Dad Ku Geeriyooday Haween Isku Qarxiyey Nigeria

0
Wednesday August 07, 2019 - 22:14:22 in Wararka by
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ku Geeriyooday Haween Isku Qarxiyey Nigeria

    Labo Haween oo ka tirsan Kooxda Boko Haram ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Degmadda Mafa ee W/bari ee dalkaasi, halkaasi oo ay 3 qof oo rayid ah ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacmeen. Shaqaalaha Gurmadka ayaa sheegay inay Labadaas haween isk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labo Haween oo ka tirsan Kooxda Boko Haram ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Degmadda Mafa ee W/bari ee dalkaasi, halkaasi oo ay 3 qof oo rayid ah ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacmeen. Shaqaalaha Gurmadka ayaa sheegay inay Labadaas haween isku qarxiyeen dad ku sugnaa Degmadda Mafa oo 50 KM u jirta Caasimadda Gobalka Borno ee Mayduguri. Afhayeenka Deegaanka, Adaamu Maxamed waxa uu sheegay inay Haweenekaasi weerarka la beegsadeen goob ay dad badan joogeen.Haweenkaasi ayaa la sheegay inay isku soo dhex qariyeen koox Haweenka Deegaanka oo ku soo laabtay Degmadda. Weerarkii ugu dambeeyey ee ka dhaca dalkaasi waxa uu dhacay bishii June ee sannadkan, iyadoo ugu yaraan 30-qof lagu dilay Saddex Is-qarxin oo ka dhacday goob lagu daawanayey Ciyaar Kubbadda Cagta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip