Golaha Wasiirada oo loo gudbinayo Xeer muhiim ah

0
Tuesday March 10, 2020 - 20:40:33 in Wararka by
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada oo loo gudbinayo Xeer muhiim ah

    Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ayna meel-Mariso Sharciyada kala ah SOLAS &MARPOL kuwasoo muhiim u ah Ganacsiga iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ayna meel-Mariso Sharciyada kala ah SOLAS &MARPOL kuwasoo muhiim u ah Ganacsiga iyo Badqabka Badmaridda iyo ka hortaga Wasakheynta Badda. Sharcigaan oo ku qornaa luqadda English -ka ayaa Wasaaraddu sheegtay in loo turjumay luqadda Soomaaliga, ayadoo la rajeynayo in dhowaan Golaha Wasiirada la mariyo si uu u noqdo sharci dalka ka dhaqan gala. Shir lagu soo bandhigayay Xeerka Gaadiidka Badda oo Maanta lagu qabtey muqdisho ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac,xubno ka socday labada Gole ee Baarlamaanka JFS iyo Hay'adaha Caalamiga ah ee UNSOM,EUCAP iyo IMO. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip