Wararka

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 24-NOV-2019

0 Visits: 287 | Sunday November 24, 2019 - 10:07:34
Wasaaradda Beeraha oo beenisay in cu durro laga helay Galleyda iyo Masag gada Dalkeenna Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaa shatooyinka Beeraley da Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga ho ryimid daraasad qald an oo Jaamacad ku ta ala Waqooyiga Ireland ku sheegtay in cu durro laga helay…

Read More »

Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ansixiyay Sharci Muhiim Ah

0 Visits: 253 | Saturday November 23, 2019 - 21:10:03
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 14aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Ajanadaha Kulanka ayaa ahaa: 1.Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyedka Istaatistikada Qaranka…

Read More »

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Oo La Kulmay Francisco Madeira

0 Visits: 260 | Saturday November 23, 2019 - 21:08:15
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Francisco ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan AMISOM iyo Madaxweyne ku-xigeenka…

Read More »

Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Baaqashada Muxaadaradii Sheekh Umal

0 Visits: 233 | Saturday November 23, 2019 - 21:00:42
Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada Muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh Maxamed Cabdi Umal. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay dhexdhexaad u tahay…

Read More »

Bannaan-bax Maanta ay ka Dhigeen Wadayaasha Gaadiidka BL-ka oo M/ Muqdisho

0 Visits: 273 | Saturday November 23, 2019 - 15:57:09
Waxaa Saaka Waddooyinka qaar ee M/Muqdisho ka dhacay Bannaanbax kaaso ay dhigayeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha. ee BL-ka ah Bannaanbaxan ayaa wuxuu ka ka dhacay Isgoyskayada Fagax, Towfiiq, Afarta Jardiino & naw aaxiga Isgoyska Sanca oo dhammaan ka wada tirsan Degmada Yaaqshiid ee G.Banaadir.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 278 | Saturday November 23, 2019 - 14:46:38
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax gaari oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa ku qarxay xili uu yaallay kasoo horjeeday hotel Safaari ee ku yaalla…

Read More »

Duqeymihii Isbahaysiga Sucuudiga ee Yemen oo hoos u dhacay.

0 Visits: 270 | Saturday November 23, 2019 - 14:39:17
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u fadhiyo dalka Yemen Martin Griffiths, ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe u sheegtay in hoos u dhac uu ku yimid duqeemihii uu Isbahaysiga Sucuudiga ka waday dalka Yemen. Ergayga ayaa sheegay in 80% boqolkiiba ay hoos u dhaceen weerarada dhanka cirka ah labadii…

Read More »

Wakiilka Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la ansixiyo Sharciga doorashooyinka

0 Visits: 222 | Saturday November 23, 2019 - 14:35:44
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan oo shalay khudbad ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay muhiim tahay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyo sharciga doorashada, dibna u eego sharciga xisbiyada bisha December.

Read More »

Qarax gaari oo ka dhacay Isgoyska Zoobe

0 Visits: 275 | Saturday November 23, 2019 - 14:16:52
Wararka aan ka helayno nawaaxiga Isgoyska Zoobe gaar ahaan agagaarka Hotel Safari ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax gaari lagu xiray. Gaari noociisa uu yahay Surf ayaa la sheegay in halkaasi uu ku qarxay, dabadeedna uu gabi ahaanba gaariga ku gubtay, sida ilo wareedyo ay xaqiijiyeen. Qaraxa…

Read More »

Banaanbax loogaga soo horjeedo Muxaadarada Sheekh Cabdi Umal oo ka dhacday Muqdisho

0 Visits: 360 | Saturday November 23, 2019 - 13:49:14
Qaar ka mid ah culumada suufiyada oo isugu jira rag iyo dumar ayaa maanta banaanbax ay ugaga soo horjeedaan muxaadarada la qorsheeyay in uu ku qabto garoonka kubbada cagta ee Inj Yariisow Sheekh Cabdi Umal ka dhigey maanta magaalada MuqdishoDadkan banaanbaxyay oo sitey calamo waaweyn ayaa isugu soo…

Read More »

Akhriso: Wasiirka Gaadiidka oo muddo 10 cisho gudahood loo qabtay inuu ku hor-yimaado Baarlamaanka

0 Visits: 274 | Saturday November 23, 2019 - 13:43:47
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa u yeeray in muddo 10 cisho gudahood hor-yimaado Baarlamaanka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar).

Read More »

Madaxweyne Farmaajo & Xisbiyada Siyaasadda oo kulan u socdo

0 Visits: 262 | Saturday November 23, 2019 - 13:36:12
Xarunta Madaxtooyadda Villa Somaliya ayaa waxaa ka socda kulan u dhaxeeya axsaabta Siyaasadda ee diiwaangashan & Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Read More »

Xasan Daahir Aweys oo shaki badan galiyay dilkii Almas Elman ee xerada Xalane

0 Visits: 235 | Saturday November 23, 2019 - 13:28:55
Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay falkii Arbacadii lagu khaariyey Almas Elman oo lagu dhex dilay xarunta Xalane ee taliska ciidamada AMISOM. Muuqaal uu iska soo duubay, Xasan Daahir Aweys oo soconaya ku dhowaad 16 daqiiqo ayaa waxa uu…

Read More »

Sawirro: Puntland Oo Soo Bandhigtay Khamri Badan Iyo Agabyo Kale

0 Visits: 312 | Saturday November 23, 2019 - 11:54:08
Ciidamada amniga Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ay kusoo qabteen Maandooriyaha Khamriga iyo agabyo kale oo dadka dhac loogu geysto. Taliska Booliska Maamulka Puntland ayaa Maanta Saldhiga Dhexe ee Garoowe kusoo bandhigay dhalooyin…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay dib u dayactir ku sameynayso 10 kanaal

0 Visits: 238 | Saturday November 23, 2019 - 11:48:14
Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dib u dayactir ku sameynayso Wasaaradda 10 kanaal oo ku yaala gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe, si loo yareeyo fatahaadda ka dhasha Webiga Shabeelle.

Read More »

Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Doodi Doona Ajendayaal Muhiim Ah

0 Visits: 273 | Saturday November 23, 2019 - 11:36:33
Maanta oo Sabti ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulankoodii caadiga ah ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xisbiga Wadajir oo qaadacay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Xisbiyada Siyaasadda

0 Visits: 282 | Saturday November 23, 2019 - 10:20:37
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada Mucaaraadka ah ee sidda weyn uga soo horjeedda Hoggaaminta Madaxweyne Farmaajo ayaa qaadacay kulanka ay yeelanayaan maanta oo Sabti ah Madaxweyne Farmaajo iyo Xisbiyada Siyaasadda ee heysta shahaadada KMG ee Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka. Hoggaanka Xisbiga…

Read More »

Jubbaland" Shaqadda looma xoojin doono cidii shaqo u doonata dowladda"

0 Visits: 280 | Saturday November 23, 2019 - 09:25:17
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay qorshaha dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo ee Ciidankii jubbaland ay kula wareegeyso. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Gedo ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray Xisbiyadda dalka ka jira

0 Visits: 257 | Saturday November 23, 2019 - 09:22:48
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shir isugu yeeray Xisbiyadda dalka ka jira ee ay diwaangaliyeen Guddiga doorashooyinka Qaranka. Xubno ka mid ah xisbiyadda ayaa Risaala u sheegay in Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda uu ku wargaliyay Casuumadda Madaxweyne Farmaajo.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii ka dhex jiray maamulkiisa

0 Visits: 235 | Saturday November 23, 2019 - 09:21:36
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad u jeediyay Goleyaasha kala duwan ee Puntland, Waxaana uu sheegay in bog cusub oo dhanka Siyaasadda ah uu maamulka u bilaaban doono. Madaxweynaha ayaa sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii maamulkiisa harreeyay ku dhawaad halkii sano ee uu ka shaqeynaayay…

Read More »