Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Oo La Kulmay Francisco Madeira

0
Saturday November 23, 2019 - 21:08:15 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Oo La Kulmay Francisco Madeira

    Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Francisco ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne kusoo dhaweey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Francisco ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan AMISOM iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ku sugnaa. Sidoo kale Ambassador Francisco Madeira iyo Cali Guudlaawe ayaa ka wada hadlay sidii leysugu furi lahaa degmooyinka iyo degaanada Hirshabeele ka hor inta aan la gaarin waqtiga kala guurka ama Arrimaha doorashooyinka.Intaasi kadib Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen, iyagoo ka wada hadlay Doorka midowga Afrika uu ka qaadan karo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadkii uu sameeyay fatahaada Baladweyne.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip