Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Dalka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

0
Saturday July 20, 2019 - 19:50:43 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Dalka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

    Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 10aad ,kalfadhiga 5aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi. Ajendaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 10aad ,kalfadhiga 5aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi. Ajendaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ). Guddomiyaha Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina'adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin ku saabsan heerarka kala duwan ee uu soo maray Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ). Senator Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle oo ah xubin Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina'adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin Qodabada Wax kabadalka Lagu sameeyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip