Haweeney Isku Qarxin Laheyd Saldhiga Baardheere Oo La Toogtay

0
Thursday August 08, 2019 - 12:14:04 in Wararka by
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Isku Qarxin Laheyd Saldhiga Baardheere Oo La Toogtay

    Sida Ay Sheegayaan Wararka Idaacda Dalsan Ee Magaalada Muqdisho Ay Ka Helayso Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Waxaa Toogasho Lagu Dilay Haweeneey Qorsheyneysay In Ay Isku Qarxiso Saldhigga Degmada. Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Ayaa Warbaahint

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Ay Sheegayaan Wararka Idaacda Dalsan Ee Magaalada Muqdisho Ay Ka Helayso Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Waxaa Toogasho Lagu Dilay Haweeneey Qorsheyneysay In Ay Isku Qarxiso Saldhigga Degmada. Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Haweeneydaan Oo Wadatay Gaari Caasi Ah Ay Qorsheeynaysay Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaado Saldhigga Degmada Baardheere Isla Markaana Ay Ciidamadu Ka Hor Tageen.

 


Sida ay sheegayaan wararka Warbaahinta  qaar ee M/ Muqdisho ay ka helayso degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa toogasho lagu dilay Haweeneey qorsheyneysay in ay isku qarxiso saldhigga degmada.

Saraakiil ka tirsan Milatariga ayaa warbaahinta u sheegay in Haweeneydaan oo wadatay gaari Caasi ah ay qorsheeynaysay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaado Saldhigga degmada Baardheere isla markaana ay ciidamadu ka hor tageen.

Gaariga ayaa la sheegay in markii hore uu Bambo ku tuuray Koontorool lagu baaro gaadiidka oo ay joogeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda waxaana dhaawac ka soo gaaray 2-askari.

Dhinaca kalana Gaariga ayaa la sheegay in markii hore ay ka war hayeen laamaha ammaanka Kana yimid dhinaca magaalada Baydhabo sida ay saraakiishu sheegeen




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip