Wararka

Mareykanka oo sheegay in Weerarkii Al-Shabaab looga burburiyay lix diyaaradood

0 Visits: 214 | Thursday January 30, 2020 - 21:58:21
Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su'aalo ka weydiiyeen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Manda Bay, ayaa qiray in ciidamada Mareykanka aysan weerarkaas ugu diyaar garoobin sidii loo baahnaa. Jeneral…

Read More »

Puntland: Waalidiinta ardayda dugsiyada sare oo codsaday in aan la siyaasadayn mustaqbalka carruurtooda

0 Visits: 187 | Thursday January 30, 2020 - 20:54:18
Waalidiinta ardayda dugsiyada sare ee Puntland ayaa soo saaray baaq ay uga dalbanayaan dowladda federalka iyo maamulka Puntland in aan siyaasad loo adeegsan xaqa carruurtooda u leeyihiin inay helaan shahaadadooda waxbarsho. Waalidiinta oo Garowe kula hadlay saxaafada ayaa codsaday in si degdeg loogusoo…

Read More »

Waa sidee xaaladda Soomaalida ku sugan magaalada Wuhan ee uu cudurku ka dillaacay?

0 Visits: 226 | Thursday January 30, 2020 - 20:43:24
Labo nin oo Soomaali ah ayaa BBC-da u warramay iyagoo ku kala sugan gudaha iyo bannaanka magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasoo ah meeshii ugu horreysay ee uu ka dillaacay cudurka dunidoo dhan ka walaacsan tahay ee coronavirus. Dwoladda Shiinaha ayaa hal isbuuc ka hor joojisay dhammaan safarradii…

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee garabka Xaaf oo lagu doortay Gaalkacyo

0 Visits: 195 | Thursday January 30, 2020 - 20:40:24
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee garabka Madaxweyne Xaaf ayaa maanta waxaa ay doorteen Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xareed Cali Xareed ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Sidoo kale…

Read More »

Waxgaradka G/Gedo Oo Baaq U Diray DFS Kadib Baxsashadii Wasiirkii Amniga Jubbaland

0 Visits: 172 | Thursday January 30, 2020 - 20:37:06
Waxgaradka ku nool Gobolka Gedo oo ah halka uu ka soo jeedo wasiirka amniga ee Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan ayaa baaq u diray dowladda fedraalka Soomaaliya kadib markii ay shaacisay in uu halkii lagu hayay uu ka baxsaday isla markaana ay baadi goobayaan hay'adaha amniga. Waxgaradka ayaa dowladda…

Read More »

Sawirro:-Somalia Iyo Bangiga Adduunka Oo Ka Wadahadlay Fulinta Mashaariic Muhiim Ah

0 Visits: 215 | Thursday January 30, 2020 - 20:34:28
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo la kulmay Madaxda Baanka Aduunka u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ay ka wada-hadleen siddii kor looggu qaadi lahaa Ganacsiga Soomaaliya sidoo kale na looggu abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo Ganacsatada dalka.…

Read More »

Diyaarad Rakaab Ah Oo Duuliye La'aan Duushay Iyo Shirkadda Sameysay Oo Ka Hadashay Ammaanka Lagu Qabi Karo

0 Visits: 181 | Thursday January 30, 2020 - 20:30:34
Su'aasha ah goorma ayay dunida arki doontaa diyaarad rakaab oo aan duuliye lahayn waxay taagneyd muddo sannado ah, balse hadda waxaa muuqata in shirkadaha qaar ay arrintaa ku dhiiranayaan. Inkastoo tiknoljiyadda casriga ah ay hadda ka hana qaaday dunida, haddana ma jirin caddeymo sax oo muujin kara…

Read More »

Dowladaha Caalamka Oo Loo Diray Fariin Ka Dhan Ah Cudurka Coronavirus

0 Visits: 183 | Thursday January 30, 2020 - 20:28:32
Virus kan oo markiisii hore ka dillaacay Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa ku sii faafay guud ahaan dalkaasi , waxaana la karaan tiilay magaaladii ugu horreeysay ee laga helay . Xanuunkan ayaa sidoo kale lagu arkay dad qaba oo ku nool waddamo ay ka mid yihiin Mareykanka , Australia , Singapore…

Read More »

Ethiopia Oo Baadi Goobaysa Masuuliyiin Ka Tirsanaa Maamulka Soomaalida Ethiopia Oo Ku Eedeysan Dembiyo Culus

0 Visits: 250 | Thursday January 30, 2020 - 20:25:56
Berhanu Tasegaye oo ah Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Ethiopia,ayaa sheegay inay Xafiiskiisa dhibaatooyin ka soo wajaheen sidii loo soo qaban lahaa ku dhawaad 1,600 qof oo uu ku tilmaamay Qas-wadayaal ka dambeeyey colaado iyo dilal ka dhacay qaar ka mid ah Maamul-gobaleedyadda iyo kuwa magaallooyinka…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

0 Visits: 200 | Thursday January 30, 2020 - 20:24:15
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa. Maareeyaha Hay'adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdi…

Read More »

Sheekh Shariif Iyo Wakiilka QM Ee Somalia Oo Kulan Xasaasi Ah Ka Yeeshay Xaaladda Galmudug

0 Visits: 159 | Thursday January 30, 2020 - 20:17:33
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna hogamiyaha madasha Xisbiyada Qaran iyo wakiilka QM ee Soomaaliya Ambassador James Swanayaa kulan wadajir ah ka yeeshay xalaadda Galmuudg gaar ahaan arrimaha doorashada maamulkaas. Labada masuul ayaa kulankooda iskula soo qaaday khilaafka…

Read More »

Puntland oo ku dhawaaqday baaritaanno la xiriira Caabuqa Corona virus

0 Visits: 199 | Thursday January 30, 2020 - 19:17:58
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, ayaa ka warbixiyay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista maanta ah oo looga hadlay; Arrimaha Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka…

Read More »

Israel oo doonaysa inay sheegato daanta Galbeed

0 Visits: 196 | Thursday January 30, 2020 - 19:15:57
Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda ugu sheegato saddex meelood meel ka mid ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, ayada oo la waafajinayo qorshaha madaxweynaha Mareykanka uu ku dhawaaqay ee Bariga Dhexe. Qorshaha Trump ee…

Read More »

Godkii ugu dheeraa ee loogu kala gudbayay Mareykanka iyo Maxcio oo la helay

0 Visits: 181 | Thursday January 30, 2020 - 19:10:54
Ciidamada amaanka dalka Mareykanka ayaa ku guuleestay in ay soo helaan god aad u dheer oo isku xirayay dalalka Mareykanka iyo Mexico, waxaana godkan lagu galin jiray Mareykanka waxyaabaha sharci darada ah sida daroogada. Godkan la helay oo balaciisu lagu sheegay 4,309ft, ayaa isku xirayay magaalada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 30-1-2020

0 Visits: 268 | Thursday January 30, 2020 - 09:38:25
Sheekh Shaakir oo loo doortay madax we ynaha Galmudug ee Ahlu-Sunna Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Shalay loo doortay madaxweynaha Galm udug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhac day magaalada Dhuus omareeb. Sh.Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xil dhibaan ada baarlam anka Galmudug…

Read More »

Safaarada Ingiriiska ee Soomaaliya oo abaal marisay suxufiyiin ku guulaystay tartan ay qabatay sanadkii hore

0 Visits: 200 | Wednesday January 29, 2020 - 22:16:16
Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku abaalmarisay 4 saxafi oo ku guulaystay tartan sanadkii hore loo galay diyaarinta sheekooyin laga sameeynayay arrimaha horumarka dalka. Suxufiyiintaan guulaystay waxay kasoo dhex baxeen tiro weriyaal ah oo ka qeyb qaatay tartankaan…

Read More »

Shiinaha oo dhameystiray isbitaal lagu dhisay lix maalmood

0 Visits: 195 | Wednesday January 29, 2020 - 20:55:33
Waxaa maanta dalka Shiinaha laga furayaa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay caabuqa Corona ee ka dilaacay dalkaas. Isbitaalkan oo laga dhisay meel aan ka fogeyn halka uu xanuunka ka dilaacay markiisi hore ee Magaalada Wuhan ayaa shaqaalihii ka shaqeeynayay…

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka warbixiyay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Wuhan.

0 Visits: 202 | Wednesday January 29, 2020 - 19:26:38
China:- Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka warbixinayay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Shinaha, si gaarana gobolka Wuhan ee uu ka dilaacay caabuqa Koronaha, dad badanna dalka Shiinaha ugu dhinteen qaar kalene…

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Algeria.

0 Visits: 186 | Wednesday January 29, 2020 - 19:23:34
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Dalka Burkina Faso ayaa Caasimadda dalkaasi waxa uu kulan kula qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka Ee Dalka Algeria oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidoo kale iskaashiga baarlamaanada…

Read More »

Puntland oo maanta gubtay maandooriyihii ugu badnaa abid ee gacanta lagu dhigo

0 Visits: 177 | Wednesday January 29, 2020 - 18:39:23
Puntland ayaa maanta meel fagaare ah oo kutaala duleedka waqooyi ee Garowe ku gubay maandooriye gaaraya ku dhawaad 20 kun oo dhalo oo Qamri ah iyo 30 kiilo oo xashiishad ah. Maandooriyahaan ayaa lagu sheegay midkii ugu badnaa abid ee lagu qabto Puntland, waxaana in gacanta lagu dhigo ka qeyb qaatay…

Read More »