50 sano ayaa ka soo wareegatay markii ugu horeeysey ee dayaxa la tago

0
Sunday July 21, 2019 - 07:18:03 in Wararka by
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    50 sano ayaa ka soo wareegatay markii ugu horeeysey ee dayaxa la tago

    Konton sano ka hor, maalin Sabti ah, cir bixiyeennada Mareykanka ah ee Neil Armstrong iyo Buzz Aldrin ayaa noqdey bini'aadamkii ugu horreeyay ee cagta saara dayaxa, dhacdo Tv-yada ay ka daawanayeen ku dhawaad nus bilyan oo qof. Kooxdan oo loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Konton sano ka hor, maalin Sabti ah, cir bixiyeennada Mareykanka ah ee Neil Armstrong iyo Buzz Aldrin ayaa noqdey bini'aadamkii ugu horreeyay ee cagta saara dayaxa, dhacdo Tv-yada ay ka daawanayeen ku dhawaad nus bilyan oo qof. Kooxdan oo loogu magac darray "Gorgor", ayaa caga dhigtay dayaxa July 20, 1969. Hay'adda cir bixiyeennada iyo hawada ee NASA dadaal ugu jirtey isbuucyo dhan sidii loo xusi lahaa maalintan. Waxa la qorsheyay dhacdooyin iyo bandhigyo lagu weynaanayo maalinta, kuwaas oo ka dhici doonta xarrumaha Kennedy Space Center ee Cape Canaveral, Florida iyo Johnson Space Center in Houston, Texas.

XIGASHO:-VOASOMALI.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip