Bannaan-bax Maanta ay ka Dhigeen Wadayaasha Gaadiidka BL-ka oo M/ Muqdisho

0
Saturday November 23, 2019 - 15:57:09 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bannaan-bax Maanta ay ka Dhigeen Wadayaasha Gaadiidka BL-ka oo M/ Muqdisho

    Waxaa Saaka Waddooyinka qaar ee M/Muqdisho ka dhacay Bannaanbax kaaso ay dhigayeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha. ee BL-ka ah Bannaanbaxan ayaa wuxuu ka ka dhacay Isgoyskayada Fagax, Towfiiq, Afarta Jardiino & naw aaxiga Isgoyska Sanc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Saaka Waddooyinka qaar ee M/Muqdisho ka dhacay Bannaanbax kaaso ay dhigayeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha. ee BL-ka ah Bannaanbaxan ayaa wuxuu ka ka dhacay Isgoyskayada Fagax, Towfiiq, Afarta Jardiino & naw aaxiga Isgoyska Sanca oo dhammaan ka wada tirsan Degmada Yaaqshiid ee G.Banaadir.

Wadayaasha Gaadiidka dadweynaha ee Bannaanbaxa dhigaayo ayaa ka cabanaya lacago lagu soo rogay, iyadoo ay xiran yihiin waddooyinka Magaalada Muqdisho.

      Darawalada qaarkood ayaa sheegay lacagaan in laga dhaafay markii la xiray waddooyinka Magaalada gudaheeda, balse saaka loo sheegay lacagahaasi in laga doonaayo arrintaasi oo ay ku tilmaameen mid aysan awoodin inay bixiyaan.        

      W adayaasha gaadiidka ayaa sheegay dacwadooda inay gaarsiinayaan madaxda ugu sareysa ee Maamulka Gobolka Banaadir si wax looga qabto cabashadooda.

      Dhawaan ayeey aheyd markii wadayaasha gaadiidka dadweynaha Banaanbaxyo ay ka dhigeen qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho, kuwaasi oo dalbanaayay in waddooyinka loo furo. waina arritooda aysan hirgelin waloow masuuliyiinta gobolka ay la fariisteen cabashadoodana u sheegtay walina ay yihiin kuwa u baahan in wax laga qabtao cabashadooda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip