Wararka

Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha

0 Visits: 204 | Tuesday January 28, 2020 - 22:39:00
Inta la xaqiijiyay Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya sidda ay shaaciyeen Mas'uuliyiinta Caafimaadka. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay i n Afarta qof ayaa lagu karantiilay gudaha magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.…

Read More »

Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Xabsiga Ka Baxsaday,Yaa ka dambeeyay arrinkaasi.

0 Visits: 201 | Tuesday January 28, 2020 - 22:33:02
Taliye Kuxigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa goor dhow shaacisay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan uu ka baxsaday xabsi uu ku xirnaa. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku sheegtay in hey'addaha amniga ay ku raad-joogaan C/rashiid Janan oo ka…

Read More »

Dhageyso:-Sheekh Shariif oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Dowladda

0 Visits: 218 | Tuesday January 28, 2020 - 11:04:21
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku dhamqaan,isla markaana aysan waqti u dhimin wax aan waxba kasoo baxeyn. Waxaa uu soo hadal qaadey arrimaha doorashooyinka,waxaana…

Read More »

LeBron James Breaks His Silence After Kobe Bryant's Tragic Death

0 Visits: 773 | Tuesday January 28, 2020 - 11:00:14
"I'm Not Ready but here I go. Man I [sic] sitting here trying to write something for this post but every time I try I begin crying again just thinking about you, niece Gigi and the friendship/bond/brotherhood we had!" James, 35, wrote via Instagram on Monday, January 27.

Read More »

Musharax si cad u sheegay in uusan ka qeyb galeyn doorashada Galmudug

0 Visits: 168 | Tuesday January 28, 2020 - 10:40:03
Musharax Cabdi Dheere oo kamid musharixiinta isku baheystay doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socota Magaalada Dhuusamareeb ayaa cadeeyay in uusan diyaar u aheyn ka qayb galka doorashada dhaceysa 30-ka Bishaan. Cabdi Dheere waxaa uu sheegay in lagu guuleysan waayay in la dhiso maamul loo dhan yahay,isla…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 28-1-2020

0 Visits: 366 | Tuesday January 28, 2020 - 09:40:54
Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub Hoggaamiyayaasha Somaliya, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saar een M/ Asmara oo ay Shalay ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aas'aaso Iska ashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyad eed sheegeen inuu yahay iskaashi…

Read More »

Turkiga Oo Ka Digay Dhul-Gariir Xoogan Oo Ka Dhaca Istanbuul

0 Visits: 201 | Monday January 27, 2020 - 22:40:39
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inay u diyaar garoowday Dhul-gariir xoogan oo ay suurto gal tahay inuu ka dhaco Magaalada Istanbuul oo ah Magaalada ugu weyn dhinaca dhaqaalaha ee dalkaas. Suleymaan Soylu oo ah Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga oo la hadlay Telefishinka CNN Turki ayaa waxaa…

Read More »

IMF Oo Warbixin Cusub Kasoo Saartay Barnaamijka Deyn Cafinta Ee Somalia

0 Visits: 192 | Monday January 27, 2020 - 22:38:45
Warbixin ay soo saartay Hey'adda Lacagta aduunka (IMF) ayay ku sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay dib u eegista labaad ee wajiga afaraad ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo ka dhigan ka gudbida wajiga afaraad ee Barnaamijka. IMF Waxaa ay madaxda Soomaaliya ku amaantay sida ay xoogga u saarayaan…

Read More »

RW Kuxigeenka dalka oo ka qeyb-galay Shir ka furmay jabuuti

0 Visits: 208 | Monday January 27, 2020 - 22:34:49
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khdar oo uu wehlinayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa ay ka qeyb-galayaan Shirweynaha Waxbarashada Afrika,kaas oo Maanta ka furmay dalka jabuuti. Shirkaas ayaa waxaa…

Read More »

Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub

0 Visits: 206 | Monday January 27, 2020 - 22:32:28
Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aas'aaso Iskaashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyadeed sheegeen inuu yahay iskaashi cusub oo goboleed. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya…

Read More »

Laftagareen oo Nairobi kula kulmey Madax ka tirsan WFP

0 Visits: 202 | Monday January 27, 2020 - 22:30:08
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) oo Maalmahan ku sugan Dalka Kenya gaar ahaan Caasimadda Nairobi ayaa kulan la qaatay Cesar Arroyo oo ah Masuulka ugu Sareeyo Hay'adda WFP Qeybta Bariga Africa,waxaana qeyb ka ahaa kulanka Wasiirka Maareynta iyo…

Read More »

Gudigga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo muddo kordhin sameeyey

0 Visits: 195 | Monday January 27, 2020 - 22:27:32
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay shaaciyeen in muddo lagu darey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug,iyaga oo soo bandhigey Musharixiinta qaatay Shahaadada musharaxnimada Galmudug kuwaas oo kala ah. Musharax Madaxwayne…

Read More »

Seyniyahanno sheegay in xiddigga ugu iftiinka badan cirka uu qarxi rabo.

0 Visits: 225 | Monday January 27, 2020 - 22:25:06
Cirbixiyeennada adduunka, oo isugu jira seynisyahanno iyo khubaro ayaa indhaha ku haya cirka, iyagoo rajo ka qaba "fursad lama helaan ah oo nolosha hal mar lagu arki karo". Waxay ka shaki qabaan in xiddigga lagu magacaabo "Betelgeuse", oo ah kan ugu iftiinka badan xiddigaha cirka ee…

Read More »

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo War-Saxaafadeed soo saarey

0 Visits: 198 | Monday January 27, 2020 - 11:45:05
Odayaasha Saxiixayaasha Galudug ayaa kulan ay u yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galudug waxaa ay kasoo sareen War-Saxaafadeed ka kooan 7 Qodob oo ay uga hadlayeen xaalada Galudug iyo doorashooyinka.

Read More »

Daahir Geelle "Awood waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan, awood uma aqaan mida qoriga ka timaada"

0 Visits: 210 | Monday January 27, 2020 - 11:41:51
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay sababihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu salka ku hayay kala aragti duwanaantii u dhaxeysay isaga iyo dowladdii uu ka tirsanaa.

Read More »

Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho iyo faah faahin ka soo baxaya

0 Visits: 193 | Monday January 27, 2020 - 11:38:04
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon caan ah oo lagu magacaabi jiray C/risaaq Yuusuf Siicow (Shabeel), kaasoo u geeriyooday dhowr xabadood oo ay ku dhifteen rag bastoolad ku hubeysan.

Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo Shir uga qeyb-galaya Jabuuti

0 Visits: 234 | Monday January 27, 2020 - 11:31:54
Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxaa ay agareen dalka jabuuti,halkaas oo la filayo inay Shir uga qyeb galaan. Wafdiga oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa ay dalkaasi…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-gelaya shirka Saddex Geesoodka ah ee Soomaaliya, Ereteriya iyo Itoobiya

0 Visits: 269 | Monday January 27, 2020 - 11:26:27
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Ereteriya kaga qayb-gelaya kulan Madaxeed ku saabsan Iskaashiga Saddex Geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Ereteriya iyo Itoobiya. Kulankan oo ay ka qayb-gelayaan Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 27-KA JANNAAYO 2020-KA

0 Visits: 1113 | Monday January 27, 2020 - 11:08:18
RW KHEYRE OO CIIDAMO FARABADAN SAGOOTIYEY AMARNA SIIYEY Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda fede raalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Kha yre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoo gga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaad ashaya howlgallada aka dhanka ah AlShabaab. Ciidanka oo lagu tababaray xerada Gen.…

Read More »

Golaha Arrimaha Islaamka Itoobiya oo Sharci ogolaansho la siiyey

0 Visits: 233 | Sunday January 26, 2020 - 19:22:38
Golaha sare ee Arimaha Islaamka dalka Itoobiya ayaa 60-sano kadib Golaha Wasiirada dalkaasi Ethiopia ka helay aqoonsi rasmi ah oo uu kaga shaqayn karo dalkaasi, taasoo noqotay guul usoo hoyatay bulshada islaamka ah ee ku dhaqan dalka Ethiopia.

Read More »