Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Deegaano kale ay Al-Shabab Ku Sugnaayeen

0
Wednesday August 07, 2019 - 13:21:18 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Deegaano kale ay Al-Shabab Ku Sugnaayeen

    Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo Alshabaab waxa ay ka wadaan tuulooyin hoos yimaada degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo Alshabaab waxa ay ka wadaan tuulooyin hoos yimaada degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose .

Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ayaa saaka gudaha u galay deegaanka malable ee hoostaga degmada Aw-dheegle ee gobolkaasi Shabeelada Hoose,waxaana halkaasi isaga cararay Alshabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo aan kala joogsi laheyn oo ay Shabaab uga xureynayaan deegaannada farakutirska ah ee ay kaga suganyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.

Shalay ayay ahayd markii ciidanka Danab ay Alshabaab ka qabsadeen degmaad Aw-dheegle ee gobolka Shabeelada Hoose.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip