Xaliimo Yareey oo ka hadashay Go'aanka Madasha maamul goboleedyadda

0
Wednesday July 15, 2020 - 00:23:44 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaliimo Yareey oo ka hadashay Go'aanka Madasha maamul goboleedyadda

    Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay. War-murtiyeed ay soo saareen ayay madaxdu kusoo jeediyeen in lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay. War-murtiyeed ay soo saareen ayay madaxdu kusoo jeediyeen in laga wada-hadlo siyaabaha kale ee doorasho ku qabsoomi karto. Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan go'aanka kasoo baxay Shirka Madasha, islamarkaana ay ku shaqeyn doonaan go'aankooda. Waxa ay sheegtay in doorasho iyo qof cod ah ay dalka ka dhici karto, islamarkaana aysan aaminsaneyn go'aanka kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyadda ee ahaa in aysan dalka ka dhicin doorasho qof iyo cod ah. Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in Shaqadda guddiga aysan kala tashan arrimaha doorashada ayna ku shaqeyn doonaan wixii ay soo waddeen Muddo Shan Sano ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip