142 ruux oo laga soo celiyay Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray

0
Wednesday July 15, 2020 - 00:17:20 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    142 ruux oo laga soo celiyay Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray

    Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka. Dadka lasoo celiyay oo tiradoodu gaareyso 142 Ruux, waxaana dadkaan qaarkood ay ku jireen xabsiyo. D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka. Dadka lasoo celiyay oo tiradoodu gaareyso 142 Ruux, waxaana dadkaan qaarkood ay ku jireen xabsiyo. Dadkaan ayaa u badan haween, waxaana qaarkood Sacuudiga ay ka haayeen Shaqooyin kala duwan. Inta badan duulimaadyadda caalamka ayaa xiran, waxaana dalalka Caalamka ay dadkooda ku aruuriyaan Safaaraddaha ka dibna waxaa lagu soo qaaddaa hal diyaarad. Duulimaadkaan waa duulimaadkii Sagaalaad {9} oo ay ka shaqeysay Qunsuliyadda Guud ee Jeddah in Muwaadiniintaas dib loo soo celiyo. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip