Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha

0
Tuesday January 28, 2020 - 22:39:00 in Wararka by
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha

    Inta la xaqiijiyay Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya sidda ay shaaciyeen Mas'uuliyiinta Caafimaadka. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay i n Afarta qof ayaa lagu kar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyay Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya sidda ay shaaciyeen Mas'uuliyiinta Caafimaadka. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay i n Afarta qof ayaa lagu karantiilay gudaha magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Wasiirka caafimaadka ee dalka Itoobiya, Dr Lia Tadesse iyo saraakiisha kaleba waxay sheegeen in afarta qof ee looga shakisan yahay in qabaan caabuqa ay u dhasheen Itoobiya. Tan iyo Arbacadii, dhammaan dadka rakaabka ah ee kasoo safray Shiinaha ee soo gaaray Itoobiya, waxaa lagu baarayay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Bole. Saraakiisha caafimaadka waxay sheegeen in dadkan dhiigooda loo diri doono Koonfur Afrika si baaritaanno loogu soo sameeyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip