Sawirro:-Taliyaha Qeybta 21-Aad Ee CXDS Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaariyay Tababar

0
Saturday July 20, 2019 - 19:41:28 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Taliyaha Qeybta 21-Aad Ee CXDS Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaariyay Tababar

    Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Dowladu u Diyaarineyso in la geeyo Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Harqaboobe oo Dhawaan Tababar sare looga furayo. Gen. Kaanti Taliyaha Qaybta ayaa Ciidamadan u sheegey in laga Doonayo in ay Diyaar u Noqdaan Safarka iyo Tababarka,isla markaana waxaa uu tilmaamay in Dowlada ay Diyaarisey gaadiidkii geyn lahaa Xeryaha Ujeedkuna yahay in la helo Ciidan Galmudug iyo Guud ahaanba Dalka ka saara Al-shabaab. Dhawaan ayay markii Ciidamadii kala duwaan ee Laga Qoray Guud ahaanba Dagmooyinka Galmudug tababar ku Qaadan doonaan Xerada Harqaboobe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip