Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Baaqashada Muxaadaradii Sheekh Umal

0
Saturday November 23, 2019 - 21:00:42 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Baaqashada Muxaadaradii Sheekh Umal

    Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada Muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh Maxamed Cabdi Umal. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada Muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh Maxamed Cabdi Umal. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay dhexdhexaad u tahay Culimada kala Argtiyada duwan ee Soomaaliyeed, isla markaana ay kulmiso Culimada qeybaheeda kala duwan. Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in ayaan darro ay tahay in tashwiish lagu furo Muxaadardii uu qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal taasi oo lagu waday in la qabto Maalinta Berri ah, hayeeshee gabi ahaan lagu dhawaaqay in la baajiyay.

Hoos ka Akhriso Warka dowladda kasoo baxay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip