Stadium Banaadir Oo Loogu Magac Daray Eng. Yariisow

0
Friday August 09, 2019 - 22:21:00 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Stadium Banaadir Oo Loogu Magac Daray Eng. Yariisow

    Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Banaadir waxa ay kaga qeyb galeen isu sooba, loogu duceynayay allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Yariisow. Waxaa hal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Banaadir waxa ay kaga qeyb galeen isu sooba, loogu duceynayay allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Yariisow. Waxaa halkaas khudbad ka jeediyay guddigii gurmadka ee loo xilsaaray la socoshada xaaladda caafimaad ee dalkii ku wax yeeloobay qaraxii la dhacah xarunta maamulka gobolka iyaga oo ka sheekeeyay xaladda kuwa dhawac qaba iyo gurmadyadii ay sameeyesn unaahadceliyah dowladda Qatar. Dhinaca kalana waxaa magacii laga bedelay garoonka kubadda cagta ee Banaadir oo loogu magac daray allaha u naxariistee guddomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho En. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo u geeriyoodag dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax ka dhacay Xafiiskiisa.Madaxweynaha Jamhuuriyadxa fedraalka Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo Guddoomiyaba golaha aqalka sare iyo Ra'isul-wasaaraha ayaa khudbado kookoobam ka jeediyay munaasabadda ducada aheyd. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium loogu magac daray Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow maadaama uu naftiisa u huray Dalka ,qof kasta oo Halyeey ah oo Dalkaan wax kusoo kordhiya sidaas loo xasuusanayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip