Wararka

Xeer Ilaaliyihii hore ee Qaranka oo sheegay in la siyaasadeeyay dhisida Golaha Adeega Garsoorka

0 Visits: 223 | Sunday July 19, 2020 - 12:18:27
Xeer ilaaliyihii hore ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dalkaan uu muhiim u yahay in loo dhiso Golaha Adeega Garsoorka si ay u sameeyaan Maxkamadda Dastuuriga oo go'aan ka gaari karta wax kasta oo muran ka dhasha. Axmed Cali Daahir oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal ayaa sheegay in dalka…

Read More »

Carruur ku geeriyootay fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle

0 Visits: 243 | Sunday July 19, 2020 - 12:16:59
Wabiga Shabeelle ayaa markale waxaa uu fatahaad horleh ka geystay Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana ka dhashay khasaaro naf iyo maal leh. Xaafadaha uu Wabiga ka fatahay degmada Afgooye & tuulooyinka hoostaga ayaa waxaa kamid ah, xaafadaha Baalguri, Raqayle, siigaale,…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland & Xisbiyada Mucaaradka oo kulan deg deg ah yeelanaya

0 Visits: 235 | Sunday July 19, 2020 - 12:15:51
Xarunta Madaxtooyada Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa inay Maanta kulan deg deg ah ku yeeshaan Madaxweynaha Somailand iyo Madaxda Xisbiyada mucaaradka oo kala ah UCID iyo WADANI. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Madax dhaqameedka gobolka Awdal,kuwaas oo todobaadyadii la soo…

Read More »

Mid kamid ah Shaqaalaha Dowladda oo qarax ku dhintay & DFS oo ka hadashay

0 Visits: 236 | Sunday July 19, 2020 - 12:14:39
Qarax Miinada nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa xalay waxaa uu ka dhacay kasoo horjeedka Maqaayada Crems oo ku taalla Agagaarka Isgoyska Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa oo la sheegay in lala eegtay Gaari uu leeyahay Wasiir kuxigeenka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 19-JULY-2020

0 Visits: 365 | Sunday July 19, 2020 - 11:01:32
Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb? Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wa datashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray M/Dhuusamar eeb ee xarunta D/Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Ga roonka Diyaaradaha…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku sii jeeda Dhuusamareeb iyo Wafdi hordhac u ah…

0 Visits: 256 | Sunday July 19, 2020 - 11:00:24
Wafdi hordhac u ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdigan ayaa isugu jira howlwadeeno ka tirsan Xafiiska Duqa Muqdisho iyo Ilaalada, waxaana ay gogol xaar u yihiin safarka Guddoomiye Cumar Filish berri…

Read More »

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulan u socda

0 Visits: 227 | Sunday July 19, 2020 - 10:32:39
Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran Madaxtooyada Galmudug uga socdaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan oo ah kii u horreeyay oo fool ka fool ah oo ay yeeshaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe, tan iyo markii la isku khilaafay doorashadii…

Read More »

Faahfaahinta Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 284 | Saturday July 18, 2020 - 22:02:25
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax goor dhow oo caawa ah ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, qaraxa ayaana ahaa nuuca miinada dhulka lagu aaso,oo la dhigay wadada dhinaceeda. Qaraxa miino ayaa si gaar ah wuxuu uga dhacay meel u dhow maqaayadda Crems, markii uu qaraxa…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0 Visits: 313 | Saturday July 18, 2020 - 20:45:24
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Waxaa Madaxweynahu uu Safar Dhulka ah kaga baxay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo sii maray deegaano kala duwan…

Read More »

War DegDeg ah :-Qarax xooggan oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 258 | Saturday July 18, 2020 - 20:17:14
Qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qaybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa fiidnimadii caawa ka dhacay Bartamaha Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Isgoyska Taleex ee Degmada Hodan, gaar ahaan afaafka…

Read More »

Shir looga hadlaayo la dagaallanka Musuqa oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 233 | Saturday July 18, 2020 - 19:52:13
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar gelin lahaa guddi hoosaad loo sameey sidii dakhliga canshuuraha kor loogu qaadi lahaa.

Read More »

UN, partners welcome Somaliland elections deal

0 Visits: 1383 | Saturday July 18, 2020 - 19:44:00
The international community in Somalia has welcomed the agreement by political parties in Somaliland to hold elections this year end vicious delays which has seen the parliament fo unelected for about 15 years. A joint statement led by the UN and partners in Somalia lauded the agreement on July 12 by…

Read More »

Askar ka tirsanaa ciidamada Amisom oo 'qarax lagu dilay' iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 239 | Saturday July 18, 2020 - 19:36:15
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM saacadihii la soo dhaafay lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee maalaha fog-fog laga hago ayaa lagu soo warramayaa in ciidamadaasi…

Read More »

Madaxweynaha Puntland Deni oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga Kaah

0 Visits: 250 | Saturday July 18, 2020 - 19:18:09
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xubnaha xisbiga Kaah maanta u doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha xisbigaas oo ka mid ah ururada siyaasadeed ee ka jira Maamul Goboleedka Puntland. Ergooyin ka tirsan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ka kala yimid dhammaan Gobollada Puntland,…

Read More »

Sawirro:-Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb?

0 Visits: 310 | Saturday July 18, 2020 - 19:13:24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb…

Read More »

Haweeney Umul ah oo Imtixaanka Dowladda ku galeysa Isbitaal ku yaalla Muqdisho

0 Visits: 251 | Saturday July 18, 2020 - 18:55:37
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho Maanta ka ka daahfuray Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. 34,600 oo Arday ayaa u fariistay Imtixaamka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda…

Read More »

Jilaa can ah oo maxkamadi hal sano oo xabsi ah ku ridday

0 Visits: 233 | Saturday July 18, 2020 - 18:49:07
Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ayaa hal sano oo xabsi ah ku xakuntay jilaaga caanka ah ee Mohamed Ramadan, kadib markii lagusoo eedeeyay dembi ah gef Aflagaaddo ah. Waxa lagu eedeeyay ugu horreyn in diyaarad gaar ah uu saarnaa uu duuliyahii ka codsaday inuu galo halka diyaaradda laga hago. Kadibna…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Cadaado

0 Visits: 269 | Saturday July 18, 2020 - 18:40:20
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlada Galmudug. Axmed Madoobe oo ka soo kicitimay magaalada Garowe oo uu maalmihii la soo dhaafay u joogay Aaska Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madxaweynihii hore…

Read More »

Kenya oo koox baarayaal ah usoo dirtay Soomaaliya kadib shilkii diyaaradeed ee Baladweyne

0 Visits: 278 | Saturday July 18, 2020 - 18:36:32
Baarayaal ka socda dowladda Kenya ayaa tagay Soomaaliya si ay u baaraan sababta ka dambeysay shilkii diyaaradeed ee dhawaan ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Agaasimaha ahna madaxa baaraha Shilalka Diyaaraddaha ee dalka Kenya, Martyn Lunani, ayaa sheegay inay…

Read More »

Majaajiliiste Caan ahaa oo u geeriyooday Cudurka COVID-19

0 Visits: 233 | Saturday July 18, 2020 - 18:34:33
Jilaa ahaana Majaajiliste, caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa maanta oo Sabti ah Cudurka Covid-19 uga geeriyooday cusibtaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalkaasi. Ehelkiisa ayaa xaqiijiyey geerida Jilaaga, waxa ayna ku tilmaameen…

Read More »