Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Doodi Doona Ajendayaal Muhiim Ah

0
Saturday November 23, 2019 - 11:36:33 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Doodi Doona Ajendayaal Muhiim Ah

    Maanta oo Sabti ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulankoodii caadiga ah ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo Sabti ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulankoodii caadiga ah ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.


 

Xildhibaanada ayaa Maanta ka doodi doona Ajendayaal dhowr ah, kuwaasi oo kala ah Akhrinta Koowaad ee xisaab xirka Miisaaniyada sanadkii 2018, dhameystirka Axdiga Midowga Afrika ee dhawrista iyo Gargaarka Barakacayaasha Afrika ee (Axdiga Kambaala) iyo Warbixinta Safarkii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Itoobiya.

odobaadkii lasoo dhaafay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Akhrinta Koowaad marsiiyay Miisaaniyada dowladda ay ku shaqeyn doonto Sanadka Cusub ee 2020-ka.Sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa loo diray fariimo ku aadan in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 23-ka Bisha November uu jiro kulan, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip