HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA LUULYO 2019-KA

0
Saturday July 20, 2019 - 10:33:11 in Wararka by
  • Visits: 1031
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA LUULYO 2019-KA

    GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO SHALAY GAARAY DHUUSAMAREEB Guddiga dib u heshiisiinta ayaa Shalay gaaray M/Dhuus amareeb ee xar unta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. jeeddada socda alka guddiga ayaa lagu sheega

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO SHALAY GAARAY DHUUSAMAREEB Guddiga dib u heshiisiinta ayaa Shalay gaaray M/Dhuus amareeb ee xar unta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. jeeddada socda alka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xir iirto sidii ay u billaabi la haayeen howlaha dib u heshiisiinta ee qay baha bulsh ada Galmudug.

"Anaga oo dooneyna mas’uuliyadda ay xukuumadda noo magaca awday oo ah dib u heshiisiinta, waxaan diyaar u nahay inaan idinkala qeyb qaadano dhemeysti rka shaqada aad wadeen, waana wada jo og naa, inti tabarteena howlaha dib u heshi isiinta ayaan xoojineynaa.” ayuu yiri Maxa med Gacmo dheere oo ka tirsan xubna ha Guddiga

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_430A0F-12CE62-DEBBB6-C73FBF-7AFF8C-982C67.jpg&h=210&w=210

Guddigaa waxaa ay deegaannada Gal mudug gaareen xilli dhowa an la filaya in doorashada madaxweynaha ee halkaa ka dhacdo.

WAFDI UU HOGGAAMINAYO MADAXWAYNE MUSTAFE CAGJAR OO GAARAY M/BAHIRDHAAR EE DEGAANKA AXMAARADA

http://www.somaliweyn.org/wp-content/uploads/2019/07/2019719636991310043441179FB_IMG_1563544453330-1-324x235.jpgWafdi ballaadhan oo uu hoggaamina yo Madaxwaynaha DDS Mustafe Cag jar ayaa Shalay gaadhay M/Bahir dhaar ee Degaan ka Axmaarada, Wafdiga Madaxwaynaha ayaa isugu jiray Odayaal dhaqameed, Uga asyo iyo Wasiiro heer degaan ah.

Haddaba Wafdiga Madaxwaynaha ay aa si diiran loogu soo dhaweeyay garoon ka diy aaradaha ee Bahirdhaar, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Madaxwaynaha martida loo yahay ee Degaanka Axmaara da, iyadoo shacabka Axmaaraduna ay cal eemo qoyan ku soo dhaweeyeen Wafdiga Madaxwayne Mustafe Cagjar.

Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Bahirdhaar waxaa uu ka qayb qaadan doonaa Xaflad da qalin jabinta ardayda Jaamacadda Bahi rdhaar. sidoo kale waxaa wafdiga Md. Mus tafe Cagjar ka qayb qaadan doonaan kul an dhex maraya Soomaalida iyo Axmaara da, kulankaas oo ah sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka Soomaalida iyo Axmaarada.

SARAAKIIL KA TIRSAN URURKA ALSHABAAB OO DUQEYN LAGU DILAY

Wararka ka imanaya gobolka Shabeella ha Hoose ayaa sheegaya in diyaarado da gaal ku duqeyn ku dileen saraakiil ka tir san Ururka Alshabaab deegaanka Kuu nyo Baroow.

Dad ku sugan deegaanka oo warbaahin ta la hadlay ayaa sheegay in duqeyntan la gu bartilmaameedsaday gaari ay la socd een saraakiishan. Wararku waxaa ay she egayaan in goobta ay ku dhinteen Afar xu bnood oo ka tirsan Alshabaab sida ay she egeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowl adda, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB kana howlgala Gob olka Shabeellaha hoose.

Lama sheegin khasaare ka soo gaaar ay duqeynta diyaaradaha dagaalka dadka rayidka ah ee ku dhaqan goobta lagu barti lmaameedsaday gaari ay la socdeen xubn aha ka tirsan Ururka Alshabaab.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciid amada Maraykanka oo hore duqeyntan u ga fulin jirtey deegaano ka tirsan dalka Soomaaliya.

MUSHARIXIIN SHEEGAY IN DOORASHADA JUBBALAND KU QABSAN DOONAAN HADDII LOO BAAHDO MEEL AAN KISMAAYO AHEYN

Iyadoo dhawaan la filayo in Jubbaland ay ka dhacdo doorashada madaxweyn aha, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya shaki musharixiinta qaarkood ka qabaan si da ay Kismaayo uga dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah.

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_76B33C-00604F-361197-CD967F-2DFD2E-081BEA.jpg&h=210&w=210 Musharixiinta u taagan kursiga mada xtinimada Jubbaland ayaa shir jaraa'id wa xaa ay ka sheegeen in doorashada lagu qaban doono meel ka baxsan magaalada Kismaayo "haddii maamulka uu xaqiijin wa ayo in ay dhacdo doorasho xaq iyo xalaal ah".

"Waxaan ognahay in baarlamaankii Ju bbaland ee iman lahaa (la soo xuli lahaa) inuu liiskiisa sii qoranyahay, lana rabo in la gu dhowaaqa marka xilliga la gaaro, hab raaca been abuurka ah ee hadda la maray ana waa waxbo kama jiraan iyo marin ha baabin, wax la aqbali karana ma ahan," Ayuu shirka jaraa'id ka yiri Xildhibaan C/irishiid Xiddig oo ka mid ah musharixiin ta u taagan xilka madaxweynaha Jubal and.

Waxa uu intaas ku daray "Haddii doora shada noqon weydo mid xaq iyo xalaal ah, musharixiinta waxaa ay xaq u leeyihiin in doorashada ay ku qabsadaan meel alle meeshii ay doonaan".

Haddaba Xuseen Axmed Geelle (Sa ndhool) oo falanqeeya Arrimaha siyaasad da ayaa isaga oo la hadlayay BBCda wax aa wax laga weydiiyay bal halka ay ka dhici karto doorashada haddii lagu kalso onaan waayo Kismaayo.

"Dadka musharixiinta iyo dad kale wax ay u arkaan in lagu qaban karo gobolka Gedo ama Bu'aale oo aan weli ku jirin ga canta dowladda, balse waxaan u arkaa in meesha habboon ay tahay Kismaayo, halkaas oo ay dowladdii degentahay".

Sandhool ayaa sheegay in sharciyadda doorasho lagu qabto meel aan Kismaayo ahayn uu shaki weyn gali karo.

"Beesha caalamka oo dhan ayaa indha ha ku haya meeshan," ayuu yiri, isaga oo intaas ku daray "in laga yaabo in sababta ay musharixiinta u dalbanayaan meel kale ay tahay in ay suuragal tahay in danaho oda ka dhex arki waayeen sida wax u soc daan. Wuxuu intaa ku daray in marka la eeggo doorashada Jubbaland aysan mee sha ka marneyn kaalita dowladda federaal ka, taasoo salka u heysa sida uu hadalka u dhigay is fahanwaagga u dhaxeeya lab ada dhinac.

Musharax Cabdirashiid Xidig ayaa dha nkiisa sheegay in guddiga doorashadu do onayaan in maldahan ay wax u maamul aan, waxaana uu tusaale u soo qaatay in uusan jirin waqti go’an oo ay doorashada u qabteen.

‘ ’Waxaa ku qoran in la qabanayo inta u dhaxaysa 24ta illaa 30ka Agoosto, taas oo ay walaac ka muujiyeen musharixiinta; "Macnaheedu waxa ay tahay in musharixi inta oo M/iska jooga la yiraahdo doorasha da waa la qabtay, taana ma suurtogalay so," ayuu yiri Cabdirishiid Xiddig.

Doorashada Jubbaland ayaa u muuqata mid ka saameyn badan guud ahaan mar ka la eego doorashooyinkii horey uga soo qabsoomay maamul gobolleedyada, wax aana isha si gaar ah loogu wada hayaa ugu danbeyntii halka ay ku soo dhamaan doonto.

SHIRKA STEM OO MUQDISHO LAGU SOO GABAGABEEYAY

M/Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka ST EM oo loo soo gaabiyay [Science, Technol ogy, Engineering and Mathematics] kaa oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaa liya iyo saraakiil heer caalami ah.

https://www.hiiraan.com/images/gallery/2019/july/2019719636991062416316514IMG-20190719-WA0003.jpg Qabanqaabiyaha shirka Drs. Sacidya Siyaad oo Hiiraan Online la hadashay ay aa sheegtay in shirkan uu noqonayo shirkii labaad oo la qabanayo mudo Labo sano ah gudahood, ujeedadana laga leeyahayna tahay in la dhiirgaliyo waxsoosaarka, hormarka, farsamooyinka iyo waxbara shada dhalinyarada, gaar ahaa kuwa ku nool dalka gudahiisa, iyadoo intaa ku dar tay in shirka leysugu keenay xifadlayaan Soomaaliyeed iyo Aqoonya hanno heer Jaamacadeed ah oo halkaa ku soo bandh igay Daraasado ay samee yeen.

‘’Maalintii ugu horeysay shirka waxaan ku martiqaadnay dhalinyarada xirfadlayaa sha ah ee Soomaaliyeed, kuwaa oo hal kaa ku soo bandhigay waxqabadkooda iyo aqoonta ay leeyihiin, Annaga ma rabno in aan noqonno dad dibadaha uun ku tiirs an, laakiin waa in aan Annaga aqoonteena ka faa’ideysanaa oo wax soo saaranno’’ ayeey tiri Dr Sacdiyo Siyaad.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/07/IMG_0793-1-681x454.jpg Wasiirka Qorsheynta XFS Md. Jamaal Maxamed Xassan oo kulanka hadal ka je ediyay ayaa amaanay shirka STEM oo dhi irigalinaya kobcinta wax soo –saarka, xirf adaha, iyo waliba waxbarashada dhalinta , isaga oo sheegay in Wasaaradda Qorshe ynta Shanta sano ee soo socta xoogga saari doonto sidii loo kobcin lahaa fars amada gacanta iyo in la helo dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal abuur leh.

‘’Waxaan runtii rabaa in aan halkan ka sheego in Wasaarradda Qorsheyntu taag eersan tahay go’aankii Wasaaradda Wax barashada ee ahaa in xoogga la saaroWaxbarashada farsamada gacanta Dugsi yada Sare, sidoo kale waxaan boggaadina yaa shirka STEM oo ku soo beegmay xili dunida looga dabaaldegayo Arrimaha xirf adaha’’ ayuu yiri Wasiirka.

Waxaa uu intaa ku daray in la helo dhalinyarro Soomaaliyeed oo leh xarfado sare looga maarmi karo dadka inta badan laga keeno dalka dibadiisa, waxaana uu in taa raaciyay in mudadii uu shirkan socday uu arkay gaar ahaan gabdho Soomaaliy eed oo hal abuur iyo xirfado sare leh.

Wasiirradda kale ee kulanka ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Wasiirudowlaha Wasaarradd, Waxbarashada, iyo saraakiil kale oo ka soctay laamaha kale ee dowlad da iyo hay’addaha caalamiga ah oo dham aantood boggaadiyay shirka STEM oo ay ku tilmaameen mid sare u qaadaya aqo onta iyo waxsoo –saarka dhalinyara da Soomaaliyeed.

Marka laga soo tago shirka sidoo kale waxaa bar bar socday bandhigyo ay same ynayeen dhalinyarradii ka qeybgashay iyo xirfadlayaashii shirka lagu martiqaaday ku waa oo halkaa ku soo bandhigay aqoont ood.

RAG BOOSAASO LOOGU XIRAY LACAG AY KU DEEQDAY DOWLADDA FEDERAALKA

Wararka laga helayo M/Boosaaso ee G/Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Cii damada Ammaanka Puntland ay Xabsiga dhi geen 3xubnood oo ka tir sanaa guddi loo xil saar ay dhismaha waddada bartamaha magaaladaas.

Xubnaha la xiray ayaa waxaa ay kala yihiin maamulihii Amal Bank Boosaaso Sheekh Maxamed Faahiye, Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji iyo Eng. Maalfo, waxana la sheegay in amarka lagu xiray uu bixiyay Madaxweynaha Dowlad Gobole edka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Puntland weli ma faah faahin sababta ka dambeysa xariga Xubnaha guddiga dhism aha ee waddo dhexmarta Bartamaha M/Boosaaso,hayeeshee warar soo baxa yay ayaa waxaa ay sheegayaan inay ku lug leedahay lacag $150,000 ah oo dowl adda Federaalka ugu deeqday Guddiga dhismaha wadada bartamaha Boosaaso. Wararka ayaa sidoo kale waxaa ay sheeg ayaan in Xubnaha guddiga lagu amray in ay lacagtaasi dib u celiyaan,isla markaana la soo marsiiyo Amal Bank Boosaaso, bal sed ay diideen taas oo keentay in Xabsiga la dhigo. Si kastaba xariga Xubnaha ka ti rsanaa Guddiga wadada bartamaha M/Bo osaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa ku soo aadaya xilli uusan wanaagsaneyn xiriirka Dowladda Federaalka iyo Maa mulka Puntland.

SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA OO LA DALACSIIYAY

Dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafi maad ee la siiyay dara jooyinka Sarkaaln imo ayaa wax ay dhowaan ku soo biir een Ciidan ka Xoogga Dalka Soo maaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xooga Dalka, S/Guuto; Odow aa Yuusuf Raage ayaa u sheegay Dhaqa atiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaad in ay aqoontooda wax ugu qabtaan Ciidanka. Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dal ka Ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka S/ga as; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa kula dar daarmay Xubnaha darajada la siiyay in ay u diyaargaroobaan Shaqo adag maa ddaa ma uu Ciidanka Xoogga Dalku ku jiro Dagaal. Bishii December ee Sanadkii Ta gay ayey ahayd markii ugu horreysey ee ay si rasmi ah u shaqo billaabeen kooxdan ka kooban Dhaqaatiitar iyo Kalkaaliyaasha Caafimaadka

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO AMAR DULDHIGAY GOLIHIISA WASIIRADA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_DBD238-BEFBD5-51D3F6-AAE35C-7122BC-A51DB9.jpg&h=210&w=210 Madaxweynaha DG/Puntland Siciid C/hi Deni ayaa ka dib shirkii Golaha Wasiirada Puntla nd waxaa uu Wasiirada faray inay dhaqan geliya an amar uu kasoo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhuldaaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bix in. Waxaa uu sheegay in marnaba Puntl and oggolaan doonin in la deegaameyo oo la dhisto dhul daaqsimeed kheyraad farab adan oo ku yaalla deegaanada Puntland, isla markaana ciddii lagu arko tallaabo la ag qaadi doono.

Hoos Ka Akhriso WarSaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo qeyb ka ahaayeen qodobadii looga had lay Arrinta deegaameynta iyo Shirka maal gashiga Puntland.

ARIN CULUS OO KU WAJAHAN QAAR KA MID AH GOBOLADA DALKA MAREYKANKA

Heer Kulka gobolada WaqooyiBari iyo Galbeedka Dhexe ayaa durbaba laga da reemayaa Kulaylkaasi oo xoogiisa uu ku soo socdo Maalmaha Sabtida iyo Axadda ee nagu soo Aad an.

Mareykankaaaaa Dadka ayaa loogu digay inay biyo bad an cabaan, Waxaana ay hayada hawada Saadaaliyo ayaa sheegay in ka badan 87 Millyion oo dad ah ay ku nool yhiin dhulka la sheegay in Heerkulku uu sare u kici doono Sabtida Maanta ah

Heer Kulka Washington,DC, oo ah ca asimada ayaa la filayaa inay gaarto 43.3, Cabirka Celsiuska. Waxaana Washing ton iyo Valle, oo gobolka California ah la sheegay inay isu dhowaan doonaan Ku layl.

Hay’ada Saadaasha hayada ayaa she egtey in HeerKulkaasi daran uu yahay mid wakhti yar ku eg. Warbaahinta ayaa ka digtey Kulaylka xaddhaaf ah oo ay ku sheegtey mid leh Huur oo sababi karo in qof uu ku dhaco Cadaadis xagga Maskax ah iyo inuu dhiig ku furmo qofka maskaxd iisa, haddii aanan laga feejignaan.

Caruurta iyo sidoo kale Waayeelka, aa nan haysan wax qaboojiyaal ah ayaa ah dadka u nugul Kulaylkan.

DFS OO WAR KASOO SAARTAY MARKABKII LAGU XAYIRAY SACUUDIGA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_4C4C4B-E8B49F-8C1ABA-2B9740-84BA90-7CBC02.jpeg&h=210&w=210 R/Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)ayaa shir jara a'id uu ku qabtay xafiiskii sa kaga hadlay markab lab aatan kun oo ari ah siday oo dekadda Berbera ka shiraacday kuna xayirnaa dekadda M/ Jidda ee dalka Sucuudiga laga soo billaabo july 11, 2019. MudaneMahdi Maxamed Guuleed (Kha dar)ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay dowladda Sucuudiga xariir kala sameysay markabka xoolaha siday, hase yeeshee ay caddaatay in markabka loo xayiray inuusan soo buuxin heshiisya dii dhoofinta xoolaha ee ay labada dowlad ood horay u kala saxiixdeen. R/Wasaare kuxigeenka ayaa sheegay in DFS ay Su cuudiga kala hadashay in markabkaan arri ntiisa si gaar ah loo xalliyo oo aan lagu xir in heshiisyadii si loogu daneeyo ganacsa tada Soomaaliyeed, hase yeeshee heshiis yadii hore ee labada dowladood wada gal een ay sidoodii ahaadaan oo la wada ilaali yo. Dowladda Sucuudiga ayaa kadib cods iga dowladda Soomaaliya ogolaatay in markabka ariga laga dejiyo si loogu iibiyo suuqyada xoolaha dalka Sucuudiga, wax aana Habeen Horemarkabkii laga dejiyay dhammaan arigii saarnaa. Xigasho: Radiodalsan.com

R/W NETANYAHU OO GO’AAN KA GAARAYA ILHAAN CUMAR

Ra’iisul wasaaraha Israel, Benja min Netanyahu ayaa go’aan ka gaaraya qorshe ay Ilhaan Cumar, oo ka tirs an Aqalka Wakiil ada Mareykanka, ku dooneyso inay bisha soo socoto ku booqato Daan ta Galbeed, waxaa sidaas weriyey wa rbaahinta Israel.

Ilhaan ayaa waxaa sidoo kale socdaalk an ku weliya Rashida Tlaib oo Iyana ka tir san Aqalka Wakiilada. Rashida ayaa asal ahaan kasoo jeedda Falastiin, hase yee shee waxay ku dhalatay Mareykanka.

ilhan-omar-and-donald-trump Israel ayaa meelmerisay sharci u diid aya inay Daanta Galbeed soo galaan dad ka taageera dhaqaaqa loo yaqaan BDS oo ah mid lagu qaadacayo Israel inta ay ka ogolaaneyso xeerarka caalamiga ah, ayna ka baxeyso dhulalka ay ka haysato Falast iiniyiinta.

Netanyahi ayaa sharciga u adeegsan kara inuu Ilhaan iyo Rashida u diido inay soo galaan Daanta Galbeed. Si kastaba, wasaaradda arrimaha dibedda Israel ayaa loo gol yahay inay mararka qaar hareer marto sharciga, haddii diidmada qofka loo arko inay dhaawici karto xiriirka arrimaha dibedda, sida uu weriyey wargeyska Haaretz.

Sida uu leeyahay wargeyska, Netany ahu ayaa hadda looga fadhiyaa inuu shaa ciyo go’aankaas ku aadan Ilhaan iyo Rash ida, oo doodo badan ka dhaliyey Mareyk anka, ayaga oo u doodiddooda xuquuqda Falastiiniyiinta loo rogay inay naceyb u qabaan Yahuudda.

Ilhaan Cumar ayaa Arbacadii u shee gtay wargeyska Jewish Insider in iyada iyo Rashid ay qorheynayaan inay gobolka boo qdaan toddobaadyada soo socda.

Labadooda ayaa dhowaan waxay diyaar iyeen sharci xaq u siinaya dadka Marey kanka inay qaadici karaa Israel oo ay taa geeri karaan BDS, inkasta oo ay u badan tahay inuusan ka anisixin Aqalka Wak iilada Mareykanka.

BOGGA CAYAARAHA

CIYAARAHII TODABAADKA SOOMAALIDA TORONTO IYO KOOXAHA ISKU SOO HARAY

Ciyaarahii Todaabdka Soomaalida ee Toronto ayaa wali si xiiso leh uga socdaa magaaladaas, iyadoo 14 kooxood ee ku tartamaayey ay Dorraad qaar ka mida ciya areen wareegii labaad ee tartankaas.

Ururka horemarinta dhalinyarada ee TODAY oo qabanqaabada leh ayaa agaa sinkoodu yahay mid si wayn ay u soo dha weeyeen boqolaalka dadwaynaha ah ee maalin walba u soo daawasho taga garo onka ay ciyaarahu ka socdaan ee Cent ennial Park.

Dorraad waxaa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan oo ahayd wareega 8 koox ood waxaana iska hor yimi Kooxda Muqd isho FC iyo Iftin oo Toronto ka dhisan wax ayna ciyaarta waqtigii loogu talagalay ku idlaatay barbar dhac oo waxay isla dhaafi waayeen 2 iyo 2, kadi bna waxaa rigoraya al guushu ku raacday kooxda Iftin.

Ciyaartii labaad ayaa dhexmartay Halg an MN iyo Kooxda Ottawa waxay iyaduna sidoo kale ku idlaatay 3 iyo 3 kadibna wa xaa Rigoorayashii loo dhigay xabad iska qasaariyey kooxdii Halgan MN, sidaa ayaa Dorraad waxaa semifanal ugu soo baxay kooxaha IFTIN & OTTAWA .

Waxaa Shalay wada ciyaari doona ko oxaha Hilaac Toronto iyo Tigers MN, ciyaarta 2ad waxay dhex mari doontaa TC Stars iyo kooxda Hilltop UK ka socota .

Bari oo Sabti ah ayaa waxaa is arki doo na afarta kooxood ee semifanelka u soo gudubta oo ilaa hada la og yahay Iftin iyo Ottawa.Maalinta Axada ah ayaa la sooagabg abeen doonaa iyadoo kooxaha Dorraad soo baxay ama kuwa Shalay guulaysan doo na ay mid uun koobkan la hoyn doonto

XAFLAD LAGU MAAMUUSAYEY GU’JIRSIGA BAXNAANO 

COMMUNITY CARE OO MUQDISHO LAGU QABTAY

baxnaano baxnaano Waxaa Shalay lagu Qabtay Hoteel GuryoSamo ee Magaal da Muqdisho Xaflad aad u heer sarreys oo lagu Maamuusayey Xuska Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii dhid ibbada loo taagay Baxnaano Community Care oo ay dhiseen dhallalinyada isku tagay

Xafladaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhammaan Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti shaf kale oo lagu casuumay oo isugu jiro Odayaasha Dhaqan, Siyaasiyiin, Aqoonyah anno Saraakiil , Abwaanno iyo Haweenba , wax aa ugu horeyn la gu daah fur ay Aayadaha Qur’aanka Kariimka ah.

Ugu horeyn hadalka ayaa waxaa daahfuray Agaasimaha Ba xnaano Community Care Md. Cabbaas C/Raxmaan Xuseen {C.Koolli} isagoo bogaadiyey ka soo qeyb galayaasha halkaasna waxqabad kooban ka soo jeediyey isagoo ku soo dhawyey gud imiyihii hore ee kmg ahaa ee lagu Aas Aasay Baxnaano Comm unity Care Md. CabdiQani Maxamed Yabaroow isagoo ku dhee raday Aasaaskii iyo heerarkii uu soo maray xiligii uu hogaanka hayey iyo heerka haantan rag kale hoggaanka u hayaan uu sheeg ay in wax badan ay qabteen oo uu BCC haantan ay tahay mid meel wanaaagsan joogto.

Dhinaca kale wuxuu soo jeediyey in wax lala qabto BCC ayna tahay dadaalkooda mid mira dhal ah

Dhinaca kale Aqoonyahanno Caafimaad iyo Waxbarasho ay aa halkaa ku soo bandhigay muqaal iyo daruusyo la xiriira xaru umahaay ka howlgalayeen dadkii ay shaqada u abuureen iya goo sheegay in isbitaal iyo dugsiyadaba ay ka hirgeliyeen deega anka war sheekh haantannaloo Baahan in wax laga qabto u baa han dhinaca Mushaaraadka Shaqaalaha iyo Waliba Qeybo yar oo Qalab ah, kuwaasoo ku kacaya qarash Gaaban oo dadka de egaanka iska aruurin karaan iyagoo kaashana ganacsatadooda iyo waxgaradkoodaba ,baahiya ay haantan tabayaan halkaa ku soo badhigay iyadoo qoshaha sannadka loo baahan yahay ku muujiyeen heerarka shaqaale iyo tirarada iyo agabyada qiima hooda

Dhinaca kale guddoomiyaha Baxnaano Community Care Md.Kaamil Cabdi Mocow ayaa isagana ka dhawaajiyey in heerk

asta ay soo gaareenba ay haantan tahay guushii waxqbad oo xilli gaan muuqdo isagoo intaa raaciyey inaysan dooneyn inay hadafkooda ka laabtaan, waxuun sheegay inay u duubteen in ay gaarsiiyaan wax qabashadooda dadka deegaannada oo dhan ay ka howlgalaan ee haatan ah Warsheekh Cadale ilaa Goob kasta oo u baahan in kor looga qaado qeybaha Caafimaadka iyo waxb arashada si loo dhiso dhallinyarada u baahan xirfaha iyo dadwey naha u baahan howolahaaan soo sheegnay , aqoon iyo horumari nba, iyo intan garisiin karno awood ahaan aynu si wadi doono maadaama aanu nahay indhihii bulshadeynadeegaanadaas iyo guud ahaanba soomaaliya waa inay helaan nolol iyo Nabad iyo daryeel joogto ah ,wax ana isku duubnida keenysaa in heer walba ummadda ka baahi baxdo waan haddii la iksu tashado oo wax loo quuro dalka iyo dadka ayuu yiri Md. Kaamil.

Sidookale Nabdoonno ayaa xafladda ka hadlleenkuna taa geereen dhalliyradaas iyagoo halkaa erayo guubaabo ah ka soo jeediyey oo ku Bogaadiyey Waxqabadka Baxnaano Community Care

baxnaano















Dhan kale Siyaasiyiyiinta ka hadashay Munaasabadaasi oo uu ka mid yahy Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Col. Axmed Xuseen Axmed {Shiidka} isagoo sheegay in waxyaabaha dhalliyrada ka dhimman ay dadaal dheer u galayaan ayna garab ku siin doonaan isagoo bogaadiyey waxqa badkooda walibana sheegay in kaalin muuqata maamulka degmada warsheekh ka istaagi doono sidii nabadgalyo looga shaqeeyo goobaha ay abuu reen da’yartaa isagoona carrabka ku dhiftay inay la kaashan doo naan maamulka hirshabeelle.

Dhinaca kale Siyaasiyiin Xildhibaan ka Tirsan Maamul Gobol eedka Hir shabelle ayaa ku dhiirigeliyey dhalliyarada BCC inuu ka gacan siinaayo sidii dib looga bilaabilahaa howlaha adeegga deegaan nada Baxnaano u heyso bulshada ,iyadoo loo ballan qaaday ka alinnaka geysan doonaan sidii looga baxi lahaa dhib aatada Cisbitaal iyo Dugsi la, aan ee ka jirta Deegaanadaas oo ay ka howl gasho BCC iyo sidii Agabyada loo baahan yahay loo heli la haa.

wuxuuna bushada loo soo jeediyay inay iska uruuriyo qid mooyin wadartooda muhiim ay tahay inay wax badan tarto, "wax yar oo la helo waxbadan ayey noqodaan, ka maamul ahaan wa an idin garab taaganahay” ayey yirahdeen wax garadkii ka had lay goobtaas ka hadleen

. SidooKale Xafladasi ayaa dad badan ka hadleen iyadoo hal kaa laga soo jeediyey tixo suugaan ah oo ay soo jeediyeenFard owzo C/laahi iyo Safiyo Kulmiye oo ah xubno ka mid ah BCC xafladdana waxaay ku soo dhammaatay jawi deeggan iyo is Bogaadin, iyadoo la guddoon siiyay ShAHAADO Shafyo Hey'adahii iyo Shaaqsiyaad kii gacanta ku lahaa jiritaanka halka Sano oo ay Jirtay BCC la guna Qiimeynayey Dadaalkooda Wax Qabad

W/D: Rahmo Mohamed Dheere (Lajeceleey)




                        


    

UNOPS

Vacancy An nouncement



ADMINISTRATIVE SENIOR ASSISTANT –LICA 5/ ICS 5

UNOPS Somalia Country Office (SOCO) has had a solid and continuous in-country expert presence successfully implementing programs since the mid-1990s, where it is currently undertaking various projects and initiatives in close collaboration with the Federal Government of Somalia (FGS), Federal Member States (FMS) and partners from the global donor community.

UNOPS’ projects in Somalia focus on several key sectors that include infrastructure development, institutional capacity building, project management, advisory services, and procurement services. These projects cut across multiple sectors, including education, healthcare, national security, law enforcement, immigration services, justice, transport, and public works among others. UNOPS work in Somalia is geared towards driving growth and development in the country, a process that requires developing a close relationship with the FGS and the other development partners.

What drives us is a passion to fight inequalities and to provide opportunities to those most vulnerable. This means we often work in the most challenging environments, building foundations for communities to function and people to live with dignity and respect.

To succeed here, he/she need to be able to combine creativity with the organizational skills to manage numerous different projects to tight deadlines simultaneously, as well as working with the different units to meet their expectations.

We are therefore, looking for potentially curious talented Somali citizens with knowledge in Business/Public Administration and good communication skills with stakeholder focus to join the formidable team. Things happen quickly at UNOPS-SOCO and the work culture encourages you to be an enthusiastic team player - a self-starter who can work cross-functionally and isn't frightened to take risks or try out new ways of doing things within UNOPS.

Apply now at:

https://jobs.unops.org/Pages/ViewVacancy/VADetails.as

px?id=18087

The Vacancy Announcement includes: Terms of Reference, required educational qualifications & work experience as well as the contract conditions.

Please note:

·The closing date is midnight Copenhagen time

·This is a local position and only Somali citizens are eligible to apply.

·Applications received after the closing date will not be considered.

·Only those candidates that are short-listed for interviews will be notified.

·Qualified female candidates are strongly encouraged to apply.

·Duty Station: Mogadishu and it is a non-family station.

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·Work life harmonization- UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands. We have a progressive policy on work-life harmonization and offer several flexible working options. This policy applies to UNOPS personnel on all contract types

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·For staff positions only, UNOPS reserves the right to appoint a candidate at a lower level thanthe advertised level of the post

·The incumbent is responsible to abide by security policies, administrative instructions, plans and procedures of the UN Security Management System and that of UNOPS.

All candidates are requested to submit their application online, through the above-mentioned links and following the instruction included in the vacancy announcement. No paper application or any other means of transmission will be accepted.

Application closing date: Thursday, 


July 25, 2019.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip