Aabo Yuusuf Abiikar oo 30 Sano kadib u rumoowday riyadiisii (Warbixin)

0
Monday June 24, 2019 - 22:44:51 in Wararka by
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabo Yuusuf Abiikar oo 30 Sano kadib u rumoowday riyadiisii (Warbixin)

    Maanta Magalada Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalain jebinayeen Arday wax ka baratay Jaamacadda Ummadda tan iyo markii dib loo howlgeliyay Sanadkii 2014-tii waana dufacadii 20aad tan iyo markii Jaamacadda la'aas aasay. Yuusuf Abii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta Magalada Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalain jebinayeen Arday wax ka baratay Jaamacadda Ummadda tan iyo markii dib loo howlgeliyay Sanadkii 2014-tii waana dufacadii 20aad tan iyo markii Jaamacadda la'aas aasay. Yuusuf Abiikar Shadoor wuxuu bilaabay Jaamacadda Ummadda sanadkii 1982-dii. Labo Sanna keddib wuxuu hakiyay waxbarashada, wuxuuna u shaqo tagay Talyaaniga laakiin dabayaaqadii 1990kii ayuu dalka dib usoo laabtay si uu Jaamacadda dib ugu laabto, balse dowladdii ayaa ku dhacay sida uu ii xaqiijiyay.

Hadaba Aabe Yuusuf Abiikar Shadoor waxaa uu ka mid ahaa ardaydii Maanta qalin jebisay,isla markaana markii uu burburka ama dagaalada sokeeye ay dhacayeen ay ku xiran tahay Jaamacadda,waxaana 30 Sano kadib u rumoowday riyadiisii aheyd in uu mar ka baxo Jaamacadda Ummadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda ayaa ka qeyb galay munaasabadda uu Maanta ku qalin jebiyay Aabe Yuusuf Abiikar Shadoor,waxaana manta siweyn looga hadal hayaa Baraha Bulshada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip