Wararka

SAWIRO:-Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo saakay ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

0 Visits: 280 | Sunday July 21, 2019 - 10:23:18
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan tuulooyin hoostaga degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo,halkaas oo shalay Gelinkii dambe ay madaafiic isku weydaarsadeen Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic ah waxa ay ku qaadeen Saldhigyo…

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Puntland Oo Hor Yimid Dalabkii Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 275 | Sunday July 21, 2019 - 10:17:11
Kadib markii shalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dalbaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni sii deynta xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Waddada magaalada Boosaaso oo Puntland u xiran,hayeeshee arrintaasi ayaa waxaa ka Jawaab ka bixiyay maamulka…

Read More »

SAWIRO:-Madaxweyne farmaajo oo la kulmay Wakiilka QM & Safiirka Britain

0 Visits: 286 | Sunday July 21, 2019 - 10:13:52
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadajir u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Wakiilka iyo Danjiraha muhiimadda ay u leedahay Dowladda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 21-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 616 | Sunday July 21, 2019 - 09:51:40
SHIRKADDA DIYAARADAHA INGIRIISKA OO JOOJISAY DUULIMAADYADII AY KU TAGI JIRTAY QAAHIRA.Shirkadda Duulimaadka Ingiriiska ee British Airways ayaa joojisay duulimaadyadeedii ay ku tagi jirtay magaa ladda Qaahira ee Caasimadda Masar muddo Todobaad ah, arrimo amni awgood. Rakaabkii Diyaaradda ee ka bixi lahaa…

Read More »

50 sano ayaa ka soo wareegatay markii ugu horeeysey ee dayaxa la tago

0 Visits: 330 | Sunday July 21, 2019 - 07:18:03
Konton sano ka hor, maalin Sabti ah, cir bixiyeennada Mareykanka ah ee Neil Armstrong iyo Buzz Aldrin ayaa noqdey bini'aadamkii ugu horreeyay ee cagta saara dayaxa, dhacdo Tv-yada ay ka daawanayeen ku dhawaad nus bilyan oo qof. Kooxdan oo loogu magac darray "Gorgor", ayaa caga dhigtay dayaxa…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabiley Wafdi Ka Socda Midowga Afrika Iyo IGAD

0 Visits: 226 | Saturday July 20, 2019 - 20:04:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki. Ujeedka safarka wafdigan ayaa ku saleysan qiimeynta…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Puntland Kala Hadlay Sii Deynta Xubno U Xiran Maamulkaas

0 Visits: 237 | Saturday July 20, 2019 - 20:02:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in Xukuumadda…

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Gudbiyay Mooshin Xilka Qaadis Ah

0 Visits: 238 | Saturday July 20, 2019 - 20:00:40
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Mooshin xilka qaadis ka gudbiyay xubnaha ka tirsan Maxkamadda Sare ee Puntland,kadib markii loo jeediyay Eedeymo kala duwan. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa xubnaha Maxkamadda ku Eedeeyay xil gudasho la'aan iyo Caddaalad-darro,iyagoona…

Read More »

Ciidamo Dhamaystay Hawlgalkii Ay Somalia U Joogeen Oo La Abaalmariyey

0 Visits: 230 | Saturday July 20, 2019 - 19:58:24
Wakiilka Khaaska ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira waxa uu Abaalmarin Bilado ah guddoonsiiyey Ciiddan u dhashay Uganda, kuwaasi oo dhamaystay hawlgal ay muddo 12 bilood ah u joogeen dalka Somalia. Ciiddankaasi oo ka tirsan…

Read More »

Sawirro:-Sidee Thabo Mbeki Iyo Wafdiga La Socday Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho?

0 Visits: 287 | Saturday July 20, 2019 - 19:53:14
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho Wafdi ka socda Kooxda sare ee fulinta ee Ururka Midowga Afrika (AUHIP) oo uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo…

Read More »

Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Dalka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

0 Visits: 239 | Saturday July 20, 2019 - 19:50:43
Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 10aad ,kalfadhiga 5aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi. Ajendaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka…

Read More »

Iiraan Oo Shaacisay In Markabka Booyadlaha UK Uu Shil La Galay Doon Kallumeysi

0 Visits: 235 | Saturday July 20, 2019 - 19:48:54
Madaxa Dekeddaha iyo Baddaha ee GobalkaHormozganoo lagu magacaaboAllahmuraad Afifibuuroo la hadlay Wakaalladda WararkaFars News Agency waxa uu maanta sheegayin Markabka Booyadlaha ee Calanka UK watay ee lagu magacaaboStena Imperooo shil la galay Dooni Kalluumeysi oo Iiraan leedahay, isla markaana ay…

Read More »

Sawirro:-Taliyaha Qeybta 21-Aad Ee CXDS Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaariyay Tababar

0 Visits: 260 | Saturday July 20, 2019 - 19:41:28
Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Dowladu u Diyaarineyso in la geeyo Dugsiga Tababarka…

Read More »

Sawirro:-Axmed Madoobe Oo Qaatay Warqada Is Diiwaan Galinta Musharaxnimada

0 Visits: 254 | Saturday July 20, 2019 - 19:39:19
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka…

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Koonfur Afrika Iyo Wafdi La Socda Oo Soo Gaaray Muqdisho

0 Visits: 202 | Saturday July 20, 2019 - 19:34:50
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika,iyadoo siweyn loogu dhaweeyay gudaha Caasimadda Wafdiga. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki,waxaana Garoonka diyaaradaha Caalamiga aha Aadan Cadde kusoo…

Read More »

Mustafa Cagjar Oo Ka Qeyb Geli Doona Caleema-Saarka Dhigiisa Cusub Ee Is-Maamulka Amxaaradda

0 Visits: 240 | Saturday July 20, 2019 - 19:31:11
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Mustafa Maxamed Cumar "Cag-jar" ayaa waxay gaareen caasimadda Maamul-gobaleedka Amxaaradda ee Baxar Daar ee W/Galbeed ee dalkaasi. Wakalladda Wararka Amxaaradda eeAmhara Mass Mediia Agencyayaa sheegtay in Wafdiga la socda Madaxweyne Cag-jar si…

Read More »

Ciidamada Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Baay

0 Visits: 210 | Saturday July 20, 2019 - 19:29:46
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale lagu qabtay Ruux ka tirsan Al-shabaab, sida uu xaqiijiay Guddoomiya deegaanka Owdiinle oo…

Read More »

Iraan Oo Gacanta Ku Dhigtay 2 Markab Oo Laga Leeyahay Britain

0 Visits: 224 | Saturday July 20, 2019 - 18:11:29
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Jeremy Hunt ayaa sheegay inay Iiraan gacanta ku dhigeen 2 Markab oo ay UK lala xiriirinayo, kuwaasi oo marayey Gacan-biyoodka HORMUZ oo u dhow Xeebaha Iiraan. Hadal-qoraal oo uu soo saaray Jeremy Hunt ayuu ku sheegay in Markab Booyadle shidaal oo watay Calanka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1032 | Saturday July 20, 2019 - 10:33:11
GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO SHALAY GAARAY DHUUSAMAREEB Guddiga dib u heshiisiinta ayaa Shalay gaaray M/Dhuus amareeb ee xar unta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. jeeddada socda alka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xir iirto sidii ay u billaabi la haayeen howlaha dib u heshiisiinta…

Read More »

Buubaa oo mowqif aan laga fileyn ka muujiyey guddiga uu Farmaajo magacaabay

0 Visits: 234 | Saturday July 20, 2019 - 06:47:03
Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka tirsan hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani, ayaa ka hadlay Guddiga Qaran ee Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Dhab-u-heshiisiinta iyo Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

Read More »