Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Gudbiyay Mooshin Xilka Qaadis Ah

0
Saturday July 20, 2019 - 20:00:40 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Gudbiyay Mooshin Xilka Qaadis Ah

    Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Mooshin xilka qaadis ka gudbiyay xubnaha ka tirsan Maxkamadda Sare ee Puntland,kadib markii loo jeediyay Eedeymo kala duwan. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa xubnaha Maxkamadda ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Mooshin xilka qaadis ka gudbiyay xubnaha ka tirsan Maxkamadda Sare ee Puntland,kadib markii loo jeediyay Eedeymo kala duwan. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa xubnaha Maxkamadda ku Eedeeyay xil gudasho la'aan iyo Caddaalad-darro,iyagoona arrimahaas ay u geysteen Bulshada reer Puntland oo ay u qabtaan adeegyada kala duwan ee dhanka Garsoorka. Sidoo kale xubnaha ka tirsan Maxkamadda Sare ayaa waxaa loo jeediyay inay ku kaceen fal Musuq-maasuq ah,waxaana Xildhibaanada ay dalbadeen in xilka qaadis lagu sameeyo. War ka soo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo ay Mooshinka xilka qaadista ah ku dalbadeen ayaa u qornaa sidan:

 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip