Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0
Tuesday July 14, 2020 - 09:31:54 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

    Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey Degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho, isagoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku xanuunsanyey Magaalada Muqdisho, alle ha u naxariistee Marxuumka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey Degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho, isagoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku xanuunsanyey Magaalada Muqdisho, alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa wuxuu ka tirsana an jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho 80-kii ilaa 90kii. ka howlgalayey

Marxuum Afrax Yare Wuxuu ka mid ahaa soo saarayaashii Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha iyo fallooyinkii raadiyaha ka bixi jirey, wuxuu ka soo shaqeeyay tababbarna uu ku soo qaatay BBC laanteeda Afka Soomaaliga. Xilligii Dalka uu  burburka galayna  wuxuu idaacadii HornAfrik  ee magaakda Muqdisho ka bilaabay Barnamijka Diiniga ee dhaqanka islaamka oo uu soo saare iyo soo tebiyeba uu ka ahaan jiray


      Allah ha naxariiste Marxuumka wuxuu ku dhashey Magaadan Muqdisho Sannadku Markuu ahaa 1953-dii, waxaa uu waxbarashada Hoose iyo Sare ku qaatay Dugsiyada Shibbis, Bartamaha Xamar,  isagoo 15-ka May ayuu Dugsiga Sare ku Dhammaystay .

Marxuumka ayaa  wuxuu  ka mid noqdey Adaydii Kulliyadda Kiimikada ee Jaamacadda ummadd Soomaliyeed.(Gahayr)

     Allaha ha u Naxariistee  Wuxuu xalay uu  ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho  iyadoo dhammaan  ay  ka tacsiyadeeynayaan  Bahda warbaahinta ee uu ka baxay, Marxuumka sidoo kale Bahda W mogadishu times iyo dhammaan dadka deegaanka shibbis  ay  ka tacsiyeynayaan Geerida Wariye Cbadullaahi Cali Afrax Afrax yare  waxaayan ehehlka iyo qaraabada leeyihiin alle ha idinka samir siiyo marxuukna jannada fardozo haka waraabiyo    Inaalilaah wa inaa illeyhi Raajucuun.Aamiin Aamiin Aamin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip