Wararka

Dowladda oo karantiishay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka yimid Shiinaha

0 Visits: 224 | Wednesday March 11, 2020 - 09:33:19
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulayso waajibka shaqo ee ka saaran inay bulshada la wadaagto xogaha la xariiro Caabuqo dunida kusii faafaya ee COVID-19, isla markaana bulshada u bayaaninaysa wararka la xariira muwaadin Soomaaliyeed oo saarnaa diyaaradda Itoobiya ee shalay…

Read More »

NISA oo sheegtay in Madaxii Amniyaadka gobolka Banaadir ee Al-Shabaab la dilay

0 Visits: 252 | Wednesday March 11, 2020 - 09:32:03
Hey'adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in xalay Magaalada Bu'aale ee gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay Muuse Macalin oo sida lagu sheegay qoraalka dhawaan iska casilay madaxa amniyaadka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay hoggaamiyaha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 11-3-2020

0 Visits: 379 | Wednesday March 11, 2020 - 09:29:42
R/Wasaare Khayre oo xarigga ka jaray Garoonka Diyaaradaha Baraawe R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay waxa ay gaa reen degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyey Mas'uuliyiin ka tirsan…

Read More »

Trump oo diiday in la karantiilo kaddib markii uu si lama filaan ah ula kulmay qof qaba Corona

0 Visits: 266 | Tuesday March 10, 2020 - 20:42:17
Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa diiday in laga baaro Caabuqa Corona ama la karantiilo, isagoo sheegay inuu caafimaadkiisu dhammeystiran yahay, kaddib markii uu si lama filaan ah ula kulmay qof aan laga warqabin inuu qabay Caabuqa Corona. Shan siyaasi oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee talada haya,…

Read More »

Golaha Wasiirada oo loo gudbinayo Xeer muhiim ah

0 Visits: 241 | Tuesday March 10, 2020 - 20:40:33
Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ayna meel-Mariso Sharciyada kala ah SOLAS &MARPOL kuwasoo muhiim u ah Ganacsiga iyo Badqabka Badmaridda iyo ka hortaga Wasakheynta Badda. Sharcigaan…

Read More »

Turkiga & Midowga Yurub oo ku dhow heshiis cusub

0 Visits: 204 | Tuesday March 10, 2020 - 20:38:56
Turkey ayaa rajeyneysa inay heshiis cusub oo lagula tacaalayo qaxootiga la gaarto Midowga Yurub ka hor kulan madaxeedka xiga ee ururka, waxaa sidaas Talaadada sheegay wasiirka arrimaha dibedda Mevlut Cavusoglu. "Haddii aan heshiis gaarno ka hor 26-ka March, markaasi oo uu dhacayo kulan madaxeedka…

Read More »

Madaxda DF oo Muqdisho ugu yeeray Jeneral Mascuud

0 Visits: 326 | Tuesday March 10, 2020 - 20:37:11
Taliska Milateriga Soomaaliya ayaa Muqdisho ugu yeeray General Mascuud Maxamed Warsame oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya, islamarkaana ahaa shaqsigii Allah ka soke badbaadiyay hogaamiyaasha maamulkii Ahlu-Sunna ee lagu weeraray Dhuusamareeb. Jeneral Mascuud oo ah taliyaha qaybta guutada 15-aad ee qaybta…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

0 Visits: 257 | Tuesday March 10, 2020 - 20:35:08
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu wehliyo madaxwyne Ku-xeenka Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Taalado ah kulan la qaatay, Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Ambassador Aadan Xassan Aadan iyo Wefdi uu Hoggaaminayo oo booqasho ku yimi Puntland. War-saxaafadeed kulankaasi…

Read More »

Madaxwaynaha Shiinaha oo booqasho ku tagay Magalada Wuhan ee gobolka Hubei

0 Visits: 227 | Tuesday March 10, 2020 - 20:33:38
Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta markii ugu horreysay tagay magaalada Wuhan ee gobolka hubei oo ah halki uu kaso billowday cabuuqa dillaga ah ee korona-fayraska dabyaaqadii desember 2019 Waxaa uu halkaas kula kulmayaa shaqaalaha caafimaadka iyo saraakiisha kale ee qeybta ka ah la tacaalidda…

Read More »

Burcad badeed Somali oo afduubtay Markab laga leeyahay UK

0 Visits: 216 | Tuesday March 10, 2020 - 20:32:09
Burcad Badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab wada 2 Milyan oo Barmiil oo ah Aalkolada Jeermiska lagu dilo iyo 50 kun oo Maasgarada laga xirto Coronavirus. Kooxda Afduubka geysatay ayaa sheegatay in ay u baahan yihiin madax furasho dhan 50Milyan oo Pounka UK ah, kadibna ay sii dayn doonaan Markabkaasi.…

Read More »

Ciidamada Soomaaliland oo Garoonka Hargeysa ku xiray Nin Ajnabi ah

0 Visits: 226 | Tuesday March 10, 2020 - 20:29:52
Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa waxaa ay ka xireen Nin Ajnabi ah oo watay Xayawaanka loo yaqaano Caasha Barida,kaas oo ay ku eedeeyeen in uu si sharci arro ah wadanka uu ugala baxayay. Shir jaraa'id oo uu Maanta Hargeysa ku qabtey Taliyaha Waaxda…

Read More »

Wasiir kale oo laga helay Cudurka Coronavirus

0 Visits: 206 | Tuesday March 10, 2020 - 20:28:28
Fayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe, Yurub, Ameerika iyo Afrika taasoo ku kaliftay dalal badan inay qaadaan tallaabo adag oo lagu xakameynayo cudurkan oo inta la ogyahay illaa iyo hadda ku dhacay110,000oo caalamka kala jooga…

Read More »

Laftagareen oo shaaciyey xilliga uu Maamulka u guurayo Baraawe

0 Visits: 277 | Tuesday March 10, 2020 - 20:24:49
Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in Xubnihii ugu badnaa ee Wasiirada Koonfur Galbeed ay ku sugan yihiin degmada Baraawe,isla markaana la filayo inay ku Shaqeeyaan. Waxaa uu sheegay in dhamaan Xubnaha Golaha Wasiirada iyo madaxda Sare ee Maamulka…

Read More »

NISA oo sheegtay in Al-Shabaab ay dileen Muuse Macallin Mucaawiye

0 Visits: 222 | Tuesday March 10, 2020 - 20:20:58
Hay'adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay dishay madaxii hore ee amniyaatka kooxda ee Muqdisho Muuse Macallin (Mucaawiye). Qoraal ay NISA soo dhigtay barta twitter-ka ayey ku sheegtay "in Muuse Macallin xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-3-2020

0 Visits: 1015 | Tuesday March 10, 2020 - 09:58:37
Maxey ka wada hadleen RW Kheyre & Madaxweyne Waare? Madaxweynaha D/G/Hir-Shabeelle Dr Ma xamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sug an M/Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la qa atey R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre. Kulanka ayaa 2da mas'uul waxaa ay u ga wada hadleen Arrimo ay kamid yihiin Am niga iyo…

Read More »

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu diley degmada Balcad

0 Visits: 243 | Tuesday March 10, 2020 - 07:58:27
Wiilkaan Dhalinyarada ahaa oo kamid ahaa dadka ku nool degmada Balcad ee Gobolka Shabelelaha Dhexe ayaa waxaa la sheegay in uu diley Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya. Wiilka la diley oo Magaciisa lagu soo koobey Cabdi Fanax ayaa dilkiisa waxaa uu ka dhacay bar-koontorool oo laga ilaaliyo…

Read More »

Al-Shabab's Bashir Mohamed Qorgab 'killed in air strike in Somalia'

0 Visits: 755 | Monday March 09, 2020 - 14:01:26
Al-Shabab is fighting to overthrow Somalia's government/AFP An air strike in Somalia has killed a senior commander of militant Islamist group al-Shabab, state radio reports. The US issued a reward of $5m (£3,8m) in 2008 for information on the whereabouts of Bashir Mohamed Qorgab. The US carries…

Read More »

Maamulka Somaliland iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 293 | Monday March 09, 2020 - 13:58:58
Dibadbax looga soo horjeedo Suxufi dowladda u xiran oo ka dhacay Muqdisho

Read More »

Sudan's PM survives assassination attempt in capital

0 Visits: 632 | Monday March 09, 2020 - 13:51:36
Sudan's prime minister survived an assassination attempt on Monday after a blast in the capital, Khartoum, Sudanese state media said. Abdalla Hamdok's family confined he was safe following the explosion, which targeted his convoy. No one immediately claimed responsibility for the attack.

Read More »

What's new in Somalia? Read the SSF newsletter!

0 Visits: 909 | Monday March 09, 2020 - 13:44:30
We are delighted... ...to share with the remarkable stories of Somaliwomenin leadership and business. From all the corners ofSomalia, women have beenidentifiedas a strong pillar in the process of recovery, state and peace building as well as stability in the nation.In this quarter's

Read More »