Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo burburtay

0
Tuesday July 14, 2020 - 09:12:17 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo burburtay

    Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo adeegsado dagaalada ayna leeyihiin ciidamada Kenya ayaa ku burburtay maanta degmada Machakos ee dalka Kenya. Ciidamada Milatariga Kenya ayaa ku soo daabacay boggooda Twitterka in labadii duuliy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo adeegsado dagaalada ayna leeyihiin ciidamada Kenya ayaa ku burburtay maanta degmada Machakos ee dalka Kenya. Ciidamada Milatariga Kenya ayaa ku soo daabacay boggooda Twitterka in labadii duuliye ee diyaarada waday laga soo badbaadiyay burburka diyaarada,balse ay ku dhinteen labo sarkaal oo diyaaradda saarnaa. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in diyaaradan ay burburtay xilli tababar lagu siinayay saraakiil ka tirsan ciidamada balse lama sheegin sababta keentay burburkeeda. Diyaaradan burburtay ayaa ka mid ahayd lix helikabtar oo ay dowlada Kenya ka soo iibsatay Maraykanka

            .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip