Wararka

Xaliimo Yareey oo ka hadashay Go'aanka Madasha maamul goboleedyadda

0 Visits: 255 | Wednesday July 15, 2020 - 00:23:44
Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay. War-murtiyeed ay soo saareen ayay madaxdu kusoo jeediyeen in laga wada-hadlo siyaabaha kale ee doorasho ku qabsoomi karto.…

Read More »

Duqa Garowe oo kasoo horjeestay go'aanka lagu xaraashayo Xarunta Baarlamaanka

0 Visits: 285 | Wednesday July 15, 2020 - 00:22:40
Duqa Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Axmed Saciid Muuse ayaa kasoo horjeestay tilaabadda baarlamanka Puntland ay ku doonayaan in ay ku xaraashaan xaruntoodii ay ku shiri jireen oo ku taalla Bartamaha Garowe. Waxaa uu sheegay in dhulka uusan laheyn baarlamaanka Puntland, islamarkaana ay tahay…

Read More »

Baarlamaanka Liibiya oo ogolaaday faragalinta Ciidanka Masar

0 Visits: 265 | Wednesday July 15, 2020 - 00:21:25
Baarlamanka Libya ee fadhigiisu yahay bariga dalkaas ayaa meel mariyey mooshin lagu ansixinayo in ciidamada Masar ay soo faro-geliyaan dalkaas haddii loo baahdo, si ay u ilaaliyaan "amniga qaran" ee labada dal, xilli ay jirto wax ay ugu yeereen "qabsashada" Turkey. Baarlamanka ayaa taageera…

Read More »

Guuleed oo ku baaqay in la badbaadiyo Mustaqbalka Ardeyda Puntland

0 Visits: 232 | Wednesday July 15, 2020 - 00:19:05
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, islamarkaana hadda ka mid ah hogaamiyeyaasha Xisbiyadda dalka ayaa ugu baaqay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barrre in uu ka laabto go'aanka uu ardeyda Puntland uga joojiyay Shihaadada Waxaa uu ugu baaqay Dowladda Federaalka…

Read More »

142 ruux oo laga soo celiyay Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray

0 Visits: 227 | Wednesday July 15, 2020 - 00:17:20
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka. Dadka lasoo celiyay oo tiradoodu gaareyso 142 Ruux, waxaana dadkaan qaarkood ay ku jireen xabsiyo. Dadkaan ayaa u badan haween, waxaana qaarkood Sacuudiga ay…

Read More »

Hirshabeelle oo faahfaahisay diyaarad ku dhacday Beledweyne

0 Visits: 250 | Wednesday July 15, 2020 - 00:15:28
Maamulka Hirshabeelle ayaa faahfaahin ka bixiyay diyaarad siday gargaar loogu talagalay dadkii ay saameeyeen fatahaadihii gobolka Hiiraan ku dhuftay oo ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Beledweyne. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in diyaaradda ay kusoo dhacday Garoonka,…

Read More »

Maxkamada gobolka Banaadir oo sheegtay in aysan Caddeyn Cidda eedeysay Wariye Gurbiye

0 Visits: 234 | Wednesday July 15, 2020 - 00:13:38
Maxkamada gobolka Banaadir oo maanta la horgeeyay Wariye Cabdicasiis Axmed Guriye oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa kasoo horjeesatay in aysan awood u la aheyn qaadida Kiiska Wariyaha oo todobaadkii hore Qareenada Wariyaha u dooday ay ku sameeyeen is horistaag. Waxa ay Maxkamadu sheegtay in ay…

Read More »

AMISOM Statement on death of former Prime Minister Hassan Abshir Farah

0 Visits: 1477 | Tuesday July 14, 2020 - 20:26:44
The African Union Mission in Somalia has learnt with deep sadness the passing of Hassan Abshir Farah, who was Prime Minister of Somalia from 2001-2003.

Read More »

Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 273 | Tuesday July 14, 2020 - 09:31:54
Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey Degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho, isagoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku xanuunsanyey Magaalada Muqdisho, alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa wuxuu ka tirsana an jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho…

Read More »

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo burburtay

0 Visits: 292 | Tuesday July 14, 2020 - 09:12:17
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo adeegsado dagaalada ayna leeyihiin ciidamada Kenya ayaa ku burburtay maanta degmada Machakos ee dalka Kenya. Ciidamada Milatariga Kenya ayaa ku soo daabacay boggooda Twitterka in labadii duuliye ee diyaarada waday laga soo badbaadiyay burburka diyaarada,balse…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-JULY-2020

0 Visits: 853 | Tuesday July 14, 2020 - 09:11:39
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aqbalay Dalab uga yimid M/Goboledyada Warar kalsoonaan karo oo aan helnay ay aa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Maxamed C/hi Farm aajo iyo R/Wasaare Kheyre ay aqbaleen marti qaadkii Madax da dowlad Goboleed yada dalka, kaasi oo ahaa in Madaxda DFS iyo kuwa Maamulada…

Read More »

Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta Berito ah.

0 Visits: 299 | Monday July 13, 2020 - 20:14:06
Muqdisho:-Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday inta badan adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshadu ay ka heli jireen hay"adaha dowladda. Adeegyadii CID oo dadweynuhu ay ka heli jireen…

Read More »

UK oo bogaadisay tallaabo ay qaaday SOMALILAND

0 Visits: 276 | Monday July 13, 2020 - 20:07:24
Mr. Stuart Brown, Madaxa xafiiska dowladda UK ee magaalada Hargeysa ayaa war kasoo saaray heshiiska ay shalay gaareen Xisbiyad mucaaridka iyo xukuumada Somaliland. Danjire Stuart Brown ayaa sheegay inay dowlada Ingiriisku ay soo dhaweynayso heshiiska ay xisbiyada iyo xukuumadu ka gaaren khilaafkii dabada…

Read More »

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaaminta lala eegtay Taliyaha Xoogga

0 Visits: 258 | Monday July 13, 2020 - 19:57:17
Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo lala eegtay Kolonyo galbinaysay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo maraayay inta u dhaxeysa Tarabuunka & Isbitaalka Xoogga dalka. Gaari noociisa uu yahay Surf oo uu kaxeynaayay naftii halige ayaa isku dayay inuu…

Read More »

Galmudug oo ka hadashay dabkii Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 270 | Monday July 13, 2020 - 19:53:34
Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu Dabku ka dhashay Booyad Kaalinta Shidaal ku shubaysay , Goobtaan oo ku taala Bartamaha Magaalada Dhusamareb ayaa waxaa u soo Gurmada Ciidamada Booliiska, Nabab Sugida, Milatariga iyo Bulshada…

Read More »

NEWSLETTER JUNE 2020

0 Visits: 1522 | Monday July 13, 2020 - 19:45:30
Dear friends and colleagues, George Floyd's murder has sparked unprecedented global outrage. Thousands of people in more than 4,000 cities around the world have made use of their right to peaceful assembly and condemned systemic racism and police brutality. DefendDefenders stands with the protesters…

Read More »

FMS leaders call for alternative poll model, say elections must happen in time

0 Visits: 1453 | Monday July 13, 2020 - 19:36:08
Federal Member State leaders have called for an alternative electoral model to ensure elections in Somalia take place within constitutional timelines. The leaders who have been meeting in Dhusaamareb in Galmudug stressed the need for all stakeholders to put minds together and develop an 'inclusive…

Read More »

Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0 Visits: 236 | Monday July 13, 2020 - 19:26:45
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa ku soo caan baxday markii ay aqrisay qoraal uu ku diidayay Nelson Mandela ee ahaa in la sii daayo sanadkii 1985kii. Haweeneydan oo ahayd 59…

Read More »

Sudan oo ogolaatay khamriga & in laga bixi karo diinta Islaamka

0 Visits: 266 | Monday July 13, 2020 - 19:23:46
Sudan ayaa u ogolaan doonta dadka aan Muslimka ahayn inay cabi karaan khamriga, waxayna sidoo kale baabi'isay sharci dhigayey in la dilo qofka ka baxa diinta Islaamka, waxaa sidaas sheegay wasiirka cadaaladda. Is-bedelladan sharciyeed ayaa yimid sanad kadib markii xukunka laga tuuray hoggaamiyihii…

Read More »

Xaliimo Yarey oo la kulantay qaar ka mid ah Xisbiyada Dalka

0 Visits: 274 | Monday July 13, 2020 - 19:16:15
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diiwaangashan. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog waraysi u dhaxeeyo labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray sidii xisbiyada hadda jira ay u qaadan lahayeen Shahadada radmiga…

Read More »