Dowladaha Caalamka Oo Loo Diray Fariin Ka Dhan Ah Cudurka Coronavirus

0
Thursday January 30, 2020 - 20:28:32 in Wararka by
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladaha Caalamka Oo Loo Diray Fariin Ka Dhan Ah Cudurka Coronavirus

    Virus kan oo markiisii hore ka dillaacay Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa ku sii faafay guud ahaan dalkaasi , waxaana la karaan tiilay magaaladii ugu horreeysay ee laga helay . Xanuunkan ayaa sidoo kale lagu arkay dad qaba oo ku nool waddamo a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Virus kan oo markiisii hore ka dillaacay Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa ku sii faafay guud ahaan dalkaasi , waxaana la karaan tiilay magaaladii ugu horreeysay ee laga helay . Xanuunkan ayaa sidoo kale lagu arkay dad qaba oo ku nool waddamo ay ka mid yihiin Mareykanka , Australia , Singapore iyo kuwa kale oo carab iyo Asian ah . Illaa imminka dalalka uu saameeyay waxaa ay gaarayaan 16 dowladood , waxaa u geeriyooday 130 qof halka 6,000 oo ruuxna ay la xanuun sanayaan illaa imminka Majirto illaa waqtigan dawo gaar ah oo uu qofka kaga bogsoon karo xanuunkan sida deg degga ah la'isu qaadsiiyo , kaliyana waxaa lagu talinayaa in qofka uu nadaafadda ku dadaalo. Dhakhtar lagu magacaabo Rayan kana tirsan ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in ay diyaariyeen Khubaro Caafimaadk oo u duulaya dalka shiinaha si ay baaritaan ugu sameeyaan hannaanka Viruskan la isu qaad siiyo . Waxaa sii kordhaya walaaca Dowladaha caalamka ay ka muujinayaan xanuunkan dhibaatada ba'an ku haya Shiinaha iyo waddamo badan oo adduunka ah .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip