HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 30-1-2020

0
Thursday January 30, 2020 - 09:38:25 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 30-1-2020

    Sheekh Shaakir oo loo doortay madax we ynaha Galmudug ee Ahlu-Sunna Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Shalay loo doortay madaxweynaha Galm udug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhac day magaalada Dhuus omareeb. Sh.Maxamed Shaak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Shaakir oo loo doortay madax we ynaha Galmudug ee Ahlu-Sunna Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Shalay loo doortay madaxweynaha Galm udug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhac day magaalada Dhuus omareeb. Sh.Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xil dhibaan ada baarlam anka Galmudug ee Dorraad ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay la tart ameen laba musharax oo markii dambe u ta naasulay Sheekha. Xildhibaanada ayaa tan aasulka kadib codeyn gacan taag ah qaa day, kuna doortay Sh.maxamed Shaakir in uu noqdo madaxweynaha Galmudug. Arrint an ayaa imaneysaayada oo dhinaca kale ba arlamanka Galmudug ee garabka dowladda taageersan ay Shalay dhageysteen hadal-je edinta musharaxiinta madaxweynaha Galmu dug. Doorashada Galmudug ee garabka dowl adda taageersan ayaa la qorsheeyey berri, hase yeeshee xog aan helnay ayaa sheeg eysa in laga yaabo in dib loo dhigo, ayada oo cadaadis xooggan uu ka imanayo beesha caalamka. Xaaladda Galmudug ayaa jahw areer iyo qas xooggan isu beddeshay, aya da oo sababtana lagu sheegay faro-gelinta DFS iyo qorshaha ay musharaxa ay wadato si qasab ah uga dhigeyso madaxweyne.

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa Hay,adda Bisha Cas Turkiga

Xarunta Aqalka Dowlada hoose ee Xa mar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu G/G/Banaadir ahna duqa Muq disho Md. Cum arMaxamud Ma xamed Cumar Filish) uu kula qaatay wafdi uu horkacayay madaxa hey' ada bisha Cas Turkiga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr Mustafa Sahin Firad.

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa gud oomiye ku-xigeenka arimaha maamulka iyo maaliyada gobolka Banaadir iyo gudoomiye ku-xigeenka arimaha bul shada gobolka Banaadir iyadoo arimaha loo ga hadlay ayaa ugu muhiimsanaa horumarinta daryeelka bul shada gaar ahaan quudinta dadka barakaca yaasha ah iyo qoysaska danta yar waxaa si doo kale wax yaabihii ku lankani looga hadl ay kamid ahaa xoojinta howlaha kor loogu qaadayo bilic soo celinta Caadimadda.

Kulanka kadib waxaa warbaahinta la had lay madaxa hey'ada bisha Cas Turkiga u qa abilsan arimaha Soomaaliya Mr Mustafa Sa hin Firad isagoo sheegay in hey'adu ay di yaar u tahay ka qeyb qaadashada arimaha xalka waaro loogu gaarayo barakacayaasha.

G/G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md. Cumar Filnsh ayaa ka hadlay waxyaabi hii ay isla meel dhigeen madaxada bisha Cas ee dalka Turkiga.

Duulimaadyadii Kismaayo & Baydhabo oo la hakiyay

Wararka laga helaayo Garoonka diyaar adaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho, ayaa sheegaya in DFS ay hakisay duulimaadyadii Magaalooyinka Kismaayo & Baydhabo u bixi jiray. Shalay ma jirin diyaarado u baxay laba daasi Magaalo,

waxaana wararka intaasi ay ku darayaan in Garoonka Aadan Cadde lagu daadiyay cii dan badan oo dhar cad. Dowladda Somaliya ayaa raadinaysa Wasiirkii Amniga Maamul ka Jubbal and Cabdi rashiid Janan oo ka bax saday xabsi ay Maamusho dowladda Feder alka Somaliya. Waxaa jira shaki ah in Cabdi rashiid Janan uu doonaayo inuu ka dhoofo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, sida asina ay tahay sababta duulimaadyada loo hakiyay. Qaar ka mid ah Shaqaala ha Garo onka Aad an Cadde ayaa sheegay Shalay ill aa hadda in Ciida mo dhar cad ah Garoonka ay buuxaan oo si adag loo Koontaroolayo dadka Garoonka ka dhoofayo. Wasiirkii Am niga Maamulka Jubb aland Cabdi rashiid Janan, ayaanan illaa & hadda la haynin raq & ruux halka uu ka bax ay,iyadoo Jubbaland ay soo saartay walaac wayn inay ka qabto nolosha Wasiirkaasi.

Faroole oo ka digay cunaqabateyn laga cabsi qabo in DF ay saarto Puntland

Senator Cabdiraxmaan sheekh Maxam uud Faroole oo shir jaraa'id ku qabtay M/Ga roowe ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada DF C//hi Goodax Barre, wuxuuna ka digay in dowladda ay Puntland saarto cunaqabateyn waxbarasho. Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in dastuu rka dalka uu maa mul goboleed yada u ogolaanayo inay maamushaan arri maha bulshada si da waxbarashada iyo caafimaadka, wuxuuna codsaday in la xo rmeeyo das tuu rka. Cabdiraxm aan Faroole ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey in ay hantidii qaran ka u adeegsaneyso kala fur furka dowlad go boleedyada ka jiro dalka sida uu hadalka u dhigay. "Ma aha in dowla dda Soomaaliya ay furfurto waxbarashada Puntland, hadba sark aal inay qaadato sax ma aha, agaasimigii im tixaanaadka waa la dafay oo la-taliye ay aa laga dhigtay" ayuu yiri Senator Faroole. Faro ole ayaa ku fa anay in Puntland ay tahay hoo yada waxba rashada Soomaaliya, ayna tah ay inay dow ladda Soomaaliya uga dayato maadaama uu sheegay inay Puntland kaga fiican tahay dha nka waxbarashada. "Awood da Waxbarasha da Soomaaliya oo dhan me esha laga fuliyo waa Puntland, ma jirto cid inkiri karto taas, Maamul Goboleedyada kale ee dalka waa inay ka shidaal qaataan, dowla dda federaalka ahna waa inay ku dayato meesha looga fiican yahay" Ayuu yiri Faro ole. Intii lagu guda jira shirka jaraa'id, Faro ole ayaa si adag ka digay in cunaqabateyn waxbarasho ay DFS ku soo rogto Puntland, sidii Jubaland u saartay xayiraad hawada ah". Senator-ka ayaa sheegay in dooda Pu ntland iyo go'aankeeda waxbarashada ay cu ksan tahay Dastuurka Qabayada ah ee u ya alo Dalka.

Ugu dambeyntii Senator Faroole ayaa wa alidiinta Ardayda sugeysa Shahaahada ugu baaqay inay dulqaataan isla markaasna xal deg deg ah loo heli doono khilaafka taagan. Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku adke ystay in Ardayda ay ka qaadaan Imtixaan sa nadeedka, isla markaana shahaadadooda la ga doonayo inay bixiso Wasaaradda Waxbar ashada XFS

Safaarada Ingiriiska ee Soomaaliya oo abaal marisay suxufiyiin ku guulaystay tartan ay qabatay sannadkii hore

Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa Shalay M/Muqdisho ku abaalmarisay 4 saxafi oo ku guulaystay tartan sanadkii ho re loo galay diyaarinta sheekooyin laga sa meeynayay arrimaha horumarka dalka.

Suxufiyiintaan guulaystay waxay kasoo dhex baxeen tiro weriyaal ah oo ka qeyb qaatay tartankaan oo muhiimadiisu ahayd in saxa fiyiinta ku cusub saxaafada lagu dhiirri galiyo tubta toosan ee saxaafada.

Safiir ku xigeenka safaaradda Ingiriiska ayaa sheegay farriinta ay xambaarsan tahay abaal matrintaan in ay tahay in dowl adda In giriiska ka go’an tahay taageerada xoriyada warbaahinta

Xoghayaha ururka iskutagga saxafiyi inta Soomaaliyeed ee FESUJ, Maxamed Ibraah im Macalimow, ayaa abaalmarinta an inay aaminsan yihiin inay kor u qaada yso mihn nada saxaafad iyo in weriyaya asha ay ku tartamaan sheekooyinka horu marka dalk ooda.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Ma xam ed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa tila abo wan aagsan ku tilmaamay in dowladda Ingiriisku la timid aragtida ku saabsan in weriyayaa sha lagu abaal mariyo sheekoo yinka wax dhisaya.

Weriyayaasha Soomaaliyeed ayaa in ta badan lagu dhaliilaa in aysan ahmiyad siinin tebinta sheekooyinka horumarka wa ddanko oda, taas bedelkeedna ay ku mash quulaan sheekooyinka arrimaha siyaaas ada iyo colaadaha sida Qaraxyada iyo dagaalada.

Waxa kaloo dhaliishan qeyb ka ah urur ada saxaafada iyo dowladda oo aan weri yaasha u sameynin barnaamijyo lagu aba al marinayo weriyaha wanaagsan iyo warb aah inta wax dhista.


Ilhaan Cumar oo ka soo horjeesatay qorshaha Trump ee bariga DHEXE

Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha aqalka Koongareeska dalka Mareykanka ayaa si weyn uga hortimid qorshaha nabadda bariga dhexe ee uu soo bandhigay madaxweynaha wadankaasi,

Donald Trump.

Qoraal ay Ilhaan soo dhigtay barta farii maha gaagaaban ee Twitter-ka ayey qorsh aha la sugayey ee Trump ku tilmaamay mid dhac ah oo aan aheyn mid nabadeed. Sidoo kale waxa ay shaac isay in weli lagu dhegan yahay isa ga iyo ra'iisul wasa araha Israa'iil, isla markaana qorshahaan uu yahay mid ceeb iyo khiyaano ah. "Intii lagu sameyn lahaa soo jeedin xil ka qaadis ah oo la dacweyn la haa labadan hogaamiye ee lagu dhagan yah ay inay gaaraan qorshe nabadeed, waana arrin ceeb iyo khiyaano ah" ayay tiri Ilhaan Cumar oo qoraal soo dhigtay barteeda Twi tter-ka. Ilhaan Cumar oo hadalkeeda sii wad ata ayaa sidoo kale carabka ku dhuftay in qo rshaha madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump uu soo bandhigay uu yahay mid aan loo dhameyn, islamarkaana aan laga qeyb galinin dhinacyadii ay quseysay qadiyad aasi.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo Trump qorshahaan uu ku dhawaaqay, xilli uu garab taagnaa ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu, sidoo kalena sheegay in qorsh iihiisa nabadda ee bariga dhexe, fursadii ugu dambeysay ay ka heli karaan Falastiiniyiinta ah.

Musharraxiinta Galmudug oo ku baaq day in la qabto shirweyne

Afarta musharrax ee ugu saameynta badan doorashada Madaxweynaha Galmu dug oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka arrinsaday xaal adda cakiran ee doorashada maamulkaasi. Musharraxiintaan oo kala ah: Cabdiraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guuta ale, Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere ayaa shirkooda ka soo saaray saar ay War-murrtiyeed ku aadan xaaladda caki ran ee ka taagan gudaha Dhuusamareeb. Ugu horreyn afarta musharrax ayaa dalbad ay in muddo 15 cisho ah la hakiyo howlaha dhismaha ee haatan ka socda magaalooyin ka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo. Sidoo kale qoraalkooda ayey ku sheegeen in loo baahan yahay in la qabto shirweyne deg deg ah oo ay isugu imaanayaan saamileyda siya asadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan dhina cyada wasaaradda arrimaha gudaha, madax weynaha waqtigiisu dhammaaday, baarlam aanka, Ahlu Sunna iyo musharraxiinta u taa gan hoggaanka Galmudug. Sida ay sheege en musharraxiintaan oo horay u qaadacay doorashada shirka ayaa waxaa diirada lagu saari doono khilaafaadka hareeyey Galmudug oo sababay inay saddex dhinac loo kala qeybsamo, kuwaas oo midba dhini ciisu wado dhismaha maamul gaar ah. Wars axaafadeedkaan ayaa ku soo aadaya, iya doo Shalay ay ku beegan tahay waqtigii loo asteeyey hadal jeedinta musharraxiinta u sharraxan hoggaanka mamaulkaasi. Xaalad da ayaa u muuqata mid sii cakirmeysa, wa xaana Dorraad degmada Dhuusamareeb loo ga dhawaaqaday xildhibaanada saddexaad ee baarlamaanka Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyade eyay geeridii Abaanduuliyihii hore ee xoogga dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geer iyooday -Alle ha u naxariistee- Janaraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi. "Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan u tacsiye ynayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo soo noqday Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dal ka Soomaaliyeed. Janaraalku waxa uu naf tiisa u huray difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed." Mada xweyne Farma ajo ay aa Eebbe uga baryay Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Jan natul-Firdowsa, qoyski isa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo. Alle ha u naxariistee, Janaraal Cabdi risaaq waxa lagu xasuusan doonaa doorkii uu ka qaatay dib u dhiska Ciidamada Xoo gga Dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee looga saaray deegaano badan oo ka tirsan Gobolada dalka.

Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool M/ Wu han oo ku xanniban qolalkooda jaa mac adeed iyagoo dareemaya cabsi iyo kalinimmo

Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool mag aalada Wuhan ee dalka China ayaa shee gaya inay ku xanniban yihiin qolalkooda jaamacadeed iyagoo dareemaya cabsi iyo kalinimo.

Ardayda ayaa ka cod saday dowladda Soo maaliya inay ka caa wiso sidii ay uga bixi lahaayeen magaalada Wuhan oo ah xud unta cudurka faafa ee coronavirus. Yaasiin Cabdi Saciid, oo ka mid ah dhowr arday oo Soomaali ah oo khadka taleefanka kula ha dlay Laanta Afka Soom aaliga ee VOA-da ay aa yidhi "Xaalad da Wuhan waa mid aad iyo aad khatar u ah." "Magaalada waa ay xiran tahay, dukaamada badankood way xiran yihiin. Mas'uuliyiinta ayaan u oggolaanayn qofna inuu baxo ama uu soo galo. Saciid wuxuu intaas raaciyay inaysan jirin gaadiid dadweyne oo shaqeynaya, isbitaalladana ay buuxiyeen dadka qaba Fayraska dilaaga ah ee corona virus.. Ridwan Maxamed Nuur, oo ah arday 22-jir ah, ayaa ku xanniban qolka jiifka ee jaamacadiisa shantii maalmood ee la soo dhaafay. Mid ka mid ah 14 arday Soomaaliy eed ah oo dhigta Jaamacadda Wuhan, ayaa sheegay inuu ka tagey qolkiisa, si uu kaliya ugu lugeeyo albaabka hore ee jaamacadda, halkaas oo masuuliyiinta iskuulka ay maalin walba ku cunaan cuntada ardayda shishee ye.

"Qolkeyga kama tagi karo, waxaan aadi karaa kaliya ilaa albaabka si aan u helo cu ntada," ayuu yidhi Nuur. "Waxaan ka baqa yaa xitaa inaan furo daaqadda maxaa yee lay waxaan ka baqayaa in dabeyshu ay fay raska ku jirto," ayuu hadalkiisa raaciyay. Jaa macada ayaa la filayay in dib loo furo bisha Febraayo ka dib markii la xiray fasaxa san adka cusub ee Shiinaha awgiis, laakiin mas' uuliyiinta ayaa u sheegay ardayda inay had da filayaan inay sii xirnaanayso bil kale. "Wa xaan rabnaa in Wasaaradda Arimaha Dibad da ee dowladda Soomaaliya ay naga daad gureeyso, waxaan u baahanahay taageero deg deg ah," Nuur ayaa sidaas yidhi. Ku dha waad 34 Soomaali ah, oo badankood ah ar day, ayaa ku xayiran jaamacadaha ku yaal Wuhan, mana jirto cid arrintooda u kacday oo isku xirta.

Ardayda Soomaaliyeed ee Shii naha ku xanniban ayaa sheegay inay maal maha soo socda nolasha ku qasbayso inay bannaanka usoo baxaan si ay wax ay cunn aan u raads adaan.Waxay ka codsadeen dowlad da So omaaliya inay gacan ka geysato sidii looga bixin lahaa Wuhan, xitaa haddii kaliya loogu daadgureynayo goobo kale oo Shiinaha ah.

Qaraxyo Saaka Lagu Burburiyay Qaar Kamid Ah Kaamerooyinkii Ku Xirnaa Muqdisho

Jugta qaraxyo ayaa arroortii hore ee saa ka waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kuwaasi oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Muqdisho.

Qaraxyada oo ahaa miinooyin nooca dhul ka lagu aaso ah ayaa waxaa lagu xiray qaar kamid Kaamirooyinkii CCTV ee bilo kahor la gu xiray Waddooyin qaar ee ku yaalla Ma gaalada Muqdisho.

Dad u soo baxay salaadii subax ee saaka ayaa sheegayinay maqlayeen Jugta ilaa i yo 5qarax oo is xig-xigay, kuwaasi oo lagu burburiyay Baalayaasha xambaarsan Kaami rooyinkii qaar ee dowladda ku xirtay Wa dada Maka Al-Mukarama gaar ahaan kuwa ku yaallay Nawaaxiga Isgoyska dabka.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qar axyada ay burburiyeen dhowr Kaamiro oo ku xirnaa Wadada Al-Mukarama ee Muqdisho, in kastoo aan tirro rasmi ah laga heyn inta la burburiyay.

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qa ranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa dhowr bi lood kahor wadooyinka qaar ee ku yaalla Muqdisho gaar ahaan kuwa muhiimka ah ku xirtay Kaamirooyinka CCTV, kuwaasi oo loogu talagalay in loo adeegsado dhanka amniga Caasimdda.


Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulsh ada oo soo xiray bandhigga maalgalin ta dhallinyarada Soomaaliyeed

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bu lsh ada XFS, Md.Sadiq Xirsi Warfa ayaa soo xi ray galinkiida mbe ee Talaadada ban dhig ga maalgalinta dhal linyarada Soomaali yeed oo labo maalmood ka socd ay caasimadda Mu qdisho. "Run aha antii waa inoo taar iikhi dhammaante en in aan weynay no inagoo ay inaga go'antahay in aan sii wadno halganka aynu dadkeena oga xoreynayno Fakhriga , shaqo la'aanta iyo sinnaan la'aanta." ayuu yiri. "70% dalkeenu waxay ka yar yihiin da'da 35 sanno waxayna u baahan yihiin siyaasado firfircoon iyo barnaamijyo si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska-qaranka iyo wax-soosaarka kuwaas oo ka badbaadiya ku dhicida falalka gura can." ayuu raaciyay wasiir Sadiq. Bandhig gan ayaa lagu maalgelinaya 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal ab uur ganacsi oo guuleystay, waxaana maal gelinaysa Hay'adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) oo ku bixinaysa $1.6 Milyan, waxaana ka qayb qaadanaya qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga dalka. "Dhallinyaradeenu waa mustaqbalka dalkan sidaa darteedna maalgelinta noocan oo hay 'adda USAID ay u sameysay waxay dhiirri-gelin doonta korna u qaaadi doonta dhall inyaro badan inay si firfircoon uga shaqeeya an ganacsiga." ayuu ku daray wasiirka. Gab agabadii, wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bul shada wuxuu usoo jeediyay in kor loo qaado taageerada iyo dhiirrigalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ,si buu yiri loo gaaro mustaqbalka wanagsan ee dalka.

Puntland oo Shalay gubtay maandoori yihii ugu badnaa abid ee gacanta lagu dhigo

Puntland ayaa Shalay meel fagaare ah oo kutaala duleedka waqooyi ee Garowe ku gubay maandooriye gaaraya ku dhawaad 20 kun oo dhalo oo Qamri ah iyo 30 kiilo oo xa shiishad ah.

Maandooriyahaan ayaa lagu sheegay midkii ugu badnaa abid ee lagu qabto Punt land, waxaana in gacanta lagu dhigo ka qe yb qaatay dad muwaadiniin ah oo bixiyay xogta Qamriga an. Tali yaha qe ybta booliiska gobol ka Nuga al,G/dh exe, Mu umin Cabdi Shir e,ayaa sheegay in booliisku ku raad joogo 16 qof oo ku lug leh maandooriyahaan.

Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegay in dhawaan lasoo saarayo bayaan caddeynaya in la toogto cid kasta oo maandooriye soo galisa Puntland iska caabinna kala horta ciiddanka amniga. Maandooriyaha Qamriga ayaa Puntland lagasoo galiyay dhinaca Ethi opia, hase yeeshee waxaa lagu guulaystay in lagu qabto baraha kantaroolada gobolka Nugaal.Wasiirka cadaalada Puntand Cawil Sheikh Xaamid, ayaa sheegay in ay qaadido onaan dagaal naxariis la’aan ah oo ka dhan ah maandooriyaha, isagoo sheegay in mada xweynuhu magacaabay guddi gaar ah oo ka shaqeynaya la dagaalanka daroogada.

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka warbixiyay xaaladda muwaadiniinta Soo maaliyeed ee ku nool Gobolka Wuhan.

S afiirka Safaaradda JFS ee dalka Shiin aha Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka wa rbixinayay xaaladda muwaadiniinta Sooma aliyeed ee ku nool dalka Shinaha, si gaa rana gobolka Wuhan ee uu ka dilaacay caabuqa Koronaha, dad badanna dalka Shiinaha ugu dhint een qaar kalene la il dar an yihiin.

Safiir Cawaale Kullane ayaa sheegay in gobolka Wuhan ay ku nool yihiin ku dhaw aad 40 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo u badan arday waxkabarata shan Jaamacado od oo gobolkaas ku yaala, kuwaas oo kala ah 1: Wuhan University, 2: Huazhong Univ ersity science and technology, 3: Wuhan University of sciences and Engineering, 4: China University of Geosciences 5: Central China Normal University.

Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa intaa ku daray in dhamaan muwaadiniintaas ilaa iyo hada ay caafimaad qabaan ayna tilma amo caafimaad ka helaan hay’adaha caafi maadka ee virus-kan Korona la tacaalaya, s idoo kalena xariir lasoo sameeyaan safaara dooda oo xili walba diyaar ula ah in ay caa wiso. Danjire Cawaale ayaa ugu baaqay mu waadiniintaas in ay qaataan talooyinka caafi maad ay bixinayaan hay’adaha si cudurkaas usii faafin oo loo xakameeyo.

Ugu dambeyntii Safiirka Safaaradda J. F. Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawa ale Cali Kullane ayaa si guud ugu baaqay dhamaan muwaadiniinta Soomaali yeed ee dalka Shiinaha ku nool in ay lasoo xariiraan safaaraddooda iyagoo ku soo diraya Email-kan beijingem bassy@ mfa.gov.so.

Weerar lagu Qaaday Ciidamo la Socday G/ Degmada Qoryooley ee G/Sh/Hoose.

Wararka aan ka heleyno G/Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Shalay deegaan ka tirsan Gobolkaas lagu weeraray Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha D/Qor yooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Weerarka oo ahaa mid dhabo-gal ah ayaa Guddoomiyaha iyo Kolonyada uu la socday waxaa uu ku qabsaday xili ay marayeen dee gaan lagu Magacaabo Danow, iyagoo ka yi mid dhanka M/Marka kuna sii jeeday D/qoryooley.Rag hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa la sheegay in weerarka ay ku qaadeen Guddoomiye Sayid Cali Ibraahim, waxaana weerarka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dhanka kale weli si rasmi ah loo ga Khasaaraha rasmiga ee ka dhashay wee rarkaas, hayeeshee waxaa la xaqiijiyay in uu jiro Khasaaro kala duwan.

Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Mad axweynaha Maamulka Galmudug

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobol eedka Galmudug ayaa Shalay shaaciyay in dib loo dhigay Doorashada Mada xweyna ha Galmudug ee qo shaheedu uu ka socda M.Dh uusamareeb. Qoraalka kasoo baxay Gud di ga Doorashada ayaa waxaa lagu sha aaci yay in Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xi geenka Galmudug dib loo dhigay mu ddo saddex maalmood ah, isla markaana ay dhici doonto 2-da Bisha February ee 2020.

Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenka ayaa waxaa lagu waday in Maalinta berri oo Khamiis ah ay ka dhacdo M/dhuusamareeb, hayeeshee waxaa ku yim id dib u dhinac. Sababaha ugu weyn ee ke entay dib u dhaca Doorashada Galmudug ay aa waxaa ay tahay kadib markii Shalay Ahl usunna ay Madaxweynaha Galmudug u doo ratay inuu noqdo Sheekh Maxamed Shaakir oo ahaa Madaxdii Xukuumadda Galmudug.

Waddada laamiga ah ee isku xirta Hara maya iyo Awaday ee Diridhabe oo Shalay xirnayd

Sida wararku sheegayaan waxaa Shalay xirnayd waddada laamiga ah gaar ahaan jid ka laamiga ah ee mara magaalooyinka Hara maya iyo Aw aday ka dib rabshado ay Oromadu aa ggaas ka bil aabe en.Dhal inyarta Orom ada ayaa waddooyinka xi r ay, iyagoo ka ca raysan xaal adda ka taagan gobolka Wal laga oo ay she egeen in ciidanka qaranku dhibaatooyin ba'an ka wadaan gobolkaas.

Geesta kale waxaa iyaguna xirnaa maan ta dukaamada iyo goobaha ganacsi ee me elo badan oo ka tirsan degaanka Oromiya, sidoo kale magaalada Diridhabe gaar aha an meherado ku yaal suuqa Konel ayaa iya guna Shalay xirnaa. Dawladda ayaan iya du wali ka hadlin xaaladdan Shalay soo kor odhay, marka laga reebo ciidamo tiro badan oo Shalay lagu soo daadiyay magaalooyin ka Haramaya, Awaday iyo waliba qaybo ka mid ah magaalada Diridhabe.

Xaaladdan Shalay ayaa sida ilo xogaga al ahi sheegayaan waxay xirnaan doonaan waddooyinku ilaa saddex maalmood haddii aysan dawladdu xoog ku furin waddooyinka xiran.


Shiinaha oo dhameystiray isbitaal lagu dhisay lix maalmood

Waxaa Shalay dalka Shiinaha laga furay aa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleel ay caabuqa Corona ee ka dilaacay dalkaas.

Isbitaalkan oo laga dhisay meel aan ka fo geyn halka uu xanuunka ka dilaacay marki isi hore ee Magaalada Wuhan ayaa shaqa alihii ka shaqeeynayay waxay ku qaadatay maalmo, si loo dhiso isbitaal ay seexan kar aan kun bukaan.

Mas'uuliyiinta Magaalada Wuhan waxay sheegeen in hawsha ugu badan ee isbita alka la qabtay 48-dii saac ee ugu horeysay, waxaana ay intaa raaciyeen in ay ka qeyb qaateen injineero ka kala socday shirkadaha dhismaha ee Shiinaha iyo injineerada ciid anka Dowladda.

Muuqaalo ay baahisay dowladda hoose ee Huanggang oo ah gobolka uu cudurka ka dilaacay ayaa muujinaya shaqaalaha dhis maha isbitaalka oo gidaarada gelinaya xarga ha korontada, waxaana ay sheegtay in ma alin kahor la dhameystiray qeyb ka mid ah isbitaalka, laba geliyay wax walba sida biya ha iyo korontada.

Mas'uliyiinta Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa horay u ballan qaaday in isb itaal cusub ay ku dhisi doonaan muddo lix maalmood gudahood ah, si loogu daweeyo bukaannada looga shaki qabo inay qaadeen cudurka coronavirus.

Ilaa iyo hadda waxaa Shiinaha gudihiisa laga xaqiijiyay 6,000 oo kiis oo cudurkaas ah, halka 132 ruuxna ay u dhinteen inta la ogyahay Cudurkan ayaa markii ugu horrey say ka dillaacay Wuhan, oo hoy u ah qiy aastii 11 malyan oo ruux. Isbitaallada magaa lada ayaa la ciirciiraya dadka deegaanka oo ka walaacsan cudurkan, islamarkaana doon aya inay iska baaraan, halka farmashiyeyaa shuna ay daawada kasii dhammaaneyso.

Sida ay tabisay warbaahinta dowladda, isbit aalka cusub ayaa ka koobnaan doona ilaa 1,000 sariir. Muuqaal ay warbaahinta Shii naha ku shaaciyeen internet-ka ayaa muujin aya dhismaha isbital oo la dhameystiray.

Waxaa isbitaalkan loo ekeysiiyay mid sana dkii 2003 laga dhisay magaalada caasimad da ah ee Beijing, xilligii uu dillaacay cudurka Sars-ka.

"Wuxuu noqonayaa isbitaal dadka xanuu nka qaba lagu karantiili doono, waxaana hal kaas laga heli doonaa qalabka badbaadada oo dhammeystiran", sidaas waxaa yiri Joan Kaufman oo ah macallin caafimaadka ka dhi ga iskuulka Harvard.

Sidey dowladda Shiinaha u awooddaa in isbitaal lagu dhiso lix maalmood?

"Shiinaha wuxuu taariikh u leedahay in mas haariicda noocan ah si dhakhso ah loo ful iyo", ayuu yiri Yanzhong Huang, oo ah mac allin kale oo wax ka dhiga culuumta caaf ima adka adduunka iyo xiriirka caalamiga ah.

Wuxuu tusaale ahaan usoo qaatay in isbita alkii laga dhisay Beijing uu dhismihiisa ku idlaaday 7 maalmood gudahood, sidaas dart eedna kooxda dhismaha wadda ay dama csan yihiin in wakhti ka yar ay ku dhisaan.

Mr Huang ayaa sheegay in Injineerrada dhi smahan ka qeyb qaadanaya laga kala keen ayo guud ahaan qeybaha kala duwan ee waddanka, si dhismaha loogu soo afjaro waqtiga loo qabtay.

Maalintii Jimcada, wargeyska Global Tim es ayaa xaqiijiyay in 150 dhakhtar oo ka so cda milatariga Shiinaha ay gaareen Magaal ada Wuhan. Hase ahaatee ma kala cadde ynin in dhakhaatiirtaas ay ka howl gali doon aan isbitaalka cusub ee la dhisayo iyo inkale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Dhiggiisa Algeria

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJ FS MdMaxamed Mursal Sheekh Cabdirax maan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku su gan Dalka Burkina Faso ayaa Caasimadda dalkan waxa uu kulan kula qaatay guddoomi yaha Baarlamaanka Ee Dalka Algeria oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidoo kale iskaashiga baarlamaanada labada wad an. Sidoo kale labada Guddoomiye ayaa is ku afgartay sidii xiriir khibrad isweydaarsi ah u sameysan lahaayeen.

Ka dib shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen kulankooda ka dib ayaa guddoomi yaha Baarlamaanka Ee Dalka Algeria Sul eymaan shaneyn waxa faah faahiyay waxa ay isku afgarteen.

Sidoo kale Mursal ayaa sheegay in Kul ankainta uu socday la isku afgartay In la xoo jiyo xiriirka labada wadan iyo wada shaqeyn ta labada baarlamaan.

Kulanka waxa uu qeyb ka yahay kulamo gaar gaar ah oo guddoomiyaha golaha shac abka ee BJFS MdMursal uu la qaadanaayo madaxda ka qeyb galeysa shirka Midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka ee ka socda M/Aougadougou ee Caasimadda Dalka Burkina Faso.

Weerar Lagu Qaaday Guri Uu Muqdisho Ka Degan Yahay Sarkaal Ciidan

Kooxo hubeysan ayaa weerar loo adee gsaday Bam Gacmeed ku qaaday Guri uu M/Muqdisho ka degsan yahay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidanka Bool iska Dowladda Soomaaliya.

Weerarka ayaa ka dhacay Guriga Sarka alka oo ku yaalla Xaafad ka tirsan Degmada Wadajir ee G/Banaadir, isla markaana wax aa weerarka ka dhashay Khasaaro dhaawa cyo ah.

Goobjoogayaal la hadlay Idaacada Dals an ayaa waxaa u sheegeen in weerar uu dhaawac kasoo saaray saddex ruux oo ka Agdhawaa Guriga la weeraray, kuwaasi oo loo qaaday mid kamid ah Xarun Caafimaad oo ku taalla Muqdisho.

Sidoo kale ragii ka dambeeyay weerarka lagu qaaday Guriga Sarkaalka ka tirsan Ci idanka Booliska dowladda ayaa waxaa la sheegay in halkaas ay ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa daqiiqado kadib gaaray guriga la weeraray, iyagoona howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolka Bana adir.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay uga hadlaayan weerarka lagu qaaday Guriga Saraalka ka tirsan Ciid anka Booliska dowladda ee ka dhacay Muqdisho.

NISA Oo Sheegtay Inay Shabakad Qarax yo Ah Ku Qabatay Muqdisho

Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sir doonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Caawa soo Bandhigay Shabakad ay sheegeen inay qaraxyada u qaabil-saneyd Al-shabaab.

Qoraal kasoo baxay Taliska NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal Ciidanka am niga ka fuliyeen Muqdisho intii u dhexeeysay 26 ilaa 28 bishaan lagu soo qabtay Shab akada Qaraxyada ah iyo maadooyinka qar axyada laga sameeyo.

Sidoo kale NISA ayaa tilmaamtay in how lgalkaan laga sameeyay Magaalada Muq disho uu ku yimid wadashaqeyn dhexmartay shacabka iyo laamaha amniga.

"Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Am nigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan AS, iyo maadooyinka qaraxyada laga sameeyo.Wada shaqaynta shacbka iyo laamaha Amniga waa sababta keentay guu shaan” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay NISA.


Qareennada Trump oo dooddooda xir ay xilli ay soo ifbaxday xog aad u culus

Kooxda Qareennada ah ee difaacaya Do nald Trump ayaa Talaadadii soo gabagab eeyay dooddoodii ku saabsaneyd dacwadda ka dhanka ah madaxweynaha ee ka socota Aqalka Senate-ka, iyagoo masraxa u bann eeyay labo maalmood oo su'aalo weydiin ah.

Xiritaanka doodaha ay aa yimid xilli ay sida bambo u qaraxday xog xasaasi ah oo ku saabsan in la taliyihii hore ee amniga qaranka, John Bolton, uu qorayo buug cu sub oo xaaladda kusii adkeyn kara madax weyne Trump.

Mr Bolton ayaa lagu soo warramay inuu qormadiisa ku daray in Mr Trump uu si toos ah u hakiyay kaalmada dhinaca amniga ee Ukraine, si uu u helo faa'iidooyin siyaasad eed oo isaga u gaar ah.

Xogtan la shaaciyay ayaa awood usii ye eshay dalabka ay xisbiga Dimuqraaddiga ku doonayaan in markhaatiyaal loo yeero.

Xisbiga Jamhuuriga ee uu madaxweynu hu ka tirsan yahay ayaa diiddanaa in loo ye ero dad ku matkhaati fura golaha hortiisa, iyagoo inta badan ka walaacsanaa waxyaab aha uu sheegi karo Mr Bolton.

Dimuqraaddiyiinta ayaa u baahan inay 4 xildhibaan oo jamhuuri ah helaan si ay ugu guuleystaan codeynta ku saabsan in mar khaatiyaal cusub la dhageysto.

Warbaahinta Mareykanka ayaa Talaada dii tabisay in Mitch McConnell, oo ah siyaa siga ugu sarreeya xisbiga Jamhuuriga uu shir ay albaabada u xiran yihiin la yeeshay xi sbigiisa, ka dib markii uu ka war helay war bixinta la xiriirta Bolton, isagoo u sheegay in xisbigu uusan heysanin codad uu ku hor istaago markhaatiyaasha.

Balse Mr McConnell iyo kooxdiisa hogg aanka haya ayaa la sheegay in ay kalsooni buuxda ku qabaan inay ilaa dabayaaqada isbuuca Senetaro ku filan oo Jamhuuriyiin ah ka dhaadhicin doonaan inay mowqifko oda taageeraan.

Madaxweyne Trump ayaa dacwad xil ka qaadis ah lagu soo oogay, isagoo loo heysto eedeymo la xiriira inuu awoodda ku xad-gu dbay iyo inuu u hoggaansami waayay gol aha wakiillada.

Waxaa lagu eedeeyay inuu Ukraine ka xannibay lacag dhan $391m (£300m), taa soo ahayd gargaar milatari oo uu Marey kanku ku caawin jiray waddankaas, isagoo ujeeddadiisu ahayd inuu madaxweynaha Ukraine cadaadis ku saaro sidii uu ugu dhawaaqi lahaa in la billaabo baaritaan mus uqmaasuq la xiriira oo ka dhan ah siyaasiga ay iska soo horjeedaan Trump ee lagu mag acaabo Joe Biden.

Maxaa xigi doona?

Dacwada ka socota Senate-ka ayaa ha dda u gudubtay labo maalmood oo su'aalo weydiin ah, waxaana ay xisbiyadu heystaan ilaa 16 saacadood oo ka mid ah Arbacada ilaa Khamiista.

Murkowski oo ah Senator laga soo doo rtay gobolka Alaska

Codeynta loo qaadayo in markhaatiyaasha cusub loo yeero iyo inkale ayaa la filayaa in ay dhacdo maalinta Jimcada ah.

Haddii ay afar xildhibaan oo jamhuuri ah la saftaan Dimuqradadiga, waxaa la heli do onaa codka aqlabiyadda ah ee loogu yeeri doono markhaatiyaasha.

Warar madax bannaan oo soo baxaya ayaa sheegaya in 75% ka mid ah mudane yaasha ay aaminsan yihiin in markhaatiyaal la oggolaado.Saddex meelood labo ka mid ah xildhiba annada ayaa loo baahan yahay si xilka loo ga xayuubiyo madaxweyne Don ald Trump. Waa madaxweynihii saddexaad ee Mareyk an ah oo lagu soo oogay dacwad xil ka qaa dis ah, taariikhda waddankaas Xigasho:Bbc.


BOGGA CAYAARAHA


LIISKA XIDDIGAHA U YIMID IYO KUWA KA TAGAY SHANTA KOOXOOD EE UGU WAA WEYN PREMIER LEAGUE BISHAAN JANNAAYO


Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo waxaa ka harsan kaliya sedd ex maalmood iyadoo qaar ka mid ah kooxaha ugu waa weyn ee Premier League ay ciyaartoy muhiim u ah la soo wareegeen.

Manchester United ayaa ah kooxdii ugu danbeysay ee ciyaary ahan la soo wareegta iyagoo soo iibsaday xiddiga khadka dhexe ee Bruno Fernandes oo ay kala soo wareegeen kooxda Sporting Lis bon.

Arsenal ayaa iyagana amaah ku soo qaatay daafaca dhexe ee reer Spain Pablo Mari kaasoo ay ka kee nsadeen kooxda reer Brazil ee Flam engo.

Halka Liverpool ay horaantii bishaan Janaayo ay la soo wareegtay xiddiga reer Japan Takumi Minamino. Hadaba waxa an halkaan idiin kugu soo gudbineynaa xi ddigaha ka tagay ama u yimid kooxaha ugu waaweyn ee Ingariiska.

Arsenal

Xiddigaha u yimid

Pablo Mari – Flamengo – Amaah

Xiddigaha ka tagay

Emile Smith Rowe – Huddersfield – Amaah

Tyreece John-Jules – Lincoln – Amaah

Konstantinos Mavropanos – FC Nurnberg – Amaah

Deyan Iliev – Jagiellonia Bialystok – Amaah

James Olayinka – Northampton – Amaah

Chelsea

Weli cidna ma keensanin

Xiddigaha ka tagay

Danny Drinkwater – Aston Villa – Amaah

Marc Guehi – Swansea – Amaah

Conor Gallagher – Swansea – Amaah

Jamal Blackman – Bristol Rovers – Amaah

Victor Moses – Inter Milan – Amaah

Manchester City

Weli cidna ma keensanin

Xiddigaha ka tagay

Lukas Nmecha – Middlesbrough – Amaah

Patrick Roberts – Middlesbrough – Amaah

Ian Poveda – Leeds – Lacagta lama shaacinin

Manchester United

Xiddigaha u yimid

Bruno Fernandes – Sporting – 55m+25m euro

Xiddigaha ka tagay

Ethan Hamilton – Bolton – Amaah

Ashley Young – Inter Milan – £1.28m

George Tanner – Salford – Amaah

Cameron Borthwick-Jackson – Oldham – Amaah

Liverpool

Xiddigaha yimid

Takumi Minamino – Red Bull Salzburg – £7.25m

Joe Hardy – Brentford – lacagta lama shaacinin

Xiddigaha ka tagay

Herbie Kane – Hull City – Amaah

Rhian Brewster – Swansea – Amaah

Isaac Christie-Davies – Cercle Brugge – Amaah


EVERTON OO SOO DIIDAY DALAB 100 MILYAN AH OO AY BARCELONA KA SOO GUDBISAY MID KA MID AH XIDDIGAHEEDA


Sky Sports News ayaa Shalay baahisay in Barcelona si lama filaan ah looga soo diiday dalab ay ka gudbiyeen mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Everton iyadoo Barcelona ay si weyn u dooneyso weeraryahan bishaan Janaayo.

Sida Sky Sports ay sheegtay Everton ayaa soo diiday dalab 100 mil yan euro ah oo u dhiganta 85 milyan ginni oo ay kooxda reer Cata lans ka soo gudbiyeen weeraryahankooda reer Brazil Richar lison. Kooxda Merseyside ka dhisan ayaa durbadii loo soo gudbiyay dalab ka horay ka soo diiday iyagoo aan dooneynin inay iibiyaan ha ntido oda ugu qaalisan. Everton ayaa u sheegtay Barcelona inay doo nayaan inay sii xoojiyaan kooxdooda bedelkiisa ay wiiqi lahaayeen.Kooxda Blaugrana ayaa baadigoob ugu jirta weer aryahan ay ku xoojiso kooxdeeda inta ka harsan xilli ciyaareedkan ka dib dhaawacii soo gaaray Luis Suarez.

Waxay doonayaan inay la soo wareegaan Bruno Fernandes oo khadka dhexe ka dheela si ay ama ah ugu siiyaan Valencia islamarkaana ay amaah ku soo qaataan Rodrigo Moreno.

Laakiin Bruno Fernandes ayaa ka doortay Manchester United iyadoo kooxda Ingariiska ay Shalayeyd si ras mi ah ugu Dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddiga reer Portugal




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip