Akhriso:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland

0
Friday August 09, 2019 - 22:17:57 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland

    Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda edraalka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay howlaha doorashooyinka ee maamulka Jubbaland iyada oo sheegtay in ay jiraan xabasho ka imaanaysa Musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda edraalka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay howlaha doorashooyinka ee maamulka Jubbaland iyada oo sheegtay in ay jiraan xabasho ka imaanaysa Musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu cadeeyay in ay si joogta ah ula socoto arrimaha doorashooyinka oo masuuliyadi ka saarantahay waxaase ay sheegtay wasaaraddu in cabashada ugu badan ay tahay hanaanka loo soo xulay idayaasha iyo cabasho dhinaca musharaxiinta oo aan indhaha laga qabsan karin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip