SAWIRO:- Wafdi xal raadin ah oo gaaray Baladweyne

0
Tuesday June 25, 2019 - 11:38:10 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:- Wafdi xal raadin ah oo gaaray Baladweyne

    Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Xubnaha uu hogaaminayo mudane Cabdu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Xubnaha uu hogaaminayo mudane Cabdullaahi goodax Barre waxaa kamid ah xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana soo dhaweeyey mas'uuliyiinta maamulka iyo qeybaha bulshada.

Ujeedka socdaalka wafdigan maanta gaaray magaalada Baladweyn ayaa ah sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xalinta xiisada ka taagan magaalada Baladweyn.

Inta ay joogaan waxaa ay kulamo la qaadan doonaan mas’uuliyiinta maamulka Hirshabeele,kan gobolka iyo degmada oo ay wehliyaan waxgaradka iyo qeybaha bulshada,iyagoo u kuurgalaya xaalada halkaasi kajirata.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip