Puntland oo ku dhawaaqday baaritaanno la xiriira Caabuqa Corona virus

0
Thursday January 30, 2020 - 19:17:58 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo ku dhawaaqday baaritaanno la xiriira Caabuqa Corona virus

    Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, ayaa ka warbixiyay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista maanta ah oo looga hadlay; Arrimaha Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaarii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, ayaa ka warbixiyay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista maanta ah oo looga hadlay; Arrimaha Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka ee ka qabsoomay Boosaaso. Wasiirka Warfaafinta, ayaa sheegay in Goluhu warbixin ka dhegaystay Wasaaradda Caafimaada Puntland, warbixintaasi oo la xiriirta halista Caabuqa dilaaaga ah ee Coronavirus oo ka dillaacay waddanka Shiinaha, balse ku sii faafaya dalalka ee Dunida. Mudane Sabareey waxa uu sheegay in wasaaradda Caafimaadka Puntland, ay garoomada Diyaaradaha geysay qalab iyo Shaqaale Caafimaad oo baaritaanno ku samayn doona dadka kala duwan ee dibadda ka imaaanaya, gaar ahaanna dadka ka imaanaya dalka Shiinaha ee ku soo degaya Garoomada Puntalnd.

Hoos ka daawo hadalka wasiirka oo dhan

PUNTLAND POST



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip