Akhriso:-Shaqaallaha Dawladda Oo La Fasaxay Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

0
Wednesday August 07, 2019 - 22:30:54 in Wararka by
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Shaqaallaha Dawladda Oo La Fasaxay Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

    Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha Ciidda Carafo. "Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysa D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha Ciidda Carafo. "Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysa Dhammaan Hey'addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo hey'adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda in ay fasax tahay maalinta Ciidul Carrafa 3 maalmood oo ku aaddan maalinta Axadda ah 11/08/2019, Fasaxana waa Maalmaha Sabtida, Axadda iyo Isniinta. Sida ku cad sharciga shaqaalaha Qod.30aad, Farqadiisa 2aad na ay fasax yihiin Maalmaha Sabtida, Axadda iyo Isniinta. Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.Waxaa u rajeynaynaa dhammaan shaqaalaha weynaha soomaaliyeed in ay ku ciidaan farxad iyo nabad, waxaanna lenahay "CIID WANAAGSAN KU CIIDA"." ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip