Burcad badeed Somali oo afduubtay Markab laga leeyahay UK

0
Tuesday March 10, 2020 - 20:32:09 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burcad badeed Somali oo afduubtay Markab laga leeyahay UK

    Burcad Badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab wada 2 Milyan oo Barmiil oo ah Aalkolada Jeermiska lagu dilo iyo 50 kun oo Maasgarada laga xirto Coronavirus. Kooxda Afduubka geysatay ayaa sheegatay in ay u baahan yihiin madax furasho dhan 50Milyan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burcad Badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab wada 2 Milyan oo Barmiil oo ah Aalkolada Jeermiska lagu dilo iyo 50 kun oo Maasgarada laga xirto Coronavirus. Kooxda Afduubka geysatay ayaa sheegatay in ay u baahan yihiin madax furasho dhan 50Milyan oo Pounka UK ah, kadibna ay sii dayn doonaan Markabkaasi. Dowladda UK oo Markabka leh ayaa sheegtay in ay ogoshahay bixinta lacagta Madax furashada ah ee ay sheegteen Burcad Badeedda Soomaalida ah. Afhayeen u hadlay Dowladda UK ayaa sheegay in ay isla galabta bixin karaan lacagta baahida ay u qabaan Alkolada iyo Maasgarada marka loo eego. Dowladda UK oo doonaysa inay difaac adag ka gasho Cudurka halista ah ee Coronavirus, ayaa sheegtay inay si dag dag lacagtaasi u bixineyso si ay u helaan agabka saaran Markabka. Lama oga halka ay ku haystaaj Burcad badeeda markabka ay qafaasheen, balse Warbaahinta ayaa sheegaysa in meel wanaagsan uu marayo qorshaha lagu sii daynaayo Markabkaasi. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip