Wararka

Trump oo weerar culus ku qaaday Tedros Adhanom

0 Visits: 237 | Wednesday April 08, 2020 - 22:14:01
Madaxweynaha Midowga Africa ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka iyo hoggaankeeda ka difaacay weerar xooggan oo kaga yimid madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasi oo Talaadadii ku hanjabay inuu ka joojinayo maal-gelinta. "Waxaa aad igaga yaabay inaan ogaaday ololaha dowladda Mareykanka ee ka dhanka…

Read More »

Bernie Sanders oo ka haray u tartanka Doorashado Madaxtinimo

0 Visits: 248 | Wednesday April 08, 2020 - 21:58:20
Senator Bernie Sanders oo ahaa musharrax u ordayay magacaabista xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka. Go'aanka Sander ayaa waxa uu ka dhiggan yahay in Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden uu noqonayo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Caafimaad ee Boris Johnson

0 Visits: 252 | Wednesday April 08, 2020 - 21:47:32
Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku jira maalintii labaad daryeel,isaga oo ku jira Qolka ICU-da ee la dhigo dadka Bukaanada daran ah. Waxa uu dareemayaa hadda deganaasho kadib markii lagu taageeray ogsijiin si uu u neefsado. Johnson, oo laga helay cudurka Covid19 ku dhawaadlaba toddobaad…

Read More »

Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqey Itoobiya

0 Visits: 239 | Wednesday April 08, 2020 - 21:43:49
Itoobiya waxaa ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo looga jawaabayo cudurka 'coronavirus' (COVID19),kaas oo kiisas kamid ah laga helay gudaha dalkaas. Tallaabadan ayaa timid, iyada oo tirada kiisaska COVID19 ay muujisay koror degdeg ah oo dalka ah, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay dowladda.

Read More »

Shaqaalle ka tirsan Wasaarada Cafimaadka oo laga helay Corona Virus

0 Visits: 256 | Wednesday April 08, 2020 - 21:33:31
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan: 1. Waxay Wasaaraddu cadaynaysaa in uu bilowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda…

Read More »

Somali Music icon passes away from COVID-19

0 Visits: 816 | Wednesday April 08, 2020 - 21:16:59
A Somali cultural icon,Mohamud Ismail Hussein, or more commonly known as Hudeydi (Xudeydi), has died on Tuesday as a result of complications of COVID-19. He was 92. The musician and poet, best known for popularizing the oud in Somali music, passed away in London. In his nearly six-decade-long career,…

Read More »

Maxkamadda CQS oo amartay nolol & geeri in lagu keeno maleeshiyaadka Wanlaweyn dadka ku dilay

0 Visits: 251 | Wednesday April 08, 2020 - 20:14:39
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somaliya ayaa amartay in la soo qabto maleeshiyaadkii dadka ku laayay Degmada Wanlwayn, waxaana la amray Ciidamasa nolol & geeri inay ku soo qabtaan maleeshiyaadkaasi. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute oo…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ka mahadceliyay deeq caafimaad oo ka timid Imaaraadka Carabta

0 Visits: 269 | Wednesday April 08, 2020 - 20:08:41
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni oo uga mahadceliyay Imaaraadka Carabta Agab Caafimaad oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga Coronavirus, kaasoo Imaaraadku ugu deeqay Puntland. Diyaarad siday agabka caafimaad ayaa maanta ka degtay magaalada Boosaaso, waxaana la wareegay agabkaas…

Read More »

Soomaaliya: Qofkii u horeeyay oo cudurka Coronavirus u geeriyooday

0 Visits: 241 | Wednesday April 08, 2020 - 20:01:22
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii u horeeyay uu u geeriyooday cudurka Coronavirus. Qofkan oo ahaa 58 jir aan dalka ka bixin ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

0 Visits: 236 | Wednesday April 08, 2020 - 19:55:11
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM qarax khasaaro geystay lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo ku dhawaaqday in la joojiyay waxbarashadii sanad-dugsiyeedka 2019/20

0 Visits: 221 | Wednesday April 08, 2020 - 19:52:25
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay go'aano la xiriira dhanka waxbarashada, iyadoo la tixgelinayo xaalada caafimaad ee dalka iyo adduunka ee ku aadan cudurka safmarka ah ee Coronavirus. War saxaafadeedka Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in la joojiyay qaadashada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-4-2020

0 Visits: 401 | Wednesday April 08, 2020 - 09:47:57
Dowladda oo Beenisay warar lagu faafiyay Baraha Bulshada Wasaaradda Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa beeni say warar lagu faafiyay baraha Bulshada, kuwaasi oo sheegayay in Wasaaradda ay faragelis ay Khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu same eyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.…

Read More »

Xudaydi Macalinkii Heesaha Cuudka oo u dhintay Coronavirus

0 Visits: 275 | Wednesday April 08, 2020 - 08:03:13
Waxaa dalka Britain ku geeriyooday fannaanka weyn ee Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo uu ku dhacay cudurka Corona Virus,isaga oo maalmihii la soo dhaafay ku jiray cisbitaal ku yaalla magaalada London. Xudeydi ayaa da'diisu waxaa lagu sheegay 92 jir,isaga oo sanadihii ugu dambeeyey ku noolaa Magaalada…

Read More »

Dhaqtar Caan ah oo Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

0 Visits: 264 | Tuesday April 07, 2020 - 20:04:25
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Caawa gudaha Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen dhaqtar siweyn looga yaqaanay degmadaas. Dilka loo geystay dhaqtarka ayaa dad goobjoogayaal ah waxaa ah ay sheegeen inuu sigaar ah uga dhacay agagaarka halka loo yaqaano Suuqa Miijiska ee Yaaqshiid,…

Read More »

Dab xoogan oo ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Muqdisho

0 Visits: 315 | Tuesday April 07, 2020 - 19:46:04
Dab xoogan oo Inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayo uuro Madow oo cirka isku shareertay, taas oo ka baxeysa goobta uu dabka ka kacay Goordhaweyd Dabka ayaa waxaa uu ka kacay goobo Ganacsi oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska KM-4 dhinaca waddada aadda Garoonka diyaaradaha…

Read More »

Al-shabaab oo markale weerar Culus ku qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah

0 Visits: 278 | Tuesday April 07, 2020 - 19:38:05
Wararka aan ka heleyno deegaan ku dhow Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee shalay halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab. Dagaalkaas ayaa waxaa uu yimid kadib markii Al-shabaab ay qaraxyo lala eegteen Kolonyo Ciidan…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha UK oo xaaladdiisa ay sii adkaatay iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 242 | Tuesday April 07, 2020 - 19:36:06
Ra'iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa weli ku sugan xaalad adag, isaga oo qeybta daryeelka deg degga ee isbitalka kula dagaalamaya cudurka Coronavirus, oo haleelay 10 maalmood ka hor. Johnson ayaa qeybta daryeelka deg degga ee isbitalka la dhigay Axaddii, kadib markii 10 maalmood oo xiriir ah…

Read More »

C/raxmaan C/Shakuur oo DFS ugu baaqay inay sii deyso Mukhtaar Roobow

0 Visits: 271 | Tuesday April 07, 2020 - 19:22:41
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahan Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay dib u heshiisiinta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu ka wado deegaanada Galmudug. Qoraal soo saaray C/raxmaan C/Shakuur ayaa waxaa uu ku bogaadiyay daddaalka uu Madaxweyne Qoorqoor kula heshiiyay…

Read More »

Laba abaal marin kala dooro.

0 Visits: 232 | Tuesday April 07, 2020 - 19:18:16
Qofkii Naftiisa Aduunyo u hibeeyo, moowjadaha Addunkuna ey marba meel geeyaan, ugu dambeeyn Aduunyadu waxa ey kuu hibeeysaa hal Hadiyad oo ah Deegaan Laba mitir ah oo dhulka ka mida. Qofkii Naftiisa Alla u hibeeyo, Boholada kufriga iyo Dunuubtana Alla ka najeeyo, camalkiisa iyo Toobadiisana Alla ka…

Read More »

Madaxweynaha Dowlad deegaanka iyo Muuse Biixi oo kulan yeeshay

0 Visits: 282 | Tuesday April 07, 2020 - 19:13:14
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa kulan Khadka telefoonka ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka Khadka ee dhexmaray Mustafe Cagjar iyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin…

Read More »