorshahoogu ahaa inay lacag siyaasado ah ka dul qa adaan xoolaha iyagoo u maraya qaab ur uro ah oo fayo dhawrka ilaaliya, iyagoo dawladda Fadaraalka Soomaaliay dhabar ka galiyaan ay ka helaan rusqado u saam axaya inay ku qaataan waraaqda caafim aadinta, waxaana sucuudigu soo saaray in waraaqda ugu dambaysay ee caafi maadinta xoolaheena ay bixin doonto Soo maaliya.”

TRUMP-KHAMANI Wasiirku waxa uu sheegay in haddii qasab lagaga dhigo waraaqdaasi Sooma aliya inay gabi ahaanba joojin doonaan xo olihii ay u dhoofin jireen Sucuudiga, maad aama oo Somaliland tahay dal madax ba naan oo aan hoos tagin Soomaaliya. "Waxaanu marka hore u sheegayna in Somalilnad iyo Soomaaliya tahay laba dal oo kala madax banaan oo aanay waxba iskaga jirin, waa marka labaad ee hore u may dhicin in waraaq Xamar laga keenay ay xoolaheenu ku dhoofaan, hadana mid dhacaysa maaha, waxaan cid walba u sheegayna in aanay dekadaheena ka dho ofi doonin cid sidata waraaq laga soo qaa tay Soomaaliya, xoolahenu ama sideenii hore bay u dhoofi ama waynu haysanayna oo awalba way xidhnaayeen oo marka xaj ka uun baa la furi jirey uun, qaranimada ku iibsan mayno iibka xoolaheenna, waxa ana arrinkaasi isla qaadanay ganacsatada xoolaha dhoofiya iyo xukuumadaba”ayuu raaciyey hadalkiisa.

WAFDI MAANTA KU WAJAHAN CADAADO IYO DIYAAR GAROOW KA JIRA

Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Talaado ah inay gaaraan Wafdi isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka, iyada oo diyaar garoow haatan uu ka socdo Magalada Cadaado.

somaliland Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa qeyb ka noqon doona xalinta xaaladaha kusoo kordhay deegaanada Galmudug, iyada oo sanad iyo bilooyin kadib Madaxweyne Xaaf uu xalay ku hoyday Magaalada Cadaado.

Wafdiga ka socda Dowladda ee Xildhibaanada iyo Wasiirda ah ayaa kulamo waxaa ay la qaadan doonaan Madaxweyne Xaaf iyo Odayaasha iyo waxgaradka Magalada Cadaado, iyaga oo kala hadli doona sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha ka jira deegaanada Galmudug.

Magalada Cadaado ayaa saakay waxaa laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga ka socda Dowladda Federaalka ee Maanta tegaya,waxaana aad loo adkeeyay Amniga Magalada Cadaado.

TRUMP OO CUNAQABATAYN KU SOO ROGAY HOGGAAMIYAHA SARE EE IIRAAN

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu qalinka ku qaaday Amar fulin, isagoo cunaqabatayn cusub ku soo rogay Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Aayatu-llaahi Cali Khamanii iyo Saraakiil kale oo ay ku jiraan 8 Taliyayaal sare oo ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan.

Xoghayaha Maaliyadda Maray-kanka, Istefin Munjin waxa uu sheegay inay cunaqabatayntaasi saamayn doonto Xafiiska Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, lana xiri doono hanta Balaayiin Dollar.

Waxa uu intaasi ku daray in la qorsheynayo in Wasiirka Arrimaha Dib-edda Iiraan, Maxamed Javad Zarif lagu daro Liiska Cunaqabataynta xilli dambe oo Isbuucan ah.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM wxaay xilli dambe oo xalay ah yeesheen Kulan ay kaga hadleen xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan, wa-xayna labada dhinac ugu baaqay inay is-xakameeyan, si loo yareeyo xiisadda colaadeed.

Danjiraha u jooga QM, Majid Takh-at Rafanji waxa uu ka digay inay xaa-lladda Gacanka Pershiya tahy mid aad khatar u ah, wuxuuna ku gacan-sayray inay Maraykanka la bilaabaan Wada-xaajood, isagoo xusay inaan lala xaajoon Karin qof ku cabsi-gelinaya.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip