Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Dalka Denmark

0
Wednesday August 07, 2019 - 13:39:24 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Dalka Denmark

    Boliska dalkaasi waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boliska dalkaasi waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen).

Qaraxaasi ayaa waxa uu burbur u geystay daaqadaha Dhismahaasi, lama soo sheegin cid wax ku noqotay.

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi,Jorgen Bergen Skovwaxa uu shaaciyey inay bilaabeen baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay qaraxaasi, inkasta aan haatan si rasmi ah loo ogeyn cidda sida rasmiga ahaan uga dambaysay Qaraxaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip