Bruno Fernandes Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Muuqday Tababarka Man United & Xiddiga Oo Taam Buuxa U Ah Inuu Wajaho Wolves

0
Friday January 31, 2020 - 19:20:58 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bruno Fernandes Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Muuqday Tababarka Man United & Xiddiga Oo Taam Buuxa U Ah Inuu Wajaho Wolves

    Man United ayaa isku diyaarineysa kulanka ay Old Trafford kusoo dhaweynayaan Wolves, waana ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Man United ayaa isku diyaarineysa kulanka ay Old Trafford kusoo dhaweynayaan Wolves, waana ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Labadaan kooxood dhawaan ayey isku arkeen koobka FA Cup-ka, laba kulan oo ay ciyaareen 3-2 waxaa kusoo baxay Red Devils oo iska xaadirisay wareega xiga.

Sawirada maanta laga qaaday ciyaartoyda Man United aad ayey dadka u raadiyeen maadaama uu qof walba isha ku hayay hadii uu kasoo muuqdo saxiixa cusub ee kooxda Bruno Fernandes oo lambarka 18-aad loo xiray.

Xiddiga reer Portugal ayaa soo xaadiray tababarka, wuxuuna la shaqeeyay saaxiibada cusub – Ole Gunnar ayaa xaqiijiyay in xiddigaan uu ku jiro liiska uu xulan doono balse uusan ogeyn sida uu kaga qeyb qaadan doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip