Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee garabka Xaaf oo lagu doortay Gaalkacyo

0
Thursday January 30, 2020 - 20:40:24 in Wararka by
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee garabka Xaaf oo lagu doortay Gaalkacyo

    Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee garabka Madaxweyne Xaaf ayaa maanta waxaa ay doorteen Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xareed Cali Xareed ayaa waxaa loo doortay Gud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee garabka Madaxweyne Xaaf ayaa maanta waxaa ay doorteen Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xareed Cali Xareed ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Sidoo kale Xildhibaanada ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Galmudug. Doorashooyin iska soo horjeeda ayaa waxaa ay ka kala soconayaan magaalooyinka Dhuusmareeb iyo Gaalkacyo. Shalay ayay aheyd markii Shiikh Shaakir loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee maamulka galmudug, islamarkaana ay doorteen xildhibaano.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip