Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0
Monday July 13, 2020 - 19:26:45 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

    Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa ku soo caan baxday markii ay aqrisay qoraal uu ku diidayay Nelson Mandela ee ahaa in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa ku soo caan baxday markii ay aqrisay qoraal uu ku diidayay Nelson Mandela ee ahaa in la sii daayo sanadkii 1985kii. Haweeneydan oo ahayd 59 sano jir ayaa ahayd safiirkii dowlada Koofur Afrika ee dalka Denmark, hase yeeshee waxa ay ku geeriyootay isbitaal ku yaal magaalada Johannesburg. Zindsi Mandela ayaa ahayd ilmihii lixaad ee uu dhalay Mandela waxana dhashay Winnie Madikizela-Mandela.

            




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip