Wararka

Stadium Banaadir Oo Loogu Magac Daray Eng. Yariisow

0 Visits: 252 | Friday August 09, 2019 - 22:21:00
Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Banaadir waxa ay kaga qeyb galeen isu sooba, loogu duceynayay allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Yariisow. Waxaa halkaas khudbad ka jeediyay guddigii gurmadka ee loo xilsaaray…

Read More »

Akhriso:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland

0 Visits: 267 | Friday August 09, 2019 - 22:17:57
Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda edraalka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay howlaha doorashooyinka ee maamulka Jubbaland iyada oo sheegtay in ay jiraan xabasho ka imaanaysa Musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Read More »

Ethiopia Oo Beenisay Isku-Daygii Uu Ku Baxsan Lahaa Madaxweynihii Hore Ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida

0 Visits: 273 | Thursday August 08, 2019 - 12:40:59
Madaxa Maamulka Xabsiyadda ee dalkaasi waxa uu gaashaanka ku dhuftay warar horey u soo baxay maalmihii la soo dhaafay ee lagu sheegay inuu jiray Isku-day Fashilmay oo la doonayey in uu Madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar kaga baxsado Xabsiga uu ku xiran ee…

Read More »

Haweeney Isku Qarxin Laheyd Saldhiga Baardheere Oo La Toogtay

0 Visits: 311 | Thursday August 08, 2019 - 12:14:04
Sida Ay Sheegayaan Wararka Idaacda Dalsan Ee Magaalada Muqdisho Ay Ka Helayso Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Waxaa Toogasho Lagu Dilay Haweeneey Qorsheyneysay In Ay Isku Qarxiso Saldhigga Degmada. Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Haweeneydaan Oo Wadatay Gaari Caasi Ah…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 8-DA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 398 | Thursday August 08, 2019 - 12:01:11
KALLUUMEYSATADII U DHALATAY DALKA THAILAND EE KU XAYIRNAA XEEBTA BOSAASO OO DIB LOO CELINAYO Afhayeenka W/Arrimaha Dibedda ee dalka Thailand, Busadee Santipitaks ayaa shee gay inay Kalluu meystadaasi oo tiradoodu dhan tahay 50 qof isbuuca soo socda dib loogu soo celin doono dalkooda hoo yo,isla markaana…

Read More »

Mr. Baranbaro Booteeye!!!.

0 Visits: 1549 | Wednesday August 07, 2019 - 23:08:47
Nin Qurbaha ( Wadamada Reer Galbeedka) Ka Soo noqday ayaa tagay Tuuladii uu yaraantiisii Diinta Ku Soo bartay. Waxa uu ugu tagay Sheikh Ardaydii u sharaxaya Kitaabka ( Saxiixul Bukhaari). ( F.S: 1aad) Ninkii Dibada Ka yimid ayaa yiri: Sheikhoow Reer Galbeedku waxa ey gaareen Dayaxa, Adiguna weli waxaad…

Read More »

Akhriso:-Shaqaallaha Dawladda Oo La Fasaxay Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

0 Visits: 349 | Wednesday August 07, 2019 - 22:30:54
Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha Ciidda Carafo. "Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysa Dhammaan Hey'addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed…

Read More »

Nidaamka Lacag-Bixinta Ciidanka DFS Oo Wax Ka Bedeshay Xaalladda Askarta

0 Visits: 308 | Wednesday August 07, 2019 - 22:25:56
Tan iyo markii ay Somalia ka bilaabantay Mashruuca isticmaalka hubinta ee Biometric iyo Aqoonsiga Dijitalka waxaa fududaatay qaabka ay Ciiddanka ku helaan Mushaarkooda, iyagoo si toos ah Lacag-bixinta Bangiyadda si toos ah ugu dhacdo Ciiddanka. Dadaal kale ayaa socda o ola doonaya in Mashruucaasi lagu…

Read More »

Ethiopia Oo Lagu Xiray Dad Qorsheynayey Inay Xabsiga Ka Sii Daayaan Madaxweynihii Hore Ee DDSI

0 Visits: 319 | Wednesday August 07, 2019 - 22:19:41
Boliska Ethiopia ayaa la sheegay inay dad u xireen Isku-day lagu doonayey inuu Madaxweynihii hore ee Is-maamulka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar kaga baxsado Xabsiga Qaaliti ee ku yaalla magaalladda Addis Abeba. Wargeyksa The Reporter ee ka soo baxay Ethiopia ayaa qoray in bishan August 5-dii la xiray…

Read More »

Dad Ku Geeriyooday Haween Isku Qarxiyey Nigeria

0 Visits: 354 | Wednesday August 07, 2019 - 22:14:22
Labo Haween oo ka tirsan Kooxda Boko Haram ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Degmadda Mafa ee W/bari ee dalkaasi, halkaasi oo ay 3 qof oo rayid ah ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacmeen. Shaqaalaha Gurmadka ayaa sheegay inay Labadaas haween isku qarxiyeen dad ku sugnaa Degmadda Mafa oo 50 KM u jirta…

Read More »

Sheekh Shaakir oo shaki geliyay Heshiiskii ay la galeen dowladda Federaalka iyo digniin culus oo…

0 Visits: 292 | Wednesday August 07, 2019 - 13:52:16
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah Xubnaha Hoggaanka Ahlusuna ahna Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa shaki geliyay heshiiskii dowladda Federaalka ay la galeen, isagoo su'aal ka keenay dhaq dhaqaaqyo ka socda Dhuusamareeb iyo qorshayaal ay wado dowladda Federaalka ee la xiriira howlaha…

Read More »

Kalluumeysatadii U Dhalatay Dalka Thailand Ee Ku Xayirnaa Xeebta Bosaaso Oo Dib Loo Celinayo

0 Visits: 308 | Wednesday August 07, 2019 - 13:41:47
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Thailand, Busadee Santipitaks ayaa sheegay inay Kalluumeystadaasi oo tiradoodu dhan tahay 50 qof isbuuca soo socda dib loogu soo celin doono dalkooda hooyo, isla markaana loo diyaariyey Tikidhada Diyaaradii ay soo raaci lahaayeen. Afhayeenka waxa uu tilmamaay…

Read More »

Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Dalka Denmark

0 Visits: 295 | Wednesday August 07, 2019 - 13:39:24
Boliska dalkaasi waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen).

Read More »

Two central Somalia hospitals facing closure due to funding crisis

0 Visits: 836 | Wednesday August 07, 2019 - 13:32:50
People living in Abudwaq and Balanballe are having to seek private treatment, as Ibado hospital in Abudwaq and Balanballe hospital are running out of drugs and cannot provide services. The International Medical Corps (IMC) ceased its support to both hospitals in June, citing lack of funds. Dr Nur Hussein…

Read More »

Somalia: Speaker of Parliament Speaks at the Annual Meeting of African Parliamentary Governors

0 Visits: 834 | Wednesday August 07, 2019 - 13:28:27
South Africa is hosting the annual retreat of speakers of parliament( of African nations), The Speaker of the federal government of Somalia his Hon Mohamed Mursal Shiekh Abdirahman headed a team of parliamentarians representing Somalia, they were well received by their South African colleagues in Johannesburg.…

Read More »

Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Deegaano kale ay Al-Shabab Ku Sugnaayeen

0 Visits: 297 | Wednesday August 07, 2019 - 13:21:18
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo Alshabaab waxa ay ka wadaan tuulooyin hoos yimaada degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose .

Read More »

Puntland to repatriate 50 foreigners

0 Visits: 291 | Wednesday August 07, 2019 - 13:11:10
Thailand's foreign ministry spokesman Busadee Santipitaks said Wednesday that Puntland authorities and the federal government have responded positively to a request by their embassy in Nairobi. "The officials of the Somali regional administration in Puntland have accepted the repatriation of…

Read More »

Global warming and Somaliland's 'climate refugees'

0 Visits: 838 | Wednesday August 07, 2019 - 13:06:48
If a single drought is classified as an environmental bullet, what is facing Somaliland in the Horn of Africa is rapid machine-gun fire. The increasingly aggressive antagonist is global heating. Spending time with its stoical people in remote villages in the northern part of this region of Somalia,…

Read More »

African Teens Inspired, Motivated by Basketball Without Borders

0 Visits: 1533 | Wednesday August 07, 2019 - 12:57:05
For one intense week, 40 boys and 20 girls from 29 African countries were chosen for a highly selective program to train with current and former players from the National Basketball Association (NBA) and Women's National Basketball Association (WNBA). The NBA's Basketball Without Borders program…

Read More »

Dowladda oo Muqdisho ku soo celisay dhalinyaro tahriibtay

0 Visits: 294 | Wednesday August 07, 2019 - 12:51:20
Magaalada muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa dib loogu soo celiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaan ku tagay dalka Libya, isla markaana dhibaatooyin kala duwan ay ku heysteen.

Read More »