Ciidamada Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Baay

0
Saturday July 20, 2019 - 19:29:46 in Wararka by
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Baay

    Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale lagu qabtay Ruux ka tirsan Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale lagu qabtay Ruux ka tirsan Al-shabaab, sida uu xaqiijiay Guddoomiya deegaanka Owdiinle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka. Maamulka Owdiinle ayaa sheegay in howlgalkaan uu ka danbeeyay kaddib markii ciidanka qalabka sida ay weerareen goob Al-shabaab ay ku sugnaayeen. Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidanka xoogga haatan ay ku suganyihiin goobta uu ka dhacay howlgalka sida dadka deegaanka ay sheegayaan. Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa waday howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab,kuwaasi oo ka socda qaar kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip