Dowladda oo karantiishay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka yimid Shiinaha

0
Wednesday March 11, 2020 - 09:33:19 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo karantiishay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka yimid Shiinaha

    Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulayso waajibka shaqo ee ka saaran inay bulshada la wadaagto xogaha la xariiro Caabuqo dunida kusii faafaya ee COVID-19, isla markaana bulshada u bayaaninaysa wararka la xariira muwaadin Soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulayso waajibka shaqo ee ka saaran inay bulshada la wadaagto xogaha la xariiro Caabuqo dunida kusii faafaya ee COVID-19, isla markaana bulshada u bayaaninaysa wararka la xariira muwaadin Soomaaliyeed oo saarnaa diyaaradda Itoobiya ee shalay soo gaartay garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho. Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa ka yimid Shiinaha waxaana uu soo maray dalka Itoobiya, kadibna Muqdisho ayuu soo gaaray, waxaana dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay ku heyso meel gaar ah. Dowladda Soomaaliya waxa ay sidoo kale sheegtay in lala xisaabtami doona Shirkadda Diyaaraddaha oo jabisay amarkii dowlada ee ahaa in la keenin dalka ruux ka yimaada dalalka uu ka dilaacay Corono Virus.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip