Dowladda oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

0
Friday January 31, 2020 - 19:02:57 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

    Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur dillaaca xanuunka coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ka dilaacey 18 dal oo dunida ku kala yaal. War-Saxaafadeedka ayaa wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur dillaaca xanuunka coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ka dilaacey 18 dal oo dunida ku kala yaal. War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Wasaaradda Cafimaadka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip