Wararka

Madasha Xisbiyadda Qaran oo baaq kasoo saaray Xaaladda Galmudug

0 Visits: 268 | Friday January 31, 2020 - 21:04:41
War-Mutiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa loogu baaqay DFS inay joojiso faragelinta dhismaha Maamul Gobaleedka Galmudug maadaama Xukuumaddu ay ku fashilantay dhismaha Galmudug Mid ah una qeybisay 3 Maamul.

Read More »

Sawirro: Mashruuca garoonka cusub ee diyaaradaha ee Muqdisho oo la sahmiyey

0 Visits: 268 | Friday January 31, 2020 - 20:57:48
Muqdisho (Caasimada Online) –Sahankii u horeeyay oo ah Mashruuc lagu dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilowday, ayada oo garoonkan uu ku fariisan doono dhul cabirkiisu yahay 14KM. Xubno ay ka mid yihiin xildhibaan Cabdulqaadir Carabow, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka…

Read More »

Ahlu-Sunna oo shaaca ka qaaday sababta aysan ugu tanaasulin doorashada DF

0 Visits: 220 | Friday January 31, 2020 - 20:55:01
Madaxda Ahlu Sunada Galmudug ayaa wax laga weydiiyay sababta aanay ugu tanaasulin doorashada ay gadaal ka riixeyso Dowladda Federaalka Somaliya, una qabteen doorasho kale oo taasi liddi ku ah. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha xigga ee Galmudug, ee garabka Ahlu-Sunna…

Read More »

AMISOM oo sanadkan bilaabeysa dhimistii u horeysay Ciidamada (1,000 askari oo la daad-gureynayo)

0 Visits: 200 | Friday January 31, 2020 - 19:48:38
Ilaa 1,000 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ayaa la filayaa in laga daad-gureeyo gudaha dalka Somalia marka la gaaro dabayaqadda bisha soo socota ee Feberaayo.

Read More »

Bruno Fernandes Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Muuqday Tababarka Man United & Xiddiga Oo Taam Buuxa U Ah Inuu Wajaho Wolves

0 Visits: 237 | Friday January 31, 2020 - 19:20:58
Man United ayaa isku diyaarineysa kulanka ay Old Trafford kusoo dhaweynayaan Wolves, waana ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Read More »

Dowladda oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

0 Visits: 240 | Friday January 31, 2020 - 19:02:57
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur dillaaca xanuunka coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ka dilaacey 18 dal oo dunida ku kala yaal. War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay had-iyo-jeer ku guda-jirto…

Read More »

Ra'iisul wasaare Boubou Cisse oo ku dhawaaqay in uu qorayo 10,000 oo ciidan ah

0 Visits: 245 | Thursday January 30, 2020 - 22:00:25
Boubou Cisse Ra'iisul wasaaraha Mali ayaa shaaca ka qaaday qorsheyaal dowladdiisa ay ku qoraneyso ciidammo militari ah si wax looga qabto weerarada kooxaha jihaad doonka ay ka geystaan dalkaas. Boubou Cisse wuxuu sheegay in bilooyinka nagu soo aadan ay qorayaan 10,000 oo ciidan ah. Waxaa la sheegay…

Read More »

Mareykanka oo sheegay in Weerarkii Al-Shabaab looga burburiyay lix diyaaradood

0 Visits: 216 | Thursday January 30, 2020 - 21:58:21
Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su'aalo ka weydiiyeen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Manda Bay, ayaa qiray in ciidamada Mareykanka aysan weerarkaas ugu diyaar garoobin sidii loo baahnaa. Jeneral…

Read More »

Puntland: Waalidiinta ardayda dugsiyada sare oo codsaday in aan la siyaasadayn mustaqbalka carruurtooda

0 Visits: 193 | Thursday January 30, 2020 - 20:54:18
Waalidiinta ardayda dugsiyada sare ee Puntland ayaa soo saaray baaq ay uga dalbanayaan dowladda federalka iyo maamulka Puntland in aan siyaasad loo adeegsan xaqa carruurtooda u leeyihiin inay helaan shahaadadooda waxbarsho. Waalidiinta oo Garowe kula hadlay saxaafada ayaa codsaday in si degdeg loogusoo…

Read More »

Waa sidee xaaladda Soomaalida ku sugan magaalada Wuhan ee uu cudurku ka dillaacay?

0 Visits: 228 | Thursday January 30, 2020 - 20:43:24
Labo nin oo Soomaali ah ayaa BBC-da u warramay iyagoo ku kala sugan gudaha iyo bannaanka magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasoo ah meeshii ugu horreysay ee uu ka dillaacay cudurka dunidoo dhan ka walaacsan tahay ee coronavirus. Dwoladda Shiinaha ayaa hal isbuuc ka hor joojisay dhammaan safarradii…

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee garabka Xaaf oo lagu doortay Gaalkacyo

0 Visits: 199 | Thursday January 30, 2020 - 20:40:24
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee garabka Madaxweyne Xaaf ayaa maanta waxaa ay doorteen Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xareed Cali Xareed ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Sidoo kale…

Read More »

Waxgaradka G/Gedo Oo Baaq U Diray DFS Kadib Baxsashadii Wasiirkii Amniga Jubbaland

0 Visits: 175 | Thursday January 30, 2020 - 20:37:06
Waxgaradka ku nool Gobolka Gedo oo ah halka uu ka soo jeedo wasiirka amniga ee Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan ayaa baaq u diray dowladda fedraalka Soomaaliya kadib markii ay shaacisay in uu halkii lagu hayay uu ka baxsaday isla markaana ay baadi goobayaan hay'adaha amniga. Waxgaradka ayaa dowladda…

Read More »

Sawirro:-Somalia Iyo Bangiga Adduunka Oo Ka Wadahadlay Fulinta Mashaariic Muhiim Ah

0 Visits: 221 | Thursday January 30, 2020 - 20:34:28
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo la kulmay Madaxda Baanka Aduunka u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ay ka wada-hadleen siddii kor looggu qaadi lahaa Ganacsiga Soomaaliya sidoo kale na looggu abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo Ganacsatada dalka.…

Read More »

Diyaarad Rakaab Ah Oo Duuliye La'aan Duushay Iyo Shirkadda Sameysay Oo Ka Hadashay Ammaanka Lagu Qabi Karo

0 Visits: 188 | Thursday January 30, 2020 - 20:30:34
Su'aasha ah goorma ayay dunida arki doontaa diyaarad rakaab oo aan duuliye lahayn waxay taagneyd muddo sannado ah, balse hadda waxaa muuqata in shirkadaha qaar ay arrintaa ku dhiiranayaan. Inkastoo tiknoljiyadda casriga ah ay hadda ka hana qaaday dunida, haddana ma jirin caddeymo sax oo muujin kara…

Read More »

Dowladaha Caalamka Oo Loo Diray Fariin Ka Dhan Ah Cudurka Coronavirus

0 Visits: 188 | Thursday January 30, 2020 - 20:28:32
Virus kan oo markiisii hore ka dillaacay Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa ku sii faafay guud ahaan dalkaasi , waxaana la karaan tiilay magaaladii ugu horreeysay ee laga helay . Xanuunkan ayaa sidoo kale lagu arkay dad qaba oo ku nool waddamo ay ka mid yihiin Mareykanka , Australia , Singapore…

Read More »

Ethiopia Oo Baadi Goobaysa Masuuliyiin Ka Tirsanaa Maamulka Soomaalida Ethiopia Oo Ku Eedeysan Dembiyo Culus

0 Visits: 253 | Thursday January 30, 2020 - 20:25:56
Berhanu Tasegaye oo ah Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Ethiopia,ayaa sheegay inay Xafiiskiisa dhibaatooyin ka soo wajaheen sidii loo soo qaban lahaa ku dhawaad 1,600 qof oo uu ku tilmaamay Qas-wadayaal ka dambeeyey colaado iyo dilal ka dhacay qaar ka mid ah Maamul-gobaleedyadda iyo kuwa magaallooyinka…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

0 Visits: 203 | Thursday January 30, 2020 - 20:24:15
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa. Maareeyaha Hay'adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdi…

Read More »

Sheekh Shariif Iyo Wakiilka QM Ee Somalia Oo Kulan Xasaasi Ah Ka Yeeshay Xaaladda Galmudug

0 Visits: 165 | Thursday January 30, 2020 - 20:17:33
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna hogamiyaha madasha Xisbiyada Qaran iyo wakiilka QM ee Soomaaliya Ambassador James Swanayaa kulan wadajir ah ka yeeshay xalaadda Galmuudg gaar ahaan arrimaha doorashada maamulkaas. Labada masuul ayaa kulankooda iskula soo qaaday khilaafka…

Read More »

Puntland oo ku dhawaaqday baaritaanno la xiriira Caabuqa Corona virus

0 Visits: 205 | Thursday January 30, 2020 - 19:17:58
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, ayaa ka warbixiyay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista maanta ah oo looga hadlay; Arrimaha Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka…

Read More »

Israel oo doonaysa inay sheegato daanta Galbeed

0 Visits: 201 | Thursday January 30, 2020 - 19:15:57
Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda ugu sheegato saddex meelood meel ka mid ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, ayada oo la waafajinayo qorshaha madaxweynaha Mareykanka uu ku dhawaaqay ee Bariga Dhexe. Qorshaha Trump ee…

Read More »