HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 24-NOV-2019

0
Sunday November 24, 2019 - 10:07:34 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 24-NOV-2019

    Wasaaradda Beeraha oo beenisay in cu durro laga helay Galleyda iyo Masag gada Dalkeenna Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaa shatooyinka Beeraley da Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga ho ryimid daraasad qald an oo Jaamacad k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Beeraha oo beenisay in cu durro laga helay Galleyda iyo Masag gada Dalkeenna Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaa shatooyinka Beeraley da Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga ho ryimid daraasad qald an oo Jaamacad ku ta ala Waqooyiga Ireland ku sheegtay in cu durro laga helay Galleyda iyo Masaggada Dalkeenna. Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasa aradda Beeraha Soomaaliya aya lagu cad deeyay in dalagyada dalkeenna ay yihiin kuwa dabiici ah (organic) isla markaana warbixinta la soo saaray ay tahay mid been abuur ah oo aan waxba ka jirin.


Bannaan-bax Shalay ay ka Dhigeen Wa dayaasha Gaadiidka BL-ka oo M/ Muqdisho

     Waxaa Shalay Waddooyinka qaar ee M/Muqdisho ka dhacay Bannaanbax kaa so ay dhigayeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha. ee BL-ka ah Bannaanbaxan ayaa wuxuu ka ka dhacay Isgoyskayada Fagax, Towfiiq, Afarta Jardiino & naw aaxiga Isgoyska Sanca oo dhammaan ka wada tirsan Degmada Yaaqshiid ee G.Banaadir.

     Wadayaasha Gaadiidka dadweynaha ee Bannaanbaxa dhigaayo ayaa ka caba naya lacago lagu soo rogay, iyadoo ay xir an yihiin waddooyinka M/ Muqdisho.

      Darawalada qaarkood ayaa sheegay lacagtaan in laga dhaafay markii la xiray waddooyinka Magaalada gudaheeda, bal se Shalay loo sheegay lacagahaasi in laga doonaayo arrintaasi oo ay ku tilmaameen mid aysan awoodin inay bixiyaan.       

      Wadayaasha gaadiidka ayaa sheegay dacwadooda inay gaarsiinayaan madaxda ugu sareysa ee Maamulka Gobolka Banaa dir si wax looga qabto cabashadooda.

      Dhawaan ayeey aheyd markii wadaya asha gaadiidka dadweynaha Banaanbax yo ay ka dhigeen qaar ka mid ah waddooy inka Muqdisho, kuwaasi oo dalbanaayay in waddooyinka loo furo. iyadoo arritooda aysan hirgelin waloow masuuliyiinta gobol ka ay la fariisteen cabashadoodana u she egtay walina ay yihiin kuwa u baahan in wax laga qabtao cabashadooda

Qaabkee u suura gashay in gacanta la gu dhigo ninkii walxaha ku xiray gaari gii ku qarxay Isgoyska…

     Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Soomaaliya aya gacan ta ku dhigay nin la she egay inuu ka dambeey ay qarax duhurnimadii Shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee bar tamaha M/Muqdisho.Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhejis ka waxaa gaarigiisa loogu xiray ruux la sheegay inuu ka mid ahaa shaqaalaha garoonka diyaaradaha M/Muqdisho, inkastoo ninkan ka badbaad ay, balse waxaa ku dha awacmay qof aag gaasi ka ag dhawaa.

    Saraakiil ka tirsan laammaha ammaan ka ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in ninka gaariga ku xiray qaraxa uu qaba shadiisa suura geliyay ninka is ka lahaa gaariga oo arkay qofka waxyaabaha qarxa gaarigiisa, waxaana uu eryaday isla markii uu waxyaabaha qarxa ku dhejiyay, iyadoo intii uu eryanayay uu gaariga qarxay.

      Ciidamada Booliska oo goobta ka ag dhowaa ayaa u suura gashay inay qabta an ninka waxyaabaha qarxay ku xiray ga ariga intii la eryanayay.

    Ninkan la qabtay ayaa markii dambe isa goo indhaha laga xiray oo gacmaha ka jee beysan waxaa la saaray gaari Cabdi Bile oo ciidanka lahaayeen, iyadoo la geeyay mid ka mid ah xarumaha baaristasa Ciid amada ammaanka ku leeyihiin Muqdisho.

     Mid ka mid ah Saraakiisha baaristan wada ayaa laga soo xigtay in Wiilkan dhal inyarada ah ee la qabtay uu qirtay inuu ga ariga qaraxa isaga ku xiray, wuxuuna tilma amay in loo soo diray oo kaliya inuu qara xa ku dhajiyo gawaarida Muraayadaha Ma dow leh oo badanaa ay isticmaalaan shaq siyaadka dowladda u shaqeeya.

      Ciidamada ammaanka ayaa mudooyin kan adkeeyay amniga Caasimadda, wax aana bishan gudahood gacanta lagu dhig ay rag ka tirsan Al-Shabaab oo la qabtay badankood xilli ay isku dayayeen inay ge ystaan falal lid ku ah Ammaanka, si gaar ah qaraxyo iyo toogashooyin.

NISA oo soo bandhigtay Nin sheegay in uu ka dambeeyey qaraxii Shalay

    Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Magaalada Muqdi sho waxaa ay kusoo bandhigtay Nin she egay inuu ka tirsan yahay Ururka Al-Shab aab,isla markaana ka dambeeyey qarax gaari lagu xiray oo shalay ka dhacay agag aarka Isgoyska 14-ka Octoober Ex Soobe ee Magaalada Muqdisho.

     NISA ayaa Barta Twitter-ka kusoo ban dhigtay Muuqaalka Xudeyfa Daa’uud Yuu suf,kaas oo sheegay inuu ka yimid hoygi isa oo ku yaalla degmada Dharkeenleey,I sla markaana Gaari yaalla agagaarka Isg oyska Soobbe uu qaraxa ku xiray.

     Laammaha Ammaanka ayaa Shalay gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Xudey fa, katirsan qaybta qaraxyada AS, kaasoo ku xiray qarax dhejis ah gaari yaalay agagaarka isgoyska Zoobe ayaa lagu yiri ”Qoraal lagu daabacay Twitter-ka NISA.      DS weli wax faah faahin ah kama bixin shaqsiga lahaa Gaariga qaraxa lagu xiray qaraxa uu gebi ahaan burburay.

Duqeymihii Isbahaysiga Sucuudiga ee Yemen oo hoos u dhacay.

Ergayga gaarka ah ee Q/Midoobe u fa dhiyo dalka Yemen Martin Griffiths, ayaa Golaha Amaanka ee QM u sheegtay in ho os u dhac uu ku yimid duqeemihii uu Isbah aysiga Sucuudiga ka waday dalka Yemen.

Ergayga ayaa sheegay in 80% boqolkiiba ay hoos u dhaceen weerarada dhanka cir ka ah 2dii todobaad ee lasoo dhaafay.

Isbahaysiga ayaa dagaalka Yemen ku biiray sanadkii 2015’kii markaas oo ay ga rab siiyeen dowladda uu caalamku aqoon sanyahay ee dalka Yemen.

      Tan iyo waqtigaasi Isbahaysiga uu ho ggaamiyo Sucuudiga ayaa la kulmayay ca mbaareen caalami ah ka dib markii ay ku manaan ruux ay ku dhinteen duqeemo ay u gaysteen isbitaalo, iskuulo iyo suuqyo. Boqorka Sucuudiga, Boqor Salmaan ayaa sheegay inay doonayaan heshiis lagaaro kaas oo lagusoo afjaro colaada dalka Yem en. Ku dhawaad shan sano uu socdo dag aalka Yemen’na waxaa ku dhintay in ka badan 100,000 oo ruux.

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay dib u dayactir ku sameynayso 10 kannaal

Wasiirka Beeraha XFS ayaa sheegay inay dib u dayactir ku sameyna yso Wasaaradda 10 kann aal oo ku yaala gobolada Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe, si loo yareeyo fatahaadda ka dhasha Webiga Shabe elle.

Md.Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha Soomaaliya ayaa sheegay in dayactirka kanaaladaan looga gol leeyahay yareynta fatahaadda. "Waxaan dhameystirnay kann aalka weyn Birimo sugundaariyo ee ku ya alla G/Sh/Hoose, waxaana hadda qorshe yneynaa in Wasaaraddu ay dib u dayactir ku sameyso shan kannaal oo gobolka Sh/ Dhexe ah iyo shan Shabeelada Hoose in la dayactiro, waana tobanka kannaal ee u gu waa weyn” ayuu yiri Md. Ciid  ayaa xus ay in sababta ugu weyn ee uu fatahaadda ku sameyo Webiga Shabeelle ay tahay in webiga uu aasmay oo carro ay ka buuxs antahay."Dhowr siyaabood ayuu Webiga Shabeelle fatahaad ku sameeyaa, tan 1aad waa webiga oo aasmay, isla markaa na aan muddo helin wax dayactir ah, tan 2aad oo ah in biyaha webiga meelo qald an laga furo oo ay sameeyaan biyo baxo, taasi oo ay inta badan adeegsadaan  Al-Shabaab oo difaac ka dhiganeysa” ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka.


Xasan Daahir Aweys oo shaki badan galiyay dilkii Almas Elman ee xerada Xalane

      Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay falkii Arb acadii lagu khaariyey Almas Elman oo la gu dhex dilay xarunta Xalane ee taliska ci idamada AMISOM.

      Muuqaal uu iska soo duubay, Xasan Daahir Aweys oo soconaya ku dhowaad 16 daqiiqo ayaa waxa uu kaga hadlay dha cdadaasi oo weli lagu hayo baaritaan.

     Ugu horreyn wuxuu Tacsi u diray ehell ada iyo qaraabada ay ka baxday marxuum ad Almas Elman oo aheyd diblomaasi ho re iyo ruux u dhaqdhaqaaqa nabadda Soomaaliya.

     Sidoo kale wuxuu ka hadlay aqoontii uu ulahaa Aabaheed oo halyey ahaa, ka as oo uu tilmamay inay daris ahaayeen, isl amarkaana uu wax u qaban jiray dadka.

Xasan Daahir Aweys ayaa xusay in toog ashada lagu dilay Almas ay aheyd mid ku talagal ah oo kaligeed lagu khaarijiyey, si da uu hadalka u dhigay.

      Waxa kale uu sheegay in halka lagu di lay oo ah meel amaan ah, lagana ilaaliyo ammaanka dalka ay abuureyso shaki we yn oo ku aadan amniga xaruntaasi.

      "Meesha gabadha lagu dilay oo dadka an is leeyihiin waa meel ammaan waaye oo ammaankiina laga ilaaliyo, hadii la is la haa inaysan warkaasi sax aheyn meeshii waa ka soo baxaysaa.” ayuu yiri, Xasan Daahir Aweys.

      Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hubka gabadha lagu dilay uu yahay mid qaas ah, islamarkaana ay isticmaasho hal qolo, wa low uusan shaacin cida ay tahay.

      "Hubka gabadha loo isticmaalay qaas waaye, dad badan oo Soomaali ahna waa lagu dilay hub qaas waaye, qolaana iska leh hub iska fakadana maaha.” ayuu sii ra aciyey hadalkiisa, Xasan Daahir Aweys.

      Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuf tay in nolosha dadka Soomaaliyeed ay tah ay nolol wada col ah, islamarkaana welig eed la’is dili jiray, wuxuuna laf ahaantiisu sheegay inuu labo mar ka bad-baaday is ku dil dil oo la doonayey in lagu khaarijiyo isaga.

      "Anaga ka Soomaali ahaan waa nolol wada col waaye waxa inta nala dilay had da uma horreyso weligeed waa nala dilaay ey, aniga xittaa laba goor ayaa la’isku day ey in la’idilo, marka cadow badan ayaan le enahay.” ayuu hadalkiisa ku soo gabagab eeyey, Sheekha.Marxuumad Almas Elman oo shalay Aas Qaran loogu sameeyey gudaha M/Mu qdisho ayaan weli la ogeyn cida ka dambe ysay dilkeeda, balse DFS ayaa sheegtay inay wado baaritaan dheeraad ah oo ku aadan dhacdadaasi.

Wasiirka Gaadiidka oo muddo 10 cisho gudahood loo qabtay inuu ku hor-yimaado Baarlamaanka

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Feder aalka Maxamed Mursal Sh.C/rax maan ayaa u yeeray in mud do 10 cisho gudahood hor-yi maado Baarla maanka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS.Maxamed C/hi Salaad (Oomaar).

     Wasiirka ayaa la faray inuu Baarlama anka hor-yimaado 1-da bisha December, si uga jawaabo su’aalo ku qoran soo jeed inta illaa 10 Xildhibaan oo dalbaday in loo yeero, si wax looga weydiiyo howlaha sha qo ee Wasaaradda iyo xayiraadii diyaa radaha aada Kismaayo.

      Bishii hore ee October ayaa illaa 10 xil dhibaan oo ka tirsan GSh Qaranka ay sax iixeen mooshin soo jeedin ah oo ku saabs an in loo yeero Wasiirka Gaadiidka Duulis ta Hawada, waxaana Xildhibaanada qoray soo jeedinta ay ku lifaaqaan su’aalo dhowr ah oo la xiriira xayiraadii diyaaradaha Kis maayo iyo cida bixisay amarki lagu hakiy ay diyaaraddii qaadi laheyd Madaxweyni hii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif.

Halkan hoose ka akhriso Qoraalka u yeerit aanka iyo Soo jeedinta 10-ka Xildhibaan

Soo jeedin u yeerid

Tiradda Xisbiyada diwaangashan oo gaartay 63 xisbi

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa Shalay shahaadooyinka KMG ah gudoonsiiyay ilaa 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.

Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay Shalay ayaa kala ahaa.

1-Xisbiga qaran,

2-Xisbiga hor-usocodka shaqaalaha,

3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa,

4-Xisbiga Saanuu,

5-Xisbiga midnimada,

6-Huggaan qaran.Tirada guud ee xisbiy ada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan gudiga doorashooyinka qaranka ayaa hadda ah 63 xisbi.

Puntland Oo Soo Bandhigtay Khamri Badan Iyo Agabyo Kale

     Ciidamada amniga Puntland ayaa how lgal ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan M/Garoowe ee Xarunta G/Nugaal waxaa ay kusoo qabteen Maandooriyaha Khamr iga iyo agabyo kale oo dadka dhac loogu geysto. Taliska Booliska Maamulka Pun tland ayaa Shalay Saldhiga Dhexe ee Garoo we kusoo bandhigay dhalooyin badan oo Khamri ah, Xashiish, Ulo, Mindiyo  iyo ko ox dhalinyaro ah oo watay, kuwaasi oo howlgalka lagu soo qabtay.

     Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Booli ska ee Puntland ayaa tilmaamay in dhali nyarada ay dhac  iyo furasho u geysan jir een dadka shacabka ku dhaqan M/Garoo we, hayeeshee howlgal ay Ciidanka amni ga sameeyeen lagu soo qabtay dadkaas.

     Taliska Qeybta Booliiska ee G/Nugaal ayaa digniin Culus u diray dadka ka gan acsada Maandooriyaha noocyadiisa kala duwan, isla markaana soo geliya deegaa nada Puntland, isagoona taliska sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono dad kaas.Saraakiisha CB/Puntland ayaa til ma amay in weli uu socdo howlgalka lagu ba acsanayo dadka isticmaala Maand oori ya ha Khamriga iyo Xashiishka ee ku sugan M/Garoowe iyo deegaanada ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii ka dhex jiray maamulkiisa

    Madaxweynaha Puntland Saciid C/hi Deni ayaa Khubad u jeediy ay  Goleya a sha kala duwan ee  Puntland, Waxaana uu sheegay in bog cusub oo dhanka Siya asadda ah uu maamulka u bilaaban doono.

Madaxweynaha ayaa she egay in lasoo afjaray Khila afkii maamulkiisa harreey ay ku dhawaad halkii sano ee uu ka shaqeynaayay degaanada maamulka Pu ntland.Waxaa uu sheegay in dhammaan Khilaafyadii jiray xaliyay sidda Cabshadda beelaha iyo qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka oo si weyn uga soo horjeeday maamulkiisa.

     Waxaa uu xusay in  xoojinta wada sha qeynta Goleyaasha Dowladda, uuna ho rdhac u yahay kulamo wadashaqeyn oo jo ogto noqon doona, si loo gaaro horumarka Puntland iyo in dadka la gaarsiiyo adee ygada dowliga ah ee asaasiga ah.

     Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhankiisa sheegay in uu la shaqeyn doono Madaxweynaha iyo baarlamaanka, islamarkaana wixii dhacay ku dhawaad halkii sano ee lasoo dhaafay la xaliyay.


Madaxweynaha Jubuuti oo ka hadlay dilki Elmaas Elman

     Dowladda Jabuuti ayaa si adag u camb aareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo gees tay marxuumad, Elma as Elman Ali, taas oo lagu dhex toogtay xarunta Xalane ee M/ Muqdi sho  Madaxwe yna ha Jambuuti Md. Ismaa ciil Cumar Gee lle ayaa geerida Alm aas Elman uga tacsiy adeeyay,dhamaan Qo yskeeda iyo Shacabka Soomaaliye ed oo ay ka baxday.

    Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in Marxuumad Elmaas Elman Ali ay ahayd Iftiin u soo baxayay ummadda iyo Qaran ka Soomaaliyeed,islamarkaana lahayd mu staqbal wanaagsan,wuxuuna hadalkiisa ra aciyay inuu ka naxay geerida Elmaas mar kii uu maqlay.

     Ciidamada DFS ayaa wada baaritaan ku aadan Kiiska Elmaas Elman oo ahayd nabad jire caan ah iyo Diplomaasiyad.

Dowladda Soomaaliya oo joojisay muxa adarro uu Muqdisho ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal

     Dowladda Soomaailya ayaa in gabi ah aanba la joojiyay mux aa darro muran weyn dhal isay oo maalinta  ah lagu waday in Gar oonka Eng Yariisoow [Ex Koon is] uu ku qabto Wadaad ka Sh/M.Cabdi Umal.

Maalintii Jimcihii ina dhaa ftay ayeey ahe yd muxaa darradan in ay ka dhacdo Muq disho hase ahaatee waxaa ay dowladdu dib u dhigtay ilaa maalinta Axadda ah oo beegan , balse War mar kale ka soo bax ay Dowladda ay aa lagu sheegay in gabi ahaanba la joojiy ay muxaadarrada uu qab an lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal

      Dood weyn ayaa ka dhalatay muxaad arradan oo ay ka soo horjeesteen Culima da Dariiqada Suufiyada oo sheegay in ays an munaasad ku ahey Umal in uu la hadlo sida ay hadalka u dhigeen bulsho uu Gaal eysiiyay, iyaga oo dhinaca kalana ku eed eeyay Sheekh Umal in uu meel uga dhac ay Nabiggeena Maxamed NNKH.

      Hase ahaatee eedeymahaa oo dhan waxaa iska difaacay oo ku sheegay waxba kama jiraan Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dalbaday in la keeno cadeymo la xiriira eedeymaha loo soo jeediyay.

Culimada Dariiqada Suufida ayaa ugu        baaqay ugu danbeyntii dowladda Soomaaliya in ay joojiso Muxaadaradaas, iyagoo uga digay in haddii la qabto ay wixii ka dhasha ay mas’uuliyadeeda qaadi doonto dowladda Federaalka.

Faysal Cali Waraabe "Madaxweynihii ay nu islahayn waxbuu hagaajinaya wax ay tallo kaga soo hadhay madax adayg”

     Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Fay sal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay is hayaan mad axweyne Mu use iyo qaran ka Som aliland, is la markaana aan ay ku eegi Karin inuu shar cigii dal ka u yaallay ka tal aabsado.

     Sidaas waxa uu ka sheegay gudoomi ye Faysal mar uu Shalay xaflad u sam eeyey guddid doorashooyinka ee hore ee wakh tigu ka dhamaaday, taas oo uu gud oon siiyey shahaado sharafyo.

      Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in madaxweyne Muuse ka soo ha dhay madax adayg iyo inuu sharcigii ka dhigay siduu doonayo.

"Hadii ay doorashadu dhici waydo tallo ayeey shacabku iskaga imanayaa, Shalay dalkeena wasaarad shaqaynaysa ma jirto, waxa uu dalkii ka dhiga madaxweyne Mu use tukaan uu lahaa oo xaqdaro kaga maqnaa 26 sanno oo uu soo ceshaday oo uu leeyahay aniga leh, taasina waxa suur ogalaysa oo shacabku yeelayo maaha "ay uu yidhi Faysal oo eedo usoo jeediyey ma daxweyne Biixi.

     Waxaanu intaas ku daray ‘Madaxwey nihii aynu islahayn waxbuu hagaajinaya waxay tallo kaga soo hadhay madax ad ayg, laba sanno ayaa intaas baryayey oo madaxaan ka dhukaday way iga dhamaa tay dulqaadii in nin qayrkay ah oo aan ixt iraamay oo madaxweyne ka dhignay oo la shaqaynay intaas in ka badan aan baryaa noqon mayso oo shacabka Somaliland u baryi maayo, Kalitalisnimo dalkani kuma soconayo; qofka aan doonana waan xidha ya, waxaan jecelahay baa sharci ah wax aanan doonayna sharci maaha la aqbali maayo,”

      Sidoo kale, waxa uu sheegay in wada hadalkii muranka komishanka doorashooy inka loo xil saara ganacsato iyo culimada inay kala hadlaan, waxaanu yidhi "wada hadaladii komishana ku saabsanaa ee mu ranku ka taagna may dhamaanin waxan ku wareejinay dadkii wadankan dhaqaala ha ugu badan lahaa ee ganacsadatada iyo culimo uu idinka ahaa, anigoo rajo weyn ka qabin inuu yeeli doono in uu doorkan yeeli doonno ayaan ilaahay ka baryeyaa”

Guddoomiyaha Ururka ONLF "Ismaa mulka Somalidu waa mid muqadas ah "

       Guddoomiyaha Ururka ONLF C/raxm aan Sh Mahdi Maadey oo saxaafadda ku la hadlay gudaha M/Jigjiga ayaa sheegay in Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoo biya  yahay mid muqadas ah, isla mar kaana aan la aqbal ayn siy aasad kasta oo taa kasoo horjee da.

Waxa kale oo uu Gud doomiyuhu sheegay in Ururka ONLF aam insan yahay aayo katashiga buuxa ee um adda Soomaaliyeed arrintaas oo dhiig bad an usoo daatay waa siduu hadalka u dhig ayee.

     Hadalka Guddoomiyaha ayaa kusoo aadaya xilli xisbi cusub oo lagu badalay xisbigii EPRDF laga dhisay dalka, isla mar kaana ku jiraan xisbiyada kale ee ka taliya degaanada dalka marka laga reebo Tigree gga oo kale biyo diiday xisbigan cusub oo EPP lagu magacaabo.

Jubbaland” Shaqadda looma xoojin do ono ciddii shaqo u doonata dowlad a

    Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ju bbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay qorshaha dowl adda dhexe ee Soo maaliya ay ka waddo gobolka Gedo ee Ciid ankii jubbaland ay ku la wareegeyso.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Gedo ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soo maaliya kala qeybin iyo burburin ay ka wa ddo gobolka Gedo. Waxaa uu sheegay in shaqadda maamulka aysan saameyn ku yeelan doonin Shaqsiyaad iyo Ciidan koob an oo dowlada dhexe ee Soomaaliya ku biiray.

    Waxaa uu xusay in cidii maamulkooda ka tirsan oo shaqo u doonataa dowladda dhexe aaney u joojin doonin oo xilkaasi ay qof kale u magacaabayaan.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan sheegay  xaalada kasoo cusbnaatey deg mooyinka galbeedka gobolka Gedo in aan intaas ka badan laga sii aamusnaan karin go’aan rasmi Jubbaland ka qaadaneyso w axa halkaas ka socda ayada oo loo saarey guddi si faahfaahsan ugasoo warbixiya xa alada gobolka Gedo.

    Qaar ka mid ah maamulada degmooy inka Galbeedka gobolka Gedo oo inta ba dan uu maamuli jiray Wasiirkii Amniga Jubbaland oo Muqdisho ku xiran ayaa she egay in ay ku biireen dowlada dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana aysan aqoons aneyn maamulka Jubbaland.


Hooyo Soomaali ah oo wiilkeeda ku dhiira geliysay inuu qirto dambi,balse haatan dhibaato wajahaysa

     Deeqo Xuseen waa hooyo Soomaal iyeed oo deggan dal ka Mareykanka, waxa ayna ka mid tahay da dka carruurtooda had da ka hor looga shaki yay inay qaateen afk aarta kooxaha xag-jirka ahi ee ka dagaalla mayay gudaha dalka Suuriya.

      Balse haatan sida ay sheegtay dhibaa to xooggan ayay kala kulmeysa bulshada Soomaaliyeed ee ay ku dhex nooshahay.

Deeqo oo dhawaan wareysi siisay warba ahinta gudaha ayaa sheegtay in talo ay ku garab istaagtay wiilkeeda oo ahayd in uu qirto dambiga loo haysto ay haatan ku mu teysatay in Soomaalida kale ay ku eedeey aan in ay la shaqeyso mukhaabara adka Mareykanka.

      ''Ilaa maalintii wiilkeyga la xiray ilaa ha atan ma nasto oo xitaa jidka haddii aan maraayo waa la ii dhibaateeya'', ayay tiri Deeqo.

      ''Haddii uu qof saaxiibo aan nahay ila socdo, intay u tagaan qofka ayay ku dhah ayaan maxaa qofkan kula socodsiiyay'',?

''Mararka qaar inay i istaajiyaan ayay igu oranayaan ma FBI baa tahay? marka run tii aan sheegnay darteed baan waxaa soo dhibaato u mareynaa''.

      ''Laba habeen ayaan sigtay oo naftey da halis gashay oo la rabay in dhibaato la ygeysto''. ayay intaasi ku sii dartay Deeqo.

   Deeqo Xusseen waa hooyada dha shay Cabdirisaaq Warsame oo Sannadkii 2015-kii lagu soo oogay dacwad dambiy eed ah inuu qorsheynayey inuu taageero qalab siiyo kooxda Daacish.

      Deeqo ayaa wiilkeeda ku dhiragelisay inuu qirto dambiga loo haysto ka dib mar kii uu iyada u sheegay in uu dambiga gal ay oo la marin habaabiyay waxaana markii uu qirtay dambigiisa isaga iyo laba kale ay maxkamad ku taalla magaalada Minneapo lis ee dalka Maraykanka ku xukuntay xabsi.

      Balse hooyo deeqo ayaa arrintaasi wa xay ku noqotay tuke cambaar leh oo ilaa haatan way daba socotaa arrintaasi.

Cabdirisaaq ayaa haatan waalidiintisa la nool ka dib markii uu soo dhameystay mu ddo xabsiyeedkiisii oo saddex sannadood ahaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip