HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 28-1-2020

0
Tuesday January 28, 2020 - 09:40:54 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 28-1-2020

    Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub Hoggaamiyayaasha Somaliya, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saar een M/ Asmara oo ay Shalay ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aas'aaso Iska ashiga Geeska Afr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub Hoggaamiyayaasha Somaliya, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saar een M/ Asmara oo ay Shalay ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aas'aaso Iska ashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyad eed sheegeen inuu yahay iskaashi cusub oo goboleed. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaali ya Maxamed C/hi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyo R/Wasaaraha Itoo biya Abiy Ahmed ayaa war-muritiyeed ay soo saareen ku sheegay inay ku heshiiyeen inay kala tashtaan madaxda kale ee Geeska Afrika sidii looga miro-dhalin lahaa fikirkaasi iskaashiga cusub ee G/Geeska Afrika. Waxay sheegeen saddexda hoggaamiye inay isla qaateen qorshe waxqabad ee sann adkan 2020-ka iyo wixii ka dambeeyaba, kaasi oo diiradda saaraya laba hadaf oo kala ah xoojinta nabadda, degganaanshaha iyo amniga, iyo kobcinta dhaqalaha iyo horum arinta bulshada. Dhinaca amniga waxay sheegeen sade dxda hoggaamiye inay ku heshiiyeen inay la dagaalamaan isla markaana baabi'iyaan hal ista uu gobolku wajahayo ee dhinaca argagi sixsada, isku socodka hubka iyo maandoori yayaasha. Dhanka horumarinta dhaqaale iyo bul sheed, waxay isku waafaqeen in ay mudna anta siiyaan abaabulidda khayraadka bini-aadam iyo kan dabiiciga ah ee faraha bad an; iyaga oo dhisaya, casriyeynaya, iskuna xiraya kaabayaasha dhaqaalaha iyo waaxaha adeegyada iyo waxsoosaarkaba.

Carruur Cudurro kala duwan ugu dhinte en Badhaadhe

       Wararka ka imaanaya degamada Badh aadhe ee G/Jubbada Hooe ayaa sheegaya in ugu yaraan sagaal carruur ah ay u geer iyoodeen cudurro kala du wan oo kuwa faafa ah, oo sida ay mas uuliyiinta degaanku shee geen ay ka mid yihiin Jadeeco.

       Cabdinuur Maxam ed Xiiray oo ka mid ah mas’uuliyiinta caafima adka ee qaabilsan Ba dhaadhe, balse haatan ku sugan deega anka Kulbiyow ayaa heegay in Cuduradaan ay muddo todobaado ah ka jiraan Ba dha adhe,isla markaana ay Carru ur ku geeriyo odeen. Waxaa uu sheeg ay in Cudurkaas uu ku faafey tuulo oyin dhowr ah oo hoostaga de gmada Badhaadhe,isodo kal ena Goobo caafimaa aysan ka jirin Badhaa dhe iyo dee gaanka Kulbiyow.

Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo guddo omiyay shir u dhaxeeyay UNka iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda.

      Shir u dhaxeeyay Wasaaradaha Arrima ha Dastuurka, Amniga, Cadaladda, Arrima ha Gudaha iyo Federaalka iyo qaar kamid ah hay’adaha UNka ayaa Shalay waxa uu ku qabsoomay xarunta Wasaaradda Arrim aha Dastuurka ee XFS.

Shirka oo uu gudoominayay Wasiirka Arrima ha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaam ac ayaa waxaa looga dooday dhameeystirka dastuurka iyo sidii xal-looga gaari lahaa qo dobada masiiriga ah ee u baahan in wada-xaajood siyaasadeed laga gaaro.

      Ugu horeyn, Agaasimaha Guud ee W/ Ar rimaha Dastuurka Maxamed Abuukar Zu beyr ayaa waxaa uu ka qaybgalayaasha shir ka u sameeyay soo jeedin ku saabsan qorsh aha guud ee Wasaaradda ee ku aaddan dha meeystirka dastuurka bartamaha sanadkan 2020ka.

      Wasiir Saalax Axmed Jaamac oo ka hadl ay shirka ayaa sheegay in XF ay ka go’an ta hay dhameeystirka dastuurka iyada oo loo marayo hannaan wadatashi.

       "Waxaa naga go’an dhameeystirka da stuurka inaga oo kaashaneyna wasaarada ha dowladda dhexe iyo kuwa gobolada ee ay quseeyaan inay soo dharaadhiriyaan qod obada dastuurka ee u baahan in xal siyaasa deed laga gaaro, sanadkan waxa aan doone ynaa inaga dowaladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo wadajira inaan dastuurka qabyo tirno” ayuu yiri Wasiirka.

      Dhanka kale, waxaa shirka ka hadlay ag aasimayaasha guud ee Wasaaradihii ka soo qaybgalay shirka iyo masuuliyiin ka socday UNka iyaga oo sheegay inay Wasaaradda Dastuurka kala shaqayn doonaan fulinta qorshaha u degsan sanadkan.

Ugu dambayn, waxaa lagu ballamay in la da rdargeliyo howlaha dhemeeystirka dastuurka iyada oo lagu shaqeeynayo hannaan wadata shioo lala sameynayo shacabka Somaliyed.

RW Kuxigeenka dalka oo ka qeyb-galay Shir ka furmay jabuuti

R/Wasaare ku xigeenka XFS Md.Mahdi Max amed Guuleed Khdar oo uu wehlinayo W/W/Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan C/hi Goodax Barre ayaa waxaa ay ka qeyb-galayaan Shirwey n aha Waxbarasha da Afrika,kaas oo Sha lay ka furmay dalka jabuuti.

     Shirkaasayaa wa xaa goobjoog ka ah Ma dax badan oo ka so cota wadamada Afrika, waxaana R/Wasa are kuxigeenka dalka uu Shirka ka jeediyey khudbad uu kaga hadlay xaalada Waxbara shada Soomaaliya iyo si da XFS waqti badan u gelineyso in horum ar laga sameeyo.

      Shirweynaha Waxbarashada Afrika ee ka furmay Jabuuti ayaa inta uu socdo waxaa lagu soo bandhigi doonaa Heerka Waxbar asho ee dalalka afrika sidii lagu horumarin la haa,iyada oo madaxda wadamada Afrika ay isla gorfeyn doonaan.

        Sidoo kale Wafdiga ka socda Dowladda Soomaaliya oo kala ah R/Wasaare ku xige enka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Kha dar) & W/W/Waxbarashada Soomaaliya Xi ldhibaan Goodax ayaa waxaa ay kulamo ka la duwan la qaadan doonaan madaxda Shir kaasi goobjooga ka ah, iyaga oo kala hadli doono arrimo ku saabsan Soomaaliya.

Nabadoon caan ah oo Habeen Hore lagu dilay Muqdisho iyo faah faahin ka soo baxaya

     Kooxo hubeysan ayaa Habeen Hore ku dilay M/Muqdisho Nabadoon ca an ah oo lagu ma gaca abi jir ay C/risaaq Yuusuf Sii cow (Shabeel), kaasoo u geeriy oo day dhowr xabado od oo ay ku dhifteen rag bastoolad ku hub eysan. Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Bar waaqo ee degmada Dayniile, waxaana goob ta ay ka baxsadeen kooxdii dilka geysatay.

      Goobjoogayaal ayaa sheegaya in raga hubeysan ee dilka geystay ay wateen gaari ay ku hor-jareen gaari uu watay Nabadoon ka,xilli uu ka yimid masaajid uu salaadii cish a ku soo dukaday.  Ciidamo ka tirsan ku wa Amniga ayaa howlgallo ay ka sameeye en waaxda Barwaaqo, inkastoo aanay u su ura gelin inay gacanta ku soo dhigeen raggii dil ka geystay.

     Dilkan ka dhacay degmada Dayniile ay aa ku soo aadaya, xilli bilihii la soo dhaafay xaalada amniga ee degmadaas ay soo haga ageysay, iyadoo ay ka mid aheyd degmooy inka Ciidamada amniga xilliyada habeenkii si joogta ah howlgalada uga fuliyaan.

Al-Shabaab oo war xasaasi ah ka soo saaray dilkii loo gaystay C/risaaq Shabeel

     Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dil Habeen Hore fiidkii hore Dayniile lo ogu geystay Na badoon Cabdirisaaq Yuus uf Shabeel. War ka soo ba xay Al-Shab aab ay aa la gu sheegay in marxuumka ay toogashu ku dileen Xoogago oda, kadib na ay goobta isaga dhaqaaqeen.

       Sidoo kale qoraalka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Marxuum Ca bdirisaaq Shabeel uu la shaqeynayey sir do onka Mareykanka, islamarkaana uu ku lug la haa culumo loo gacan galiyey Mareykan ka, sida lagu yiri warka Al-Shabaab soo saartay

Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa inta badan dilal qorsheysan iyo weeraro gaadma ah ka fuliya qaar ka mid ah xaafadaha M/Mudisho


RW Kheyre oo daahfurey mashruuc lagu maalgelinayo 340 Dhallinyaro ah

    R/Wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Kha yre ayaa Shalay furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhal linyaro Soomaaliy eed ah oo soo ba ndhigay hal abuur ganacsi oo guu le ystay. Dowladda Soomaaliya ayaa fuline ysa barnaa mijka, waxaana maal gelinaysa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mar aykanka (USAID) oo ku binaysa US$1.6Mliy an, wa xaana ka qayb qaadanaya qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga dalka.

      Mashuurcaan ayaa qayb ka qaadanaya horumarinta dhaqalaha dalka, Kobcinta dha qaalaha qoyska, abuuridda fursado shaqo, iyo in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka fog aadaan Dembiyada iyo xagjirnimada.

      Dhallinyarada ka faa’iideysanaya Barnaa mijkaan ayaa ka yimid dhammaan gobollada dalka, waxaana hal abuurrada ganacsi ee loo maalgalinayo kamid ah Beeraha, kallu umeysiga, Tamarta iyo Tiknoolojiyadda.

       DS ayaa muhiimadda 1aad siineysa aw ood siinta dhallinyarada iyo u abuuridda fur sado shaqo oo ay ku daboolaan baahiyado oda, qayb waynna ka qaata horumarka guud ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Kooxda Daacish oo dhaq-dhaqaaqyo cus ub ka bilowday Buuraleyda Qandala ee Gobolka Bari.

    Wararka naga soo gaaraya D/Qandala ee G/Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Ururka Daacish, ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen Buuraleyda ku dhow dhow deg madaas. Malayshiyaad ka tirsan Kooxda Da acish oo aad u hubaysan ayaa Axadii lagu a rkay tuulooyin hoos yimaada D/Qandala ee G/Bari, kuwaasi oo ka soo degtay dhul ka bu uraleyda ah, sida ay kusoo wara mayaan Dadka de gaanka.

     Dhaqdhaqaaqyada cusub ee Daacish bil owday, ayaa ku soo beegmaya, xilli wefdi ka tirsan D/Puntland uu ku sugan yahay degma da Qandala, islamarkaana ay halkaasi ka da ah-fureen mashruuc Layrarka Cadceeda ku shaqeeya iyo Guriga Fareenka oo ay hirgel isay hay’adda TIS+/USAID.

    Kooxda Daacish ayaa horay u qabsatay degmada Qandala 26-kii October 2016, ba lse ciidamada difaaca dowladda Puntland ay aa Daacish dib ugala wareegay degmadaasi Qandala 7-dii December 2016.

Sheekh Shaakir ” Dowladda federalka ka yeeli mayno in qof Shabaab xiriir la leh ay Galmudug madax ka noqoto

      Madixii xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eede eyay DFS inay ka shaqeynayso in Galmudug ay madax noqdaan shaqsiyaad xidhiidh laleh Al-shabaab. Sh.Shaakir, ayaa sidoo kale DF ku eedeeyay inay dagaal cad kula jirto cid kasta oo katirsan Ahlusunna in ay ku soo baxaan maa mulka hadda la dhisa yo ee Galmudug.

"DF/Soomaaliya ka ye eli meyno mana ka aq baleyno nin xiriir la leh Al-shabaab ama Shab aab lagu tuhmaayo iney Galmudug madax kaga dhigto marna laga yeeli maayo, Dowl adda markey ay soo xuleysay Xildhibaanada Galmudug waxey ku soo xushay naga ilaal iya qof xiriir la leh Ahlu-Sunna waa la ogya hay dadka aan anaga xiriirka nala laheyn waa Al-shabaab” ayuu yidhi Sheikh Shaakir.

     Dhawaan, Hiiraan Online oo soo xiganay say jaraaid caan ah, ayaa qortay warbixin ka hadlaysay in barlamaanka cusub ee Galmu dug ay ku jiraan 18 xubnood oo lagu sheeg ay inay daacad u yihiin Al-shabaab.

      Hiiraan Online waxay kaloo ogaatay in hardan ku saabsan afkaar diimeed uu qeyb ka yahay khilaafka haatan Galmudug ka jira.

Ahlusunna Waljameeca ayaa muddo dheer qeybo badan oo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya ku maamulasay dariiqada su ufiyada ee ay aaminsan yihiin kuna dhaq maan. XIGASHO:-HIIRAAN.COM

Turkiga oo soo saaraya sharci dhiirri gal in kara kufsiga Dumarka

      Turkiga ayaa soo saaridoona sharci cus ub oo u oggolaanaya ragga inay ka badba adaan in la maxkamadeeyo haddii ay guursa daan gabdhaha ay kufsadeen ama ay galmo aan caadi aheyn la sameeyaan.

      Sharcigaan oo hal ku dhig u ah,”  guurso gabadhada aad kufsatay.” ayaa loo gudbiy ay barlamaanka dalka Turkiga dhammaadka bisihii hore. Haweenka u ololeeya xuquuqda dumarka ayaa ka carooday sharcigan, iya goo ku doodaya inuu jidka u xaarayo sii soc oshada kufsiga isla markaana uu sharciyeyn doona guurka carruurta iyo kufsiga sharciga ah.      Waddamo badan oo ay kamid yihiin, Eg ypt, Jordan, Lebanon, Morocco, Tunisia, iyo falastiin ayaa horey qaawiniintooda uga saaray sharcigaan.

     Sharci kan la mid ah ayaa ayaa  fashilm ay sanadkii 2016 kadib caro caalami ah oo ka dhalatay. Xisbiga mucaaradka Turkiga ay aa ku baaqay in sharcigaan la jebiyo.

     Q/Midoobay ayaa sheegtay in 38% duma rka ku nool Turkiga ay la kulmaan gacan ka hadal ama xadgudubka galmada.

Dowladda oo Shir dib u heshiisiin ah ka furtey Muqdisho

     Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fed er aalka iyo Dib u heshiisi inta oo horay u di yaarisay Han naanka dhab u heshiinta qaran kalana tashatay guud ahaan D/goboleedyada dal ka iyo Maamulka G/Banadir ayaaa bilaabaysa wajigii 2aad ee ah Da adaj inta Hanaanka oo la doonayo in lugu gaars iiyo ilaa heer degmo.

      Daadajintan ayaa ujeedkeedu yahay in dhammaan dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir ay yeeshaan hannaan dhab u heshiin u gaar ah kaas oo waafaqsan kana turjamaya Hanaanka Qaran ee Dhab u heshiinta Soomaaliyeed.

      Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Feder aalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa ka caawina ysa dhammaan dowladaha xubnaha ka ah DF iyo gobolka banaadir sidii ay u dajin lah aayeen hannaanka dhab u heshiinta heer dowlad goboleed.

      Kulanka Soo-bandhigidda Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (HDQ) iyo Dejinta Qorshaha Dhab-u-heshiinta Gobolka Banaa dir ayaa u jeed kiisu yahay sidii w/ arrimaha, federalka iyo dib u heshiinta uga caawin la hayd Maamulka gobolka banaadir dajinta ha nnaanka dhab u heshiinta.

      Kulankan oo muhiimad gaar ah u leh ma amulka G/Banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhammaan qeybaha kala duwan ee G/Banaandir oo ay ka mid yihiin maamulada degmooyinka G/Banaadir ku waas oo uu ha nnaankaani sida tooska ah u saamyn doono.

Kulankan oo socon doono mudo 2 maalin ah ayaa lagu soo bandhigi doonaa hannaankii loo maray diyaarinta Hannaanka Qaran ee dhab u heshiint ayadoona la doonaya in ma amulka gobolka Banaadir uu ka qaato waa yo aragnimo iyo qib rad ku aaddan sidii uu u diyaarin lahaa hannaanka dhab u heshi inta G/Banaadir kaas oo waafaqsan Hannaanka qaran ee Dhab u heshiinta.

IMF Oo Warbixin Cusub Ka soo Saartay Barnaamijka Deyn Cafinta Ee Somaliya

     Warbixin ay soo saartay Hey’adda Lacagta adduunka (IMF) ayay ku sheegtay in Soomaali ya ka gudubtay dib u eegista 2ad ee wajiga 4aad ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo ka dhigan ka gudbida wajiga 4aad ee Bar naamijka.

    IMF Waxaa ay madax da Soomaaliya ku amaan tay sida ay xoogga u saa rayaan dib u habeynta he y’adaha dhaqaalaha iyo kobcinta dhaqliga qaranka.

     Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaal iya ayaa isaga oo ka hadlaya warbixinta Xalay ay soo saartay IMF yiri "Waxaa si guul ah no ogu dhamaaday hanaankii SMP4 oo ahaa waj igii 4aad ee shuruudaha deyn cafinta Sooma aliya”

     "Tani waa tilaabo weyn iyo natiijo muujin eysa inagoo wadajirna in ay naga go’neyd hor umarinta Maaliyadda Dalka” ayuu yirri Wasiir Beyle oo qoraal soo dhigay bartiisa Bulshada.

"Soomaaliya hore ayay u dhaqaaqday, marka loo eego isbadalada iyo dib-uhaneynta Maal iyadda” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay dowl adda.


Daahir Geelle "Awood waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan, awood uma aqaan mida qoriga ka timaada”

      Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Max amuud Geelle ayaa mar kale ka hadlay saba bihii uu xilkaas isaga casilay iyo waxa uu sal ka ku hayay kala aragti du wanaantii u dhaxe ysay isa ga iyo dowladdii uu ka tirsa naa.

      Daahir Geelle ayaa war eysi uu siiyay Tel efishinka DALSAN TV waxaa uu kaga hadl ay waxa ay isku qabteen Madaxdiisa, isagoo meesha ka saaray in wararka sheegaya in is casil aadiisa ay ka dambeysay inuu ka mad ax adeegay amarada Madaxdiisa.

    "Ugu horeyn aniga waxaan aaminsanahay kala dambeyn la’aanta qofka hoose ka imaa neysa inay tahay arrin reer baadiyenimo oo ilbaxnimada ka soo horjeeda, xafiis marka la joogo labo mid ayay tahay in la isla shaqeyn karo oo qofka hoose la shaqeyn karo qofka ka sareysa, haddii uu la shaqeyn waayana inuu meesha banneeyo, laakiin inuu meesha joogoo oo amar diido waa dhaqan reer baadi yenimo ah, weli ma dhicin madaxda iga sare ysa inay amar diido na dhex marto, laakiin waa kala aragti duwanaan karnaa”ayuu yiri Sheekh Daahir Geelle.

       Waxaa uu sheegay in Madaxdiisa ay wa da shaqeyn jireen, oo ay is maqli jireen, arag tida la is dhaafsan jiray, balse aanan waligiis wax gadood ka dhicin, illaa ugu dambeyn oo dowladda shaqadiisa la dhacsan uu shaqa da isaga tagay.

     Mar la weydiiyay waxa ay isaga iyo dowla ddiisa ku kala aragti duwanaadeen ayuu xu say in markii uu xilka ka tagayay uu afar qod ob u sheegay shacabka, kuwaasoo kala ah habka DF ula macaamishay, habka siyaasiy iinta deegaanka ee kuwa Muqdisho loola dhaqmay, habka saxaafada loola macaami lay iyo siyaasadda arrimaha dibadda oo hal-bowle u ah dowladda.

      Waxaa uu sheegay in dowladda ay isku qabteen guud ahaan hannaanka dalka lagu maamulayay.

     "Dowladeyda waxay jecleyd siyaasadda adkaaday iyo laga adkaaday, awood meel jir ta iyo meel aan awoodda aalin in loo kala sa arin, awood dowladeed waxaa u aqaan mida dastuurka waafaqsan awoodda qoriga ka ti maada ma aqaan, hannaanka dowladda loo wado oo la isugu heynayo, la isugu maslax aayo fikrada ay ka qabtay iyo aniga waxaa inoo dhaxeeyay 180 digree”ayuu yiri Sh. Daahir Geelle.Xigashoradiordalsan.com

Maamulka G/Hiiraan oo faah faahiyey dadka uu soo ritey cudurka Shuban Biyoodka.

     Maamulka G/Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin Guud ka bix iyeen Cudurka Shu ban Biyoodka oo ka dilaacey M/Baladweyne ee G/Hiiraan,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaaladaas. G/ku xigeen ka dhin aca Arrimaha Bulshada G/Hiiraan Sh.Xuseen Cismaan Ca li ayaa sheegay in cudurka Shu ban biyoodka uu sa bab u yahay fa tah aada uu sameeyey Wabiga shabeelle maadaama dadka ay muddo barakac uga maqnaayeen magaalada.

     Waxa uu sheegay in uu booqdey Isbitaa lka weyn ee M/Baladweyne isla markaana uu ku soo arkay in 45 ruux oo cudurkasi soo retay kuwaa oo xaladooda Caafimaad lala tacaalayo

      Waxa ugu dambeyn sheegay Maamulka G/Hiiraan ay diyaarinayaan meelo gaar ah oo loogu tala galay in dadka lagu daweeyo dadka cudurka soo ritay maamulkana sigaar ah ay uga warqabaan.

Laftagareen oo Nayrobi kula kulmey Madax ka tirsan WFP

    Madaxweynaha DGKGS Ms.Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) oo Maalmah an ku sugan Dalka Kenya gaar ahaan Caa simadda Nayrobi ayaa kulan la qaatay Ce sar Arroyo oo ah Masuulka ugu Sareeyo Ha y’adda WFP Qeybta Bariga Afrika,waxaana qeyb ka ahaa kulanka Wasiirka Maareynta iyo Masiibooyinka DFS Dhigiisa Koonfur Gal beed iyo Xubno Kale.

     Muhiimada Kulanka ayaa waxaa uu ahaa xoojinta howlaha Shaqo ee Hay’adda ay ka wado Guud ahaan Dalka gaar ahaan Deegaanadda Koon fur Galbe ed, waxaa na Madaxa Hay’ad da WFP Cesar Arro yo uu Warbixin kooban ka bixiyey Waxqab adka Hay’adda iyo Qorshahooda Sanadkan iyo sida ay u gaarsiiyeen Raashinka Dadka danyarta ah ee ku nool Gobolada Koonfur Galbeed.

       Md Lafta gareen ayaa  u mahadceliyey Madaxa Hay’adda WFP Qeybta Bariga Afr ika iyo Shaqaalaha,waxaana uu sheegen in loo bahan yahay in lasii kordhiyo howlaha Shaqo ee Hay’adda kawado Gobolada Ba ay,Bakool,iyo Shabeellaha Hoose.

       Dhanka Kale Madaxweynaha DGKGS ayaa ka Dalbaday Hay’adda WFP in gar-ga ar ay lasoo gaaraan dadka ka soo baraka cay Deegaanka Toos weyne oo hoos yima ada Degmada Bardaale ee Gobolka !!y ku waas oo ku kala sugan degmooyinka Barda ale iyo Baydhabo Madaxa ha’adda WFP ay aa dhankiisa madaxweynaha u balan qaa dey in sida uga dhaqsiyaha badan ay gar gaar soo gaarsiin doonaan dadka barakacya asha ah.

     Ugu danbeyntii Masuulka ugu Sareeyo WFP Qeybta Bariga Afrika ayaa ballan qaad ay iney Balaarin doonaan Xarunta Baydhabo ay ku leeyihiin asagoona tilmaamey in ay tay eeyn Doonaan Shaqaalaha xarunta Baydh abo.

 Gudigga doorashada Madaxweynaha Gal mudug oo muddo kordhin sameeyey

      Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay shaaciyeen in muddo lagu darey waqtiga loo asteeyey is diiwaange linta mu sharixi inta Mada xweynaha Gal mudug,iy aga oo soo bandhigey Musharixiinta qaatay Shahaadada musharaxnimada Galmudug kuwaas oo kala ah.

     Musharax Madaxwayne Galmudug Axm ed Cabdi Kaari ye(QoorQoor),Musharax Mad axwayne Cabd iraxman Axmed Sabriye.  Mush arax Madaxwayne Galmu dug Axmed shire Maxamed (falagle) iyo Mu sharax Mad axwayne Axmed Cabdullaahi Samater, sid oo kale ay isdiiwaan geliyeen 5 Musharrax oo u taagan qabashada xilka Ma daxweyne kuxigeenka Galmudug.

     GGD Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Xuseen Tahliin (Cal ool Geel) ayaa sheegay in waqtiga isdiiwaan gelinta ay Shalay ku ekeeyd balse ay gaars iiyeen ilaa 2:00 Duhurnimo ee Maalinta Ber ito ah.

       Sidoo kale Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in doorashada Madaxtinimada Ga lmudug ay ku dhaceyso waqtiga loo astee yey oo ah 30-ka Bishaan Janaayo sanadka 2020. Si kastaba ilaa 4 Musharrax oo isbah eysi sameystay ayaa waxaa ay shaaciyeen in ila a 5 Shuruudood oo ay soo bandhigeen aan la fulin aysan ka qeyb galeen doorasha da Galmudug.

4 Musharrax oo Shuruud ku xirey ka qey b-galka doorashada Galmudug

    Ka dib kulan ay 4-ta Musharrax ay ku ye esheen Hoyga uu M/Dhusamareeb ka degan yahay Musharax Cabdiraxmaan Od awaa ayaa waxaa ay Shuruud ku xireen ka qeyb-galka doorashada Madaxweynaha Gal mudug. Mushara xiinta oo kala ah Odawaa, Kamaal Guutaale, Cabdi Dheere iyo Weh liye ayaa ka qay bgalka doorasha da la filayo in ay khamiista Ka dhacdo Dhu usamareeb ku xirey Shan Shuruudood, ku waas oo kala ah.

    1-In la xaliyo dhammaan muaranada jira ee u dhaxeeya saamilayda Siyaasadda Gal mudug.

    2- In Ahlusunna Wal-Jamaaca ay qayb ka noqoto qaybaha dhiman ee doorashada.

     3- In la baabi’yo guddiga doorashada Ma daxwaynaha ee hadda jira iyo in la isukeeno saamilayda siyaasadeed laguna heshiiyo wa qtiga doorashada.

      4-In guddoonka blBaarlamaanka uu xil dhibaanada u ogolaado in ay si xor ah ula ku lmi karaan musharixiinta Madaxwaynaha iya doo aanay jirin wax cadaadis ah ama hanja baad ah.                                         

 5-In Doorashadu noqoto xor iyo xalaal isl amarkaana gacan saddexaad ay goobjoog Ka noqoto.



SHIRKAD DIYAARAD OO KU XADGUDUBTAY DAD MUSLIMIIN AH OO LA GANAAXAY

      Waaxda gaadiidka ee dalka Mareykanka ayaa ganaax lacageed oo gaa raya $50 kun oo doolar, dul dhigtay shirkadda Delta, ka dib markii ay ku xa dgudubtay qaar ka mid ah rakaab saarnaa diyaaraddeeda oo Muslimiin ah.

Shirkadda Delta ayaa loo ganaaxay xadg udub ay ku sameysay saddex qof oo hey sta diinta Islaamka oo si khasab ah looga saaray diyaarad ay doonayeen in ay ku safraan.

     Dadkan ayaa la sheegay in ay mareen goobaha la isku baaro ee shirkadda, Sidoo kalena in mas'uuliyiinta Delta ay u oggolaad een in ay safraan, balse markii dambe laga dejiyay diyaaradda.

War qoraal ah oo ka soo baxay shirkadda Delta ayay ku beenisay in ay fuquuqday dadkaas Muslimiinta ah, balse waxaa ay qiratay in xaaladda si ka wanaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip